Fatxul Kheyr Higher Clinic and Pharmacy

Fatxul Kheyr Higher Clinic and Pharmacy So dhawada

13/08/2022
Kuso dhawaaada gacmo furan iyo daryeel cafimaad
25/07/2022

Kuso dhawaaada gacmo furan iyo daryeel cafimaad

01/04/2022
So dhawoow Macmiil dalbo waxwaba aad ubahantahay adoo gurigaaga jooga
15/03/2022

So dhawoow Macmiil dalbo waxwaba aad ubahantahay adoo gurigaaga jooga

Cbc
03/03/2022

Cbc

OGEYSIIS waxa la ogaysiinaya dhamaan bulwaynta reer hargeysa 8/1/2022 ka Shaqada ka bilaabayo DR ABDILAHI MUXUMED oo ah ...
02/01/2022

OGEYSIIS waxa la ogaysiinaya dhamaan bulwaynta reer hargeysa 8/1/2022 ka
Shaqada ka bilaabayo DR ABDILAHI MUXUMED oo ah khabiir aqoon durugsan uleh caafimaadka inbadan kaso shaqeeyey wadamada dibada sida ETHIOPIA waxa uu kaaga howl galin doona SHAAFI CLINICAL PHARMACY hadaba isqoristu way socota ka faaidaysi wanaagsan

28/10/2021

VITAL SIGNS:

Calaamdaha guud ee nolosha aadamiga guud ahaan
waxaa ay ka kooban yihiin afar qeybood oo kala ah:
1- Respiration
2- Pulse of Heart Beating
3- Blood pressure
4- Temperature.

1)_Respiration

Respiration: waa habka xubnaha jirka ay u gasho
(Oxygen) iyada oo ay la socoto hawada (Atmosphere) ah hadana looga soo saaro wasaqda karboonka jirka.
Neefsashadu waxay u qeeybsantaa laba qeybood:
Hawo ku dhacda dibada ama hawo saarid sanbabada ah
waxaana loo yaqaanaa (Expiration)
Hawo ku dhacda gudaha ama hawa qaadasho wxaana loo
yaqaanaa (Inspiration).

Habka Loo Cabiro Respiration

Qofka degan waliba nasan hadana caafimaad qabka ah
waxaa laga rabaa in uu neefsado daqiiqdiiba hadii uu
yahay qaaan gaar
A: Adult 12-20 Neefsashadu daqiiqadiiba waa normal
B:Children 20-30 Neefsashadu daqiiqadiiba waa normal
C: Babies 30-40 Neefsashadu daqaiiqadiiba waa normal
Waxaa jira mashiin yar oo looyaqaan oxymeter waxaa
ciyaalka looga cabiraa neefsiga in uu saxanyahay iyo
inkale.
Fikirka badan iyo shaqada neefta way koradhaa.
Xilliga sahqada neeftu way korodhaa.
Hadii neefsashadu qofka dhaafto Normal –ka loogu talo galay waxaa loo yaqaanaa (Hypercapnia).
Sidoo kale marka ay ka hooseyso Normal –ka loogu
talagalay waxaa loo yaqaanaa (Hypocapnia).

Features & detailsBrand: Basic NutritionProduct Size: 30 CapsulesTargeted Group: UnisexType: Food SupplementNumber of Se...
24/10/2021

Features & details

Brand: Basic NutritionProduct Size: 30 CapsulesTargeted Group: UnisexType: Food SupplementNumber of Servings: 15Product Form: CapsulesServing Size: 1 to 2 CapsulesCountry of origin: United KingdomManufacturer: Premier Health Products LtdDetails: Omega rich Fish body oil 18% EPA 12% DHA. Taken from oily fish such as salmon and sardines. Popular for memory and heart health.

Address

150 Street
Hargesa
WADADA150KA

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Fatxul Kheyr Higher Clinic and Pharmacy posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Fatxul Kheyr Higher Clinic and Pharmacy:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram