Ethio Istanbul General Hospital Hargeisa

Ethio Istanbul General Hospital Hargeisa Ethio-Istanbul General Hospital is a Multi-Specialty Hospital recently established in Hargeisa, Somaliland.

A hospital of its kind with a Vision of Quality Healthcare made Accessible and Affordable.

🌟 War Muhiim ah – Iskaashi Cusub 🌟Isbitaalka Amalgrand wuxuu si rasmi ah u bilaabay iskaashi cusub oo uu la yeeshay Isbi...
06/02/2026

🌟 War Muhiim ah – Iskaashi Cusub 🌟

Isbitaalka Amalgrand wuxuu si rasmi ah u bilaabay iskaashi cusub oo uu la yeeshay Isbitaalka Ethio Istanbul General Hospital Addis Ababa , kaas oo ujeeddadiisu tahay kor u qaadista tayada adeegyada iyo daryeelka bukaanada .

Iskaashigan wuxuu noo suurtagelinayaa inaan hirgelinno hab-raacyo caafimaad oo casri ah, aqoon iyo khibrad caalami ah, iyo adeegyo tayo sare leh. Waxaan bulshada iyo bukaannadeenna u xaqiijinaynaa in adeegyada caafimaad ee aanu bixino maanta ay ka tayo iyo diyaarin fiican yihiin kuwa aan soo wadno hadda.

Caafimaadkaaga waa mudnaantayada koowaad. Waxaan mar walba naga go’an in aan ku siino daryeel ammaan ah, naxariis leh, kuna salaysan tayada ugu sarreysa.

🌟 Exciting News from Amalgrand Hospital 🌟

Amalgrand Hospital is proud to announce a new collaboration with Ethio Istanbul General Hospital, aimed at enhancing the quality of care and medical services we provide to our valued patients.

Through this partnership, we are strengthening our clinical standards, improving service delivery, and introducing advanced medical expertise and systems. Our goal is simple: to offer safer, higher-quality, and more compassionate care than ever before.

We want to reassure our patients and community that we are fully prepared to deliver improved, high-quality healthcare services, with a strong focus on patient safety, comfort, and satisfaction.

Your health remains our top priority. Thank you for trusting Amalgrand Hospital.

📍 Amalgrand Hospital
🤝 In collaboration with Ethio Istanbul General Hospital

21/12/2025

Cusbitaalka Amal Grand ee magaalada Hargeysa op dalka keenay dhakhaatiirtii loo tagi jiray India, kuwaas oo fulin doona Qalliimadii iyo Daawayntii loo tagi jiray India.

Cusbitaalka Amal Grand ee magaalada Hargeysa op dalka keenay dhakhaatiirtii loo tagi jiray India, kuwaas oo fulin doona ...
21/12/2025

Cusbitaalka Amal Grand ee magaalada Hargeysa op dalka keenay dhakhaatiirtii loo tagi jiray India, kuwaas oo fulin doona Qalliimadii iyo Daawayntii loo tagi jiray India.

15/12/2025

Cisbitaalka Amal Grand ee Hargeysa Waxa kuu imanaya 20/12/2025 Dr. BALA RAJA oo ah dhakhtarkii kuu iman jiray cusbitaalka Amal grand waxaanu ku takhasusay Qaliinada iyo daawaynta xanuunada ku dhaca Xangullaha, Madaxa sida fiixaha, jugaha,faaliga, Laf dhabarta iyo guud ahaan xanuunada saameeya neerfaha iyo murqaha. Dhakhtarkan oo qaliino iyo daawayn lagu guulaystay ugu sameeyay bukaano badan cusbitaalka Amal grand , kana hawl gala YASHODA HOSPITAL HYDERABAD. Waxa uu samaynayaa qaliino iyo daaweyn labadaba. Waxan doorkan lagugu soo kordhiyay Qaliimada Qoorta oo Qaab casriya qaliimadooda aad uga heli doontid Cusbitaalka Amalgrand. Hadaba isdiwangelintu waxay ka socotaa Cisbitaalka Amal Grand Hospital oo ku yaala Xaafada New-Hargeisa bariga Markazka weyn ee Tabliiqa. Hada ballan ka qabso, si aan liisku kaaga buuxsamin.Line : 540900,0637777799 ama 0637777788

26/11/2025

Amalgrand Hospital Waxa uu markasta u taaganyhay caawinta dadka naafoda ah iyo dadka baahiyaha gaarka ah qaba, Taas oo qayb wayn ka qaadanaysa inaan bulshadayada wax ku soo celino. Waxa aan si dhaw ugala shaqayn doonaa Ururuka Naafo Kaal organization oo qayb laxaad leh qaadan doona .

Waxa Maanta cusbitaalka Amalgrand hospital nagu soo bookhday Madaxda sare ee mashruuca Private sector partnership in Hea...
28/10/2025

Waxa Maanta cusbitaalka Amalgrand hospital nagu soo bookhday Madaxda sare ee mashruuca Private sector partnership in Health. Mashruucan oo ka shaqeeya sidii kor loogu qaadi lahaa tayda iyo Khibrada xirfadaha Adeeg bixinta caafimadka, I yadoo la tababaraayo shaqaalaha Goobaha caafimadka ee gaarka loo leeyahay.

‘Laf dhabartaadu waa tiirka caafimadkaaga ‘World spine day
17/10/2025

‘Laf dhabartaadu waa tiirka caafimadkaaga ‘

World spine day

09/10/2025

Amalgrand Hospital Waxa kuu diyaariyay adeegyo dhamaystiran oo taranka ragga iyo dumarka ah.

Si farxadda lamaanaha sare ugu qaadno waxaa idin soo kordhinnay adeegyo ugaar ah lamaanaha.

✅ Baaritaanka lamaanaha
✅ Adeegyo kale oo casri ah oo lagu daaweeyo arrimaha taranka.

Daawayta xanuunada keena dhalmo la’aanta Allh ayaa dhalmada bixiyee, Daweynta dhalmo la’aanta raga , iyo kobcinta ugxanta, sixida Hormonada, Daweynta buro biyoodka,
Kala xiriir: 7777799 -7777788
Mahadsanid


08/10/2025

Address

Ex-Hamdi Hotel (Ina Afdiinle), New-Hargeisa
Hargeisa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ethio Istanbul General Hospital Hargeisa posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Ethio Istanbul General Hospital Hargeisa:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram