
29/05/2025
Waxaa Manhal Hospital imanaya dhakhtarka xanuunada maqaarka, timaha, cidiyaha iyo xanuunada ku dhaca macdanta dumarka iyo ragaba. Dr. Aidruous Mohamed Ibrahim.
Xanuunada dhakhtarku daweynayo.
1. Haaraha iyo madmadawga wajiga iyo jidhka intiisa kale
2. Canbaarta noocyadeeda kala duwan
3. Finanka ku dhaca wajiga
4. Xaasaasiyada noocyadeeda kala duwan
5. Burooyinka kasoo baxa maqaarka
6. Caabuqa ku dhaca maqaarka
7. La talinta daryeelka maqaarka caruurta iyo dadka waaweynba
8. Xanuunada ku dhaca kaadimareenka iyo xubnaha taranka
Dhakhtarku wuxuu imanayaa 01 june ka bisha oo ku beegan maalinta axada ee soo socota wuxuuna joogayaa ilaa 30 ka bisha june. Isdiiwaangelintu way socotaa ee fadlan h**e usoo gaadh.
Wixii faahfaahin ah kala xidhiidh 0633337774