Amg Nutrition Home Care

Amg Nutrition Home Care nutrition consultant

08/04/2026
09/03/2026

AMG Nutrition Home Care waxay soo saartay Borash gaar ah oo loogu talagalay dadka qaba xanuunka macaanka (Diabetes).Borashkan waxaa si cilmi-nafaqo ah loogu diyaariyey si uu uga caawiyo dadka macaanka qaba:✔️ Xakamaynta heerka sonkorta dhiigga✔️ Helitaanka nafaqo caafimaad leh✔️ Tamarta jirka oo si tartiib ah u kordhaHaddii aad rabto cunto nafaqo leh oo ku habboon qofka macaanka qaba, borashkan waa doorasho caafimaad leh oo fudud in la isticmaalo.📞 Dalab iyo Faahfaahin: 0634036991

04/03/2026

Amg nutrition home care Amg Nutrition Home Care

04/03/2026

Amg Nutrition Home Care

26/01/2026

Amg Nutrition Home Care

26/01/2026

Waaa borash aan ugu talagalanay nafaqada caruurta inu kor u qado Amg Nutrition Home Care

07/01/2026

💚 Waxa ay qabato AMG Nutrition Home Care 1. 🧪 Baaritaanka Vitaminada iyo Macdanta (Blood Test):Dhiig lagaa qaado si loo ogaado heerarka vitaminada jirkaaga, kadibna lagu siiyo vitamin-ka saxda ah. 2. 🍎 La-talinta Nafaqada (Nutrition Counseling):Talooyin ku saleysan baahida jidhkaaga, cunto caafimaad leh, iyo hab nololeed joogto ah. 3. 🥗 Qorshe Cunto (Meal Plans):Qorshayaal gaar ah oo loogu talagalay: • Miisaan dhimista ama kordhinta • Cudurada sida sonkorow, dhiig kar, iyo nafaqo-darro • Carruurta iyo hooyooyinka uurka leh 4. 💊 Bixinta Vitamin & Supplements:Vitaminno tayo leh oo lagu doortay baahida qofka. 5. 👶 Daryeelka Nafaqada Carruurta:Qiimeyn caafimaad (weight, height, MUAC) iyo qorshe cunto caafimaad leh oo ilmaha kor u qaada. 6. 🧍‍♀️ Barnaamijyada Miisaan Maamulid (Weight Management):Barnaamijyo lagu yareeyo ama lagu kordhiyo miisaanka si caafimaad ah. 7. 💻 Adeegyada Online-ka: • Online consultation • Meal plans iyo talooyin la soo dirayo • Kormeer joogto ah number ka nagala so xidhidh 0634036991

07/01/2026

“Ku soo dhowow Xarunta AMG Nutrition Home Care
Nagala soo xiriir lambarka: 063 403 6991.”

05/01/2026

Address

Hargeisa

Opening Hours

Monday 08:00 - 00:00
Tuesday 08:00 - 00:00
Wednesday 08:00 - 00:00
Thursday 08:00 - 00:00
Saturday 08:00 - 00:00
Sunday 08:00 - 00:00

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Amg Nutrition Home Care posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share