XABIIBA XANAAN

XABIIBA XANAAN HHMC is a significant on revolutionary and contemporary healthcare initiative. It is envisioned to elevate the national healthcare status,as a HC terminus.

HHMC – is a significant on revolutionary and contemporary healthcare initiative. It is envisioned to elevate the Somaliland’s national standing as a healthcare terminus, with emphasis on excellence in medical care and dental treatment (clinical services and diagnostic facilities). We are, thus, standing to contribute into the healthcare in the community that we serve and uphold patients to make in

formed choices and consent...

HIIGSIGA XARUNTA:
Hiigsiga xarunta Xabiiba Hanaan waa: bixinta adeegyo caafimaad oo tayo leh ee dhinaca caafimaadka dhimirka, maskaxda, neerfisyadda iyo sidoo kale caafimaadka guud ee bulshada, si isbadal hor leh lagu sameeyo qaab-nololeedka, culeyka iyo duruufaha bukaanka iyo qoyskaba. MABAADI’DA HAGAYSA XARUNTA:
Sinaan; Adeeg La-Heli Karo, La-Awoodi Karo; La-Aqbali Karo Dhaqan ahaan iyo Diin ahaanba. Sidoo kale Mabaadi’da ama Hagayaasha Waxa ka Mid ah:
Heegan – Waxa aan bixinaa adeeg hagar la’aan ah; tayo iyo soo dhawaan ba ku caan baxay, kaasi oo tixgalinaya qawaaniinta sharciga ah is la markaasina dhawraya xuquuqda qofka iyo dhaqankaba. Hufnaan– adeegyada caafimaad ee xarunta ee aan bixinaa waa kuwo dhamaystiran oo isdheelitiraya, kuwaasi oo kala ah:Daryeelka aasaasiga ah ee ka-hortagga ah, daawaynta dagdaga iyo daawayna xanuunadda soo jireenka ah. Dhamaystir &Iskaashi – waxa aan nahay kalkaaliye buuxinaya kana qayb ah taageerista bukaha, iyo qoyskaba si loo helo ka bogsiga xanuunadda iyo daawaynta dhamayska tiran. Casriyayn joogto ah – xarunta, qalabka, daawada iyo shaqaaluhu dhamaan waxa ay markasta u heelan yihiin sidii loo heli lahaa daawayn casri ah iyo aqoon xeel-dheer. Daacadnimo – waxa si wayn nooga go’an in aan daawayn tayo leh u fidino bukaanka; in aan ka hortagno takoorka iyo ciilka saameeya qofka & qoyska. Waxaa aan u doodnaa xuquuqda iyo in la helo daawaynta haboon.

Address

Hargeisa

Opening Hours

Monday 07:00 - 19:00
Tuesday 07:00 - 19:00
Wednesday 07:00 - 19:00
Thursday 08:00 - 12:00
Saturday 07:00 - 19:00
Sunday 07:00 - 19:00

Telephone

+252 634509100

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when XABIIBA XANAAN posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to XABIIBA XANAAN:

Share

Category