Needle Hospital and pathology lab

Needle Hospital and pathology lab Needle Hospital and pathology lab centre is committed to achieve patient's satisfaction, were the lea

HAPPY NEW YEAR 2026 !Trusted medical care for a healthier New Year
31/12/2025

HAPPY NEW YEAR 2026 !
Trusted medical care for a healthier New Year




Urea Breath Test
29/12/2025

Urea Breath Test




Congratulations to our Somaliland people
29/12/2025

Congratulations to our Somaliland people




28/12/2025

HBV Pregnant ......Dr.Abdirahman Hassan





27/12/2025

Daawada Joonis Cadka (Hepatitis B............... DR.Abdirahman Hassan Noah





Quality Healthcare, Now at a Discount
15/12/2025

Quality Healthcare, Now at a Discount


Benefits of Avocado
14/12/2025

Benefits of Avocado


01/12/2025

Bukaan uu hunguriga cad kaga istaagay oo aanu ku badbaadinay Needle




27/11/2025

Xog kooban oo ku saabsan cancer-ka ku dhaca mindhicirka weyn.......Dr. Abdirahman Hassan Noah




Alhamdulilaah waxaa manta noogu qabsoomay wacyi galin iyo baadhitaaanka xanuunka macaanka xarunta caafimaadka ee Needle,...
15/11/2025

Alhamdulilaah waxaa manta noogu qabsoomay wacyi galin iyo baadhitaaanka xanuunka macaanka xarunta caafimaadka ee Needle,taasoo ku beegneed xuska maalinka macaanka aduunka (14 Nov 2025) oo shalay oo jimce ah ku beegneed.

Waxaanu baadhitaanka xanuunka macaanka ah oo lacag la’aan ah ugu sameenay xarunta Needle dad ku dhaw 200 qof, kuwaasoo isugu jiray dad la nool xanuunka iyo dad aan isku ogeen. Waxaanu u fidinay caawimaado iyo talooyin dheerada dadkii u baahnaa.

Waxaanu u mahad celinaynaa dhamaan dadkii ka qaby qaatay xuskan gaar ahaan shaqaalihii ka hawl galay xuska maalinkan.
Hadii aad u baahantay baadhitaano iyo talooyin caafimaad oo dheeraada fadlan nala soo xidhiidh.

063-6666645/063-4662044/520783





13/11/2025

15th November oo ku beegan Sabtida Cusbitaalka Needle Medical Centre waxa uu idiin diyaariyay adeeg bilaash ah oo macaankaaga lagu baadhayo






Address

Kasoo Horjeedka Somcable HQ
Hargeisa
NEEDLE

Opening Hours

Monday 06:30 - 20:30
Tuesday 06:30 - 20:28
Wednesday 06:30 - 20:29
Thursday 06:30 - 20:00
Saturday 06:30 - 20:30
Sunday 06:30 - 20:30

Telephone

+252634662044

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Needle Hospital and pathology lab posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Needle Hospital and pathology lab:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category