Shirkada MASNO

Shirkada MASNO Shirkadda Masno waxaad ka heleysaa:-
1. Web Hosting
2. Web Designing
3. Web Transfer
4.Web Maintena

23/06/2015

WELCOME TO official web page, Hosted and Designed by MASNO TECH

SHIRKADA MASNO WAXAY SAMAYSAY QIIMA DHIMIS MUNASIBADA BISHA BARAKAYSAN EE   FADLAN MACLUUMAAD DHEERADA HALKAN KA EEG WWW...
23/06/2015

SHIRKADA MASNO WAXAY SAMAYSAY QIIMA DHIMIS MUNASIBADA BISHA BARAKAYSAN EE FADLAN MACLUUMAAD DHEERADA HALKAN KA EEG WWW.MASNO.NET

http://africanreliefcommittee.org/weli ma booqatay xarunta agoomaha ee ay inugu caawisay Dawladda Kuwait ee ku taalla ba...
11/04/2015

http://africanreliefcommittee.org/
weli ma booqatay xarunta agoomaha ee ay inugu caawisay Dawladda Kuwait ee ku taalla bariga magaaldan Hargeisa. ewebsite kan kaga boqo http://africanreliefcommittee.org/

حقوق الطبع والنشر © 2015. لجنة الإغاثة الأفريقية . جميع الحقوق محفوظة Designed By Masno

http://indhadeero.com/Ku soo dhawaada, shabakada rasmiga ah ee Shirkadda Ganacsiga ee Indhadeero Group of Companies. Shi...
21/02/2015

http://indhadeero.com/
Ku soo dhawaada, shabakada rasmiga ah ee Shirkadda Ganacsiga ee Indhadeero Group of Companies. Shirkadda Masno Technology ayaa hadda uun farta ka qaaday websitekan.

welcome to AGRICULTURAL DEVELOPMENT ORGANIZATION   designed & hosted by Masno Technology
15/02/2015

welcome to AGRICULTURAL DEVELOPMENT ORGANIZATION designed & hosted by Masno Technology

welcome to Smart Vision for   web Designing and Hosting Companay
15/02/2015

welcome to Smart Vision for web Designing and Hosting Companay

shirkada masno waxay ku guulaysatay tartan adag ka dib dhismaha iyo yagleelida shabakada Xaruntta Kuwait ee magalada Har...
15/02/2015

shirkada masno waxay ku guulaysatay tartan adag ka dib dhismaha iyo yagleelida shabakada Xaruntta Kuwait ee magalada Hargeisa
http://africanreliefcommittee.org

 Shirkada MASNO waxay ugu bushaareyneysaa macaamiisha sharafta leh, inay kuu samaysay qiima dhimis 40% (Boqolkiiba afart...
26/09/2014

Shirkada MASNO waxay ugu bushaareyneysaa macaamiisha sharafta leh, inay kuu samaysay qiima dhimis 40% (Boqolkiiba afartan) ah, Maalmaha Ciidal Adxaa adeegyada Samaynta Website yada iyo Hosting koodaba. Ka Faaiideyso maalmahan kooban. kala xidhiidh info@masno.net Tel: +252 (0) 63 4417018/4009009 http://www.masno.net

Masno Web designing, web Hosting and Website maintenance Company

Shirkada MASNO Waxay dib u dhistey website ka shirkadda Meecaad Group of Companies, halkan hoose guji si aad u booqato h...
25/09/2014

Shirkada MASNO Waxay dib u dhistey website ka shirkadda Meecaad Group of Companies, halkan hoose guji si aad u booqato http://meecaad.com/

Our vision is to serve all national and international communities and provide supply & services without any delay with reasonable price and shall be the leading ENTERPRISE In the Region by providing quality equipment with guarantee service Moreover, respect for their customers.

Waxaanu sacadaas uun farta ka qaadnay website ka Somaliland National Disability Forum (SNDF), oo loo sameeyey farasamadi...
09/07/2014

Waxaanu sacadaas uun farta ka qaadnay website ka Somaliland National Disability Forum (SNDF), oo loo sameeyey farasamadii ugu danbaysay http://sndfsom.org/

Nala Daawo website ka cusub ee Barwaaqo Voluntary Organization BVO oo aanu hadda uun daawaha Designka kasoo qaadnay http...
12/06/2014

Nala Daawo website ka cusub ee Barwaaqo Voluntary Organization BVO oo aanu hadda uun daawaha Designka kasoo qaadnay http://barwaaqo.org/

Shirkadda MASNO waxay ku faraxsantahay inay idinla wadaagto website ka cusub ee shirkadda Meecaad General Trading Compan...
12/06/2014

Shirkadda MASNO waxay ku faraxsantahay inay idinla wadaagto website ka cusub ee shirkadda Meecaad General Trading Company www.meecaad.com oo hadda farta laga qaaday

Shirkadda website yada ee Masno Tech Firm, waxay Hambalyaynaysaa macaamiisheeda sharafta leh, munaasabadda dabaaldegga s...
13/04/2014

Shirkadda website yada ee Masno Tech Firm, waxay Hambalyaynaysaa macaamiisheeda sharafta leh, munaasabadda dabaaldegga sannad guurada 7aad ee shirkadda oo ku beegan todobaadkan aakhirkiisa. Waxaanu Hambalyo kal iyo laab ah u direynaa macaamiishayada qaaliga ah, annaga oo ku soo dhawaynayna qiima dhimis Ballaadhan oo ah 70%, qiimaha Hosting ka, Design ka iyo adeegayada kale ee shirkaddu bixiso wuxuuna soconayaa muddo todobaad ah. Ka faaiidaysi wanaagsan.

Address

Hargeisa
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Shirkada MASNO posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram