Al Cayn Polyclinic

Al Cayn Polyclinic European medicine and Asia good quality product and excelnt service

๐—ช๐—ฎ๐—ฎ ๐—บ๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐˜† ๐—•๐—ฃ?BP waa cabbirka cadaadiska dhiiggu ku saarayo  halbowlayaasha. Waxaa ka koobanyahay. Systolic (ka sare)Dias...
02/01/2026

๐—ช๐—ฎ๐—ฎ ๐—บ๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐˜† ๐—•๐—ฃ?

BP waa cabbirka cadaadiska dhiiggu ku saarayo halbowlayaasha. Waxaa ka koobanyahay.

Systolic (ka sare)
Diastolic (ka hoose)

๐—™๐—ฎ๐—ฎโ€™๐—ถ๐—ถ๐—ฑ๐—ผ๐—ผ๐˜†๐—ถ๐—ป๐—ธ๐—ฎ (๐—–๐—น๐—ถ๐—ป๐—ถ๐—ฐ๐—ฎ๐—น ๐—จ๐˜€๐—ฒ๐˜€)

1. Ogaanshaha hypertension-ka: Ka sare ka sareeyo โ‰ฅ140 ama Ka hoose โ‰ฅ90 ka sareeyo.
2. Ka hortagga stroke & heart attack.
3. La socodka shaqada kelyaha: hypertension waa sababa kelyo-xqnuin
4. Qiimeynta shaqada daawada dhiig-karka.

๐—›๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ถ๐—ถ ๐—ฐ๐—ถ๐—น๐—น๐—ฎ๐—ฑ ๐—ท๐—ถ๐—ฟ๐˜๐—ผ:

1. Hadduu sareeyo: madax-xanuun, arag daciif, dhaawac wadnaha/kelyaha.
2. Hooseeyo: dawakh, suuxdin, oxygen-ga unugyada oo yaraada.

๐Ÿ“ฒ๐—–๐—ผ๐—ป๐˜๐—ฎ๐—ฐ๐˜ ๐—จ๐˜€ :-
+252-63-4734499 / 638739999
๐Ÿ“๐—Ÿ๐—ผ๐—ฐ๐—ฎ๐˜๐—ถ๐—ผ๐—ป
M Haybe District Airport Road
Near Scandinavian Hotel - Hargeisa, Somaliland

31/12/2025

๐—”๐—น๐—ฐ๐—ฎ๐˜†๐—ป ๐—ฃ๐—ผ๐—น๐˜†๐—ฐ๐—น๐—ถ๐—ป๐—ถ๐—ฐ ๐—–๐—ฒ๐—ป๐˜๐—ฒ๐—ฟ

waa xarun caafimaad oo bixisa adeegyo dhamaystiran, halkaas oo ay diyaar kuugu yihiin dhakhaatiirta ๐—น๐—ฎ๐—ณ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ, ๐—ฐ๐˜‚๐—ฑ๐˜‚๐—ฟ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ
๐—ด๐˜‚๐˜‚๐—ฑ iyo ๐˜…๐—ฎ๐—ป๐˜‚๐˜‚๐—ป๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฑ๐˜‚๐—บ๐—ฎ๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ. Sidoo kale xarunta waxa kuugu diyaar ah ๐๐š๐ฐ๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง ๐ญ๐š๐ฒ๐จ ๐ฌ๐š๐ซ๐ž ๐ฅ๐ž๐ก iyo ๐ฌ๐ก๐š๐ฒ๐›๐š๐š๐๐ก ๐œ๐š๐ฌ๐ซ๐ข ah oo dhamaystiran. ๐—”๐—น๐—ฐ๐—ฎ๐˜†๐—ป waxay u heellantahay bixinta daryeel caafimaad oo lagu kalsoonaan karo.

๐˜พ๐™–๐™–๐™›๐™ž๐™ข๐™–๐™–๐™™๐™ ๐™–๐™–๐™œ๐™– ๐™ฌ๐™–๐™– ๐™ข๐™ช๐™™๐™ฃ๐™–๐™–๐™ฃ๐™ฉ๐™š๐™š๐™ฃ๐™–.

๐Ÿ“ฒ๐—–๐—ผ๐—ป๐˜๐—ฎ๐—ฐ๐˜ ๐—จ๐˜€ :-
+252-63-4734499 / 638739999
๐Ÿ“๐—Ÿ๐—ผ๐—ฐ๐—ฎ๐˜๐—ถ๐—ผ๐—ป
M Haybe District Airport Road
Near Scandinavian Hotel - Hargeisa, Somaliland

30/12/2025

๐Ÿงช ๐—ฉ๐—ถ๐˜๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ป ๐—–๐—ต๐—ฒ๐—ฐ๐—ธ๐˜‚๐—ฝ

Alcayn Polyclinic
waxay bixisaa baadhitaanno dhammeystiran oo Vitamins ah,

๐—•๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ถ๐˜๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐—ป๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐˜€๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐˜†๐—ป๐—ผ:

โ˜€๏ธ Vitamin D
๐Ÿง  Vitamin B12
๐Ÿฆด Calcium
โšก Magnesium
๐Ÿฉธ Full Blood Count (FBC)
๐Ÿงฒ Ferritin (Iron Stores).

๐Ÿ“ฒ๐—–๐—ผ๐—ป๐˜๐—ฎ๐—ฐ๐˜ ๐—จ๐˜€ :-
+252-63-4734499 / 638739999
๐Ÿ“๐—Ÿ๐—ผ๐—ฐ๐—ฎ๐˜๐—ถ๐—ผ๐—ป
M Haybe District Airport Road
Near Scandinavian Hotel - Hargeisa, Somaliland

European medicine and Asia good quality product and excelnt service

๐—ช๐—ฎ๐—ฎ ๐— ๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐˜† ๐—–๐—ผ๐—น๐—น๐—ฎ๐—ด๐—ฒ๐—ป?Collagen waa borotiinka ugu badan jirka, wuxuuna muhiim u yahay maqaarka, timaha, cidiyaha, kala-goys...
27/12/2025

๐—ช๐—ฎ๐—ฎ ๐— ๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐˜† ๐—–๐—ผ๐—น๐—น๐—ฎ๐—ด๐—ฒ๐—ป?

Collagen waa borotiinka ugu badan jirka, wuxuuna muhiim u yahay maqaarka, timaha, cidiyaha, kala-goysyada, lafaha iyo seedaha

๐—™๐—ฎ๐—ฎโ€™๐—ถ๐—ถ๐—ฑ๐—ผ๐—ผ๐˜†๐—ถ๐—ป๐—ธ๐—ฎ :
โžกMaqaar dhalinyaro ah, oodabacsan
โžกTimo dhumuc leh oo xooggan
โžกCidiyo adag
โžกXoojiya lafaha & kala-goysyada

โš ๏ธ Yaraanta Collagen:

โžกMaqaar qalalan & laalaab
โžกTimo daata
โžกCidiyo jab-jaba
โžกXanuun kala-goysyada

๐Ÿ“ฒ๐—–๐—ผ๐—ป๐˜๐—ฎ๐—ฐ๐˜ ๐—จ๐˜€ :-
+252-63-4734499 / 638739999
๐Ÿ“๐—Ÿ๐—ผ๐—ฐ๐—ฎ๐˜๐—ถ๐—ผ๐—ป
M Haybe District Airport Road
Near Scandinavian Hotel - Hargeisa, Somaliland

๐—–๐—•๐—– ๐—ง๐—ฒ๐˜€๐˜CBC waa baaritaan dhiig oo lagu qiimeeyo unugyada dhiigga: RBC (unugyada cas), WBC (unugyada cad), Hemoglobin, H...
20/12/2025

๐—–๐—•๐—– ๐—ง๐—ฒ๐˜€๐˜

CBC waa baaritaan dhiig oo lagu qiimeeyo unugyada dhiigga: RBC (unugyada cas), WBC (unugyada cad), Hemoglobin, Hematocrit, iyo Platelets.

๐—™๐—ฎ๐—ฎโ€™๐—ถ๐—ถ๐—ฑ๐—ผ๐˜†๐—ถ๐—ป๐—ธ๐—ถ๐—ถ๐˜€๐—ฎ

1. Ogaanshaha dhiig-yari (anemia): iyadoo la eegayo Hb iyo cabbirrada RBC.
2. In lagu ogaado Infakshanka jidhka iyo heerka difaaca.
3. In lagu ogaado, heerka xinjirowga dhiiga ama cudurada platelets la xidhiidha.

(๐——๐—ฒ๐—ณ๐—ถ๐—ฐ๐—ถ๐—ฒ๐—ป๐—ฐ๐˜†/๐—”๐—ฏ๐—ป๐—ผ๐—ฟ๐—บ๐—ฎ๐—น ๐—™๐—ถ๐—ป๐—ฑ๐—ถ๐—ป๐—ด๐˜€)

1. HB oo hooseeya, daal, wadno garaac iyo neef qabasho
2. Xinjirta dhiigaaga oo yar
3. WBC oo sareeya, Infakshan.

๐Ÿ“ฒ๐—–๐—ผ๐—ป๐˜๐—ฎ๐—ฐ๐˜ ๐—จ๐˜€ :-
+252-63-4734499 / 638739999
๐Ÿ“๐—Ÿ๐—ผ๐—ฐ๐—ฎ๐˜๐—ถ๐—ผ๐—ป
M Haybe District Airport Road
Near Scandinavian Hotel - Hargeisa, Somaliland

๐—ฉ๐—œ๐—ง๐—”๐— ๐—œ๐—ก ๐—–Vitamin C waa fitamiin muhiim u ah jirka oo ka caawiya xoojinta difaaca, samayska collagen-ka, iyo bogsashada n...
17/12/2025

๐—ฉ๐—œ๐—ง๐—”๐— ๐—œ๐—ก ๐—–
Vitamin C waa fitamiin muhiim u ah jirka oo ka caawiya xoojinta difaaca, samayska collagen-ka, iyo bogsashada nabarrada.

๐—™๐—ฎ๐—ฎโ€™๐—ถ๐—ถ๐—ฑ๐—ผ๐—ผ๐˜†๐—ถ๐—ป๐—ธ๐—ฎ :

1. Xoojiya difaaca jidhka
2. Ilaaliya maqaarka & ilkaha
3. Caawiya bogsashada
4. Ka hortaga daalka
5. Kordhiya nuugista Iron-ta.

๐——๐—ฒ๐—ณ๐—ถ๐—ฐ๐—ถ๐—ฒ๐—ป๐—ฐ๐˜† (๐—ฌ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ต๐—ฎ):
1. Daal & tabar yari
2. Difaac hoose
3. Cirrid dhiig
4.Maqaarka oo daciifa
5. Bogsasho gaabis ah.

๐Ÿ“ฒ๐—–๐—ผ๐—ป๐˜๐—ฎ๐—ฐ๐˜ ๐—จ๐˜€ :-
+252-63-4734499 / 638739999
๐Ÿ“๐—Ÿ๐—ผ๐—ฐ๐—ฎ๐˜๐—ถ๐—ผ๐—ป
M Haybe District Airport Road
Near Scandinavian Hotel - Hargeisa, Somaliland

๐—ฉ๐—œ๐—ง๐—”๐— ๐—œ๐—ก ๐—– & ๐—ญ๐—œ๐—ก๐—–Immune Booster TabletVitamin C & Zinc waa iskudarka taageera difaaca jirka, xoojiya caafimaadka guud, ka...
13/12/2025

๐—ฉ๐—œ๐—ง๐—”๐— ๐—œ๐—ก ๐—– & ๐—ญ๐—œ๐—ก๐—–

Immune Booster Tablet
Vitamin C & Zinc waa iskudarka taageera difaaca jirka, xoojiya caafimaadka guud, kana caawiya jirka inuu iska caabiyo caabuqyada.

๐—™๐—ฎ๐—ฎโ€™๐—ถ๐—ถ๐—ฑ๐—ผ๐—ผ๐˜†๐—ถ๐—ป๐—ธ๐—ฎ:
โ€“ Wuxuu Xoojiya Difaaca jirka
โ€“ Wuxuu Dardargeliya bogsashada dhaawacyada
โ€“ Wuxuu Yareeya daalka badan.
โ€“ Wuxuu Ka qayb qaata caafimaadka maqaarka
โ€“ Wuxuu Ka hortaga hargabka iyo infekshannada fudud.

๐Ÿ“ฒ๐—–๐—ผ๐—ป๐˜๐—ฎ๐—ฐ๐˜ ๐—จ๐˜€ :-
+252-63-4734499 / 638739999
๐Ÿ“๐—Ÿ๐—ผ๐—ฐ๐—ฎ๐˜๐—ถ๐—ผ๐—ป
M Haybe District Airport Road
Near Scandinavian Hotel - Hargeisa, Somaliland

๐—ž๐Ÿฎ & ๐—ฉ๐—œ๐—ง๐—”๐— ๐—œ๐—ก ๐——๐ŸฏVitamin D3 wuxuu caawiyaa jirka inuu si fiican u nuugo calcium-ka, halka Vitamin K2 uu calcium-ka u hago ...
12/12/2025

๐—ž๐Ÿฎ & ๐—ฉ๐—œ๐—ง๐—”๐— ๐—œ๐—ก ๐——๐Ÿฏ

Vitamin D3 wuxuu caawiyaa jirka inuu si fiican u nuugo calcium-ka, halka Vitamin K2 uu calcium-ka u hago meeshii saxda ahaydโ€”lafaha, isagoo ka ilaalinaya inuu ku ururo xididdada dhiigga.

Faaโ€™iidooyinka:
โ€“ Xoojiyaa lafaha & ilkaha
โ€“ Ka hortagga osteoporosis
โ€“ Ilaalinta wadnaha & xididdada dhiigga
โ€“ Nuugis fiican oo calcium ah

๐Ÿ“ฒ๐—–๐—ผ๐—ป๐˜๐—ฎ๐—ฐ๐˜ ๐—จ๐˜€ :-
+252-63-4734499 / 638739999
๐Ÿ“๐—Ÿ๐—ผ๐—ฐ๐—ฎ๐˜๐—ถ๐—ผ๐—ป
M Haybe District Airport Road
Near Scandinavian Hotel - Hargeisa, Somaliland

๐— ๐—˜๐——๐—œ๐—–๐—”๐—Ÿ ๐—–๐—›๐—˜๐—–๐—ž-๐—จ๐—ฃBaadhitaan Guud oo CaafimaadBaadhitaanka guud waa qiimayn dhamaystiran oo lagu ogaanayo xaaladdaada caaf...
08/12/2025

๐— ๐—˜๐——๐—œ๐—–๐—”๐—Ÿ ๐—–๐—›๐—˜๐—–๐—ž-๐—จ๐—ฃ
Baadhitaan Guud oo Caafimaad

Baadhitaanka guud waa qiimayn dhamaystiran oo lagu ogaanayo xaaladdaada caafimaad, lagagana hortagayo xanuunnada qarsoon.

๐—ช๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐˜† ๐˜€๐—ถ ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ ๐—ฎ๐—ต ๐˜‚ ๐—ต๐˜‚๐—ฏ๐—ถ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ:
โ€“ Kalyaha
โ€“ Beerka
โ€“ Subagga (cholesterol & fats)
โ€“ Macaanka
โ€“ Dhiikarka
โ€“ Thyroid-ka
โ€“ Xanuunnada la kala qaado
-Fiitamiinada iyo macdanaha jidhkaaga
- iyo dhamaan xanuunada halista ahba.

๐—ฆ๐—ง๐—”๐—™๐—™ ๐—ฆ๐—–๐—ฅ๐—˜๐—˜๐—ก๐—œ๐—ก๐—š ๐—ง๐—˜๐—ฆ๐—งHubinta caafimaadka shaqaalahaaga โ€“ si loo helo shaqo wacan iyo deegaan caafimaad qaba. โœ” Baadhitaan...
05/12/2025

๐—ฆ๐—ง๐—”๐—™๐—™ ๐—ฆ๐—–๐—ฅ๐—˜๐—˜๐—ก๐—œ๐—ก๐—š ๐—ง๐—˜๐—ฆ๐—ง
Hubinta caafimaadka shaqaalahaaga โ€“ si loo helo shaqo wacan iyo deegaan caafimaad qaba.

โœ” Baadhitaan caafimaad oo lagu ogaanayo, Joonis cadka, Joonis caska iyo HIV.
โœ” Baadhitaanka xanuunnada keeni kara Hoos-udhac shaqo
โœ” Ka hortag cudurrada Faafa.

๐”๐ฃ๐ž๐ž๐๐๐จ:

โ€“ In la hubiyo caafimaadka shaqaalaha
โ€“ In la ilaaliyo caafimaadka custemerkaaga.
โ€“ In la yareeyo faafitaanka xanuunada gudba.

๐Ÿ“ฒ๐—–๐—ผ๐—ป๐˜๐—ฎ๐—ฐ๐˜ ๐—จ๐˜€ :-
+252-63-4734499 / 638739999
๐Ÿ“๐—Ÿ๐—ผ๐—ฐ๐—ฎ๐˜๐—ถ๐—ผ๐—ป
M Haybe District Airport Road
Near Scandinavian Hotel - Hargeisa, Somaliland

Jumma Mubarak๐Ÿ˜
05/12/2025

Jumma Mubarak๐Ÿ˜

๐—ฃ๐—ฅ๐—ฃ ๐—›๐—ฎ๐—ถ๐—ฟ ๐—ง๐—ฟ๐—ฒ๐—ฎ๐˜๐—บ๐—ฒ๐—ป๐˜Waa maxay PRP?PRP (Platelet-Rich Plasma) waa daawayn dabiici ah oo laga sameeyo dhiiga, laguna soo saa...
03/12/2025

๐—ฃ๐—ฅ๐—ฃ ๐—›๐—ฎ๐—ถ๐—ฟ ๐—ง๐—ฟ๐—ฒ๐—ฎ๐˜๐—บ๐—ฒ๐—ป๐˜

Waa maxay PRP?
PRP (Platelet-Rich Plasma) waa daawayn dabiici ah oo laga sameeyo dhiiga, laguna soo saaro platelets hodan ku ah Hormoonka koritaanka( growth factors) kaas oo ka qaybqaata koritaanka timaha.

๐—™๐—ฎ๐—ฎโ€™๐—ถ๐—ถ๐—ฑ๐—ผ๐—ผ๐˜†๐—ถ๐—ป๐—ธ๐—ฎ ๐—ฃ๐—ฅ๐—ฃ:

1. Joojiya timaha oo kaa daata.
2. Waxa oo dhumuc u yeelaa timaha
3. Waxa uu ka qaybqaata koritaanka timaha cusub.

๐Ÿ“ฒ๐—–๐—ผ๐—ป๐˜๐—ฎ๐—ฐ๐˜ ๐—จ๐˜€ :-
+252-63-4734499 / 638739999
๐Ÿ“๐—Ÿ๐—ผ๐—ฐ๐—ฎ๐˜๐—ถ๐—ผ๐—ป
M Haybe District Airport Road
Near Scandinavian Hotel - Hargeisa, Somaliland

Address

M Haybe District Airport Road Near Scandinavian Hotel/Hargeisa
Hargeisa

Telephone

+252634734499

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Al Cayn Polyclinic posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Al Cayn Polyclinic:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram