02/03/2026
3️⃣ Pantene serum
. Pantene serum waxay ka
hortagta qalaylka timaha
. Waxay tinta sisaa qoyan qotole
. Waxay tinta ka dhigta mid
Furfuran dhalaal leh
. Waxay xojisa kalarka tinta
. Waxy jojisa jajabka timaha
. Waxa ku jira vitamin B5 iyo Coillgen waxay cawinaya xididada timah waxy ka dhigan ku jilicsan Oo quruxon