Gargaar Multispecialty Hospital-2

Gargaar Multispecialty Hospital-2 Gargaar Multispecialty Hospital-2 is a renowned community-based hospital, established in 2009 in Hargeisa, Somaliland.

Proudly accredited by the Ministry of Health and NHPC of the Republic of Somaliland.
๐Ÿ“ž For more info, call: 518508 aman 0638777918

๐Ÿฉบ๐Ÿ‘ถ Qandhada carruurta ha fududaysan!Haddii ay socoto in ka badan 3 maalmood ama ay la socoto calaamado kale, la tasho dh...
01/03/2026

๐Ÿฉบ๐Ÿ‘ถ Qandhada carruurta ha fududaysan!
Haddii ay socoto in ka badan 3 maalmood ama ay la socoto calaamado kale, la tasho dhakhtar si degdeg ah.
๐Ÿ“ž 0638777918 | Call Center: 518508



Jumca Mubarak๐ŸŒ™
27/02/2026

Jumca Mubarak๐ŸŒ™

๐ŸŒ™ Bisha Ramadaan Kaliya!La kulan Dr. Garaad โ€“ Dhakhtarka Caruurta๐Ÿ•– 7:00 fiidnimo โ€“ 9:00 fiidnimo๐Ÿ“… Sabti ilaa Khamiis๐Ÿ“ž 51...
26/02/2026

๐ŸŒ™ Bisha Ramadaan Kaliya!
La kulan Dr. Garaad โ€“ Dhakhtarka Caruurta
๐Ÿ•– 7:00 fiidnimo โ€“ 9:00 fiidnimo
๐Ÿ“… Sabti ilaa Khamiis
๐Ÿ“ž 518508
๐Ÿ“ Gargaar Multispecialty Hospital-2




RAMADAN MUBARAK ๐ŸŒ™Ma dareemaysaa calool-barar, laab-jeex ama xanuun caloosha ah oo muddo dheer jira?Endoscopy waa hab cas...
23/02/2026

RAMADAN MUBARAK ๐ŸŒ™
Ma dareemaysaa calool-barar, laab-jeex ama xanuun caloosha ah oo muddo dheer jira?
Endoscopy waa hab casri ah oo lagu ogaado looguna daaweeyo cudurrada caloosha iyo hunguriga si sax ah oo badbaado leh.

6 Sababood oo aad ugu baahan tahay Endoscopy:
โ€ข Calool-barar & gubashada laabta (laab-jeex)
โ€ข Matag joogto ah
โ€ข Dhiig-yaraan
โ€ข Cudurrada beerka
โ€ข Cayil
โ€ข Xanuun caloosha ah oo muddo dheer jira

Ha sugin ilaa xaaladdu ka sii darto. Baaritaan h**e waa badbaado h**e.

๐Ÿ“ž Call Center: 518508
๐Ÿ“ฑ Wixii faahfaahin ah: 0638777918
๐Ÿ“ง gargaar2hospital@gmail.com

๐Ÿ“ Agagaarka wadada Beerta-xoriyadda

Gargaar Multispecialty Hospital-2
Daryeel tayo leh, qalab casri ah, iyo dhakhaatiir khibrad leh.



RAMADAN MUBARAK๐ŸŒ™๐—š๐—ฎ๐—ฟ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ ๐— ๐˜‚๐—น๐˜๐—ถ๐˜€๐—ฝ๐—ฒ๐—ฐ๐—ถ๐—ฎ๐—น๐˜๐˜† ๐—›๐—ผ๐˜€๐—ฝ๐—ถ๐˜๐—ฎ๐—น โ€“ 2Qaybta ENT (Dhegaha, Sanka & Cunaha) ee GMH2 waxay bixisaa daaweyn iy...
21/02/2026

RAMADAN MUBARAK๐ŸŒ™

๐—š๐—ฎ๐—ฟ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ ๐— ๐˜‚๐—น๐˜๐—ถ๐˜€๐—ฝ๐—ฒ๐—ฐ๐—ถ๐—ฎ๐—น๐˜๐˜† ๐—›๐—ผ๐˜€๐—ฝ๐—ถ๐˜๐—ฎ๐—น โ€“ 2

Qaybta ENT (Dhegaha, Sanka & Cunaha) ee GMH2 waxay bixisaa daaweyn iyo daryeel caafimaad oo dhammaystiran, iyadoo la adeegsanayo qalab casri ah iyo xirfadlayaal khibrad leh.

Waxaan u heellan nahay in aan ku siino adeeg caafimaad oo tayo sare leh, si loo hubiyo caafimaadkaaga iyo raaxadaada.

๐Ÿ“ž Call Center: 518508
๐Ÿ“ฑ 0638777918
๐Ÿ“ Beerta-xoriyadda



19/02/2026

RAMADAN MUBARAK๐ŸŒ™
Gargaar Multispecialty Hospital-2 Isbitaalkayagu waa xarun caafimaad oo ay ku mideysan yihiin khubaro aqoon sare leh iyo qalab casri ah, si loo hubiyo in bukaan kasta helo daryeel tayo leh oo ku dhisan naxariis iyo ixtiraam.
Caafimaadkaaga waa mudnaanteenna, kalsoonidaaduna waa qiimaha aan ku shaqeyno.



Hambalyo dhammaan Bahda Gargaar-2 Multispecialty Hospital (GMH2) iyo bulshadda ku xidhan-k Bogagaya Social Mediaha.(Face...
17/02/2026

Hambalyo dhammaan Bahda Gargaar-2 Multispecialty Hospital (GMH2) iyo bulshadda ku xidhan-k Bogagaya Social Mediaha.(Facebook & Tiktok)

Waxaan idiin rajaynaynaa farxad iyo barako ku aaddan Bisha Barakaysan ee Ramadaan. Alle ha inaga dhigo kuwii ka faaโ€™iideysta acmaasheeda suuban, kana aqbalo soonka iyo cibaadada.
Ramadaan Kariim ๐ŸŒ™

Ramadan Mubarak ๐ŸŒ™Gargaar Multispeciality Hospital-2 (GMH2) waxa diyaar kuugu ah qalliinnada guud oo ay qabtaan khubaro x...
17/02/2026

Ramadan Mubarak ๐ŸŒ™
Gargaar Multispeciality Hospital-2 (GMH2) waxa diyaar kuugu ah qalliinnada guud oo ay qabtaan khubaro xirfad sare leh, qalab casri ah iyo daryeel joogto ah.

๐Ÿ”ฐ Badbaadadaada & caafimaadkaagu waa mudnaantada kobad.

๐Ÿ“ž Call Center: 518508
๐Ÿ“ฑ More info: 06387777918
๐Ÿ“ Meesha: Agagaarka wadada Beerta-Xoriyadda



#๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐ฅ๐š๐ง๐

Endoscopy waa baaritaan casri ah oo lagu ogaado laguna daweeyo cudurrada marinka dheef-shiidka si sax ah oo ammaan ah.๐Ÿ“ ...
15/02/2026

Endoscopy waa baaritaan casri ah oo lagu ogaado laguna daweeyo cudurrada marinka dheef-shiidka si sax ah oo ammaan ah.

๐Ÿ“ Gargaar Multispecialty Hospital-2
๐Ÿ“ž 518508 | 0638777918

Caafimaadkaaga waa mudnaantaada koowaad.

Jimce wanaagsan
13/02/2026

Jimce wanaagsan

Jimce wanaagsan
06/02/2026

Jimce wanaagsan

Jimce wanaagsan
30/01/2026

Jimce wanaagsan

Address

Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Gargaar Multispecialty Hospital-2 posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category