Dr Cajaaib

Dr Cajaaib Xarunta dr cajaaib
cudurada halista ah
Chronic diseases
adeega online treatment
dawo bixin ama dirid
xarunta hargaysa
0634034245 ama 0654034245

Daawaynta kansarka
17/11/2025

Daawaynta kansarka

Warbixin ku saabsan cudurka aydhiska iyo fayraska sababa ee HIV/AIDS 1 & 2 adeegani waa adeega caalamka ugu horumarsanTa...
02/07/2025

Warbixin ku saabsan cudurka aydhiska iyo fayraska sababa ee
HIV/AIDS 1 & 2

adeegani waa adeega caalamka ugu horumarsan

Tan iyo ilaa 2012 waxaanu soo wadnay adeega daawaynta bukaanka HIV/aydhis kadib markii dhakhaatiirta cilmibaadh ay go'aamiyeen in adeegan badidiisa laga dhigo online treatment xarunta hargaysana dawada laga siiyo intii hargaysa joogta inta aan joogina loo diro dawooyinkana qofba meeshuu joogo loogu diro dalka gudihiisa iyo debedahaba dawlad kasta oo bukaanku ka dalbadaan turkiga mooyee .
Qorshahaasi wuxuu hirgaliyay in si sira qof kastaaba gurigiisa ugu isticmaalo dawooyinka lagalana socdo online sida dawooyinka uu u isticmaalayo muddada ( duration ) lixda bilooda ee sadexda blood ee h**e fayrasku jidhka kaga qarsoomo marka lagu baadho qalabka PCR iyo VIRAL LOAD iyo sadexda blood ee dambe oo ah dheeraad inuu u sii wado bukaanku .

Qorshahani wuxuu suure galiyay waxaan suure galeen hadii xarunta uun lagu dawayn lahaa bukaanka .
Bukaan aad u badan ayaa ka faa'iidaystay adeegan oo gaadhay inuu fayrasku marka lagu baadho qalabka aadka u horumarsan ee PCR ama VIRAL LOAD Natiijadu soo baxdo undetected oo ah lama helin .
Inta la diiwaan galiyay ee dawooyinkan qaadatay waxa ku yeeshay xasaasiyad ( allergy ) laba qof oo qaadan kari waayay alle ugu muudarin inay dhamaystaan .

dadka dhamaystay adeegan waxay leeyihiin adeeg kale oo dawooyinka markay dhamaystaan kadib ah waana inay wixii talo bixina ( consultation ) ay ka dalbadaan adeegan oo bilaasha, ilaa hadana lama diiwaan galin qof calaamadihii xanuunku - HIV/AIDS signs and symptoms - yeeshay iyadoo waliba dad badani ay diideen inay sii qaataan dawooyinka laga bixiyo xarumaha isbitaalada qaybta adeega bukaanka HIV/aydhis - anti replication drugs - oo haday sii qaataan markay dhamaystaan lixda blood ee dawooyinka ay soo saareen dhakhaatiirta cilmibaadh, xanuun ay ku keenaan awgeed u diiday .

Bukaanka qaba HIV/aydhis Kala badh in ka badan ayaan qaadan dawooyinka laga bixiyo xarumaha isbitaalada qaybta adeega bukaanka HIV/aydhis - anti replication drugs - ayaga oo ka aaminsan fikrad qalada awgeed ama diidan in la ogaado inay xanuun kaa qabaan, sababtaana bukaan aad u badan ayaa u geeriyooda sanad kasta .

Shaki bixin :

Adeegan waxaa kamida in dadka ka shakisan inay qabaan fayraska HIV/AIDS calaamado ay isku arkeen awgeed oo ay u maleeyeen kuwii HIV/aydhiska ama qof ay kulmeen sida galmo iyo wixii lamida awgeed kana baqaya inay shaybaadh tagaan, waxaana adeegani ka caawiyaa siday u hubin la haayeen una tagi la haayeen shaybaadhka, halka dad aad u yar ay Natiijadoodu Soo baxdo inay qabaan - reactive or positive or detected - dad aad u badana natiijadoodu soo baxdo inaanay qabin - negative or none reactive or undetected not seen - ,
Halka dad kalana ay tahay inay sugaan muddada uu kaga soo bixi karo markuu jidhka galo fayraska HIV waana qalabka qaarkii inay sugaan sadex bilood kadibna ay isbaadhaan waana dadka ka shakiya galmo ay sameeyeen ama wixii lamida .

Shaybaadhka iyo natiijada uu soo saaro :

Bukaanka HIV/aydhis 1 & 2 markay sadex bilood dawooyinka qaataan kadib qalabka PCR iyo Viral loud result undetected ayay soo saaraan oo ah majiro .
Qalabka ka Dhiiga lagu dhibciyo - rapid test kit - iyo Eliza iyo wixii lamidana wuxuu soo saaraa positive inuu jiro .
Hadaba muddo dheer kadib oo lasoo waday adeega daawaynta bukaanka HIV/aydhis ayaa halkaa la soo gaadhay oo xal loo helay caqabadihii laga soo gudbay hada waxaa hadhay oo kaliya in qalabku dhamaan soo wada saaraan negative.
Hadaba bukaanka qaar ayaa shaybaadhku soo wada saaraan inaan la helin, Halka badan koodu aanay soo wada bixin .
Waxaa hawl gal badan laagu jiray sanado in la gaadho inay dhamaan shaybaadhku soo wada baxo inaanu jirin .

Waxa loo hubiyay siyabo kala duwan in fayrasku jidhka ka baxayo - HIV 1 & 2 eradicated - waxaanay u sheegaan dhakhaatiirta ka shaqeeya adeega isbitaalada qaybta HIV qaar kamidii bukaankii qaatay dawooyinka ay soo saareen dhakhaatiirta cilmibaadh qaar kamida inuu fayraski jidhka ka baxay oo ay guursan karaan dawooyinka ay bixiyaana ay sii wadaan - anti replication drugs - ...., lkn waxaan wali lafahmin wuxuu qalabka qaar ( antibodies ) u soo saarayo inuu jiro positive .
bukaanka waxaanu lawadaagnaa intaanaan dawooyinka siinin natiijooyinka shaybaadhku soo saaro .
dadka dhamaystay qaadasha dawooyinka inta qalabka qaarkii natiijadu soo baxdo inuu jiro ayaa ka walwala aadna u jeclaysta in natiijadoodu dhamaan qalabka ka soo wada baxdo inaanu jirin - negative - taasaana kaliftay in hawlgal wayn dib loo galo.

Wasaarada caafimaadka masuuliin ka tirsan iyo dhakhaatiir badan oo nala soo xidhiidha waxaanu la wadaagnaa wixii aanu warbixin hayno iyo kaydka natiijooyinka shaybaadhka .
Waxa wax ku ool noqday talooyin badan oo ay soo jeediyeen masuuliin ka tirsan wasaaradda caafimaadka soomaaliya qaar ka mida iyo dhakhaatiirtu waxaana ka mid ahaa inay bukaanku qiimo aad u jaban ku helaan dawooyinka, iyo in lagu dadaalo hawl galka lagu hiigsanayo dhamaan inuu qalabka shaybaadhku soo wada saaro majiro negative .

Sababta loo waayay wasaaradda caafimaadka iyo dhakhaatiirtu inay cambaareeyaan adeegan ayaa ah inuu adeegani yahay ka ugu horumarsan caalamka .

Sida larajaynayo ayaa wakhti aan dheerayn la soo afjari doonaa hawl galka inuu shaybaadhka ka soo wada baxo inaanu jirin .

Taas macnaheedu waxa weeyaan inaan kadabartirno HIV/aydhis soomaaliya iyo caalamkaba .

Dawooyin soo saarid :
hawlgal wayn ayaa socda oo lagu soo saarayo dawooyin cusub oo dabartira HIV/AIDS 1 & 2 , oo ka madax banaan hawlgalka inuu HIV qalabka shaybaadhka dhaman kasoo wada baxo majiro negative .

waxaanu soo dhawaynaynaa dhamaan intii danaynaysa adeegan iyo hawlgalka dawo soo saarista joogtoda ah wasaaradaha caafimaadka, hayadaha, dhakhaatiirta, iyo cidii kaleba ee shaqadoodu tahay adeegyada iyo horumarinta caafimaadka .

gacmo furan ku Soo dhawaada .

gabogabo :
waa laga gudbay odhaahdii ahayd fayraska HIV/AIDS jidhka k**a baxo,

dhakhaatiirta cilmibaadh

drcajaaib.com

Guusha qarniga Waxaa lagu guulaystay hawl gal Soo socday 9 sano oo ujeedadiisu ahayd in lasuuro galiyo in kansarka lagu ...
28/06/2025

Guusha qarniga

Waxaa lagu guulaystay hawl gal Soo socday 9 sano oo ujeedadiisu ahayd in lasuuro galiyo in kansarka lagu dabartiro nafaqado iyada oo aan dawo loo baahan dhamaan noocyada kansarka ee kala duwan,

heerka kansarka :
waxaa lagu guulaystay in kansarku jidhka kaga baxo muddo yar, marka heerka kansarku marayo bilaw. heerka koobaad, labaad, sadexaad
Haddaba bukaan kansar oo badani iyaga oo ku bogsanayay nafaqadan markay qaataan nafaqadan siina wadayay 6 bilood kadibna joojinayay ayaa waxaan jirin qof uu dib kansarkii ugu soo noqday taas oo sababtu tahay in jidhku kaantaroolayo unugyadu inaanay ka bixin nidaamka shaqada unugyada jidhka( cell cycle ) taa soo ah guul labaad .

Hawl galkan dhakhtarnimo ayaan ku deg degin mudadaa dheer in baahiyo in lahelay nafaqo bukaanka kansarku ku bogsadeen waxyaalo qabyo ahaa awgeed oo ay kamid ahaayeen inta bukaanka kansarku uu qaadanayo qiyaas ahaan ( dosage )

Nafaqada waxay dhamays tiraysaa wixii jidhka ka dhiman oo ah gal daloolada uu kansarku ka faa'iidaystay sida macdanta, faytamiinada, booratiinada, subagyada, hormoonaadka, insaymyada. (Enzymes) Dhiiga ( hemoglobin ) iyo dhamaan qaybaha kala duwan ee difaaca jidhka ( immune system ) ee kansarku jabiyay ( immunodeficiency) .

Difaaca jidhka iyo burburka unugyada kansarka ( immunotherapy ) :
9 gaalkaa sano waxa lagu habsaamay ee Laga lug bixiwaayay ayaa ahaa difaaca jidhka ee aadka u qaybaha badan iyo qiyaasta misaanka oo ah wada socodka 4 shaqo :
1 : difaaca jidhka qiyaas go'an inay u soo xoojiso nafaqadu .
2 : unugyada kansarka inta uu difaaca jidhku burburinayo oo ah qiyaas go'an( destroyed cancer cells ) .
3 : jidhku intuu qashin saarayo unugyada kansarka ee burburay ee la baxaya saxarada iyo kaadida ( eliminate ) .
4 : cadka jidhka ee kansarku burburiyay qiyaasta uu dib ugu soo biqlayo oo ah inuu daba socdo inta unugyada kansarka burburaysa si aan meel banaan oo u dhaxaysa u samaysmin ( hypodense ) waxaana gala meeshaa dhexe haday samaysanto dhiig ama dheecaan waana arinka laga taxadirayay 9 kaa sano .

Muddada ( duration ) :
ayay qaadanaysaa mudada isla socodka afartaa aynu soo sheegnay oo bararka kansarku ( malignant ) jidhka kaga dhamaaday alle mahadii .

guusha labaad waa
Kaantaroolka .

unugyada jidhka ( cell cycle ) :
Bukaanku makala jarayo qaadashada nafaqada cuntada ee waxa bilaab maya dib u soo calinta unugyada jidhku inaanay ka bixin nidaamka shaqada unugyada jidhka waxaanu joojinayaa bukaanku qaadasha nafaqada maalinka 6 bilood u buux santo .

Ka hortagga kansarka iyo cuduro kaloo badan :
Muhiimada uwayn waa inaanay cuduradu waliba ilma qabataygu ( microbiology ) aanu jabin difaaca jidhka nafaqo daraduna ( malnutrition ) waa inaanay jabin difaaca jidhka.

Nafaqadan Maaha dawo ee waa cunto ahaan qofkastaana inuu ku dadaalo inuu qaato ayaa haboon .

caalamka oo dhan waxa dadaal xoogan loogu jiraa sidii dawo dabartirta kansarka dhamaan qaybihiisa kala duwan loogu heli lahaa .

nidaamka cusub ee adeegyada caafimad ee xarunta dr cajaaibHorumarin aad u balaadhan ayaa lagu sameeyay adeegyada caafima...
22/05/2025

nidaamka cusub ee adeegyada caafimad ee xarunta dr cajaaib

Horumarin aad u balaadhan ayaa lagu sameeyay adeegyada caafimad ee xarunta Dr cajaaib
1: dawooyinka xarunta ugaar ahaa oo ay soosaareen dhakhaatiirta cilmibaadh oo ahaa dawo farmasi ( kakooban maadooyin kiimikalada dawooyinka lagasamewyo ) iyo dawooyin dabiiciya oo lasii horumariyay.
2 : waxa lasoo kordhiyay takhasusyada pharmacognosy iyo phytotherapy.
3 : waxa lasoo kordhiyay dawooyin dabiiciya oo aad u badan oo caalamka laga isticmaalo oo aan ugaar ahayn xarunta .
4 : kaabayaasha cuntada ( deity supplements )
Oo faa'iidadoodu tahay inuu jidhku kahelo wixii nafaqo ka dhiman , ilaalinta caafimaadka, ka hortagga cudurada halistaa kana kooban waxyaalo badan sida sida macdan, faytamiino, booratiin, subag, antioxidant, xoojinta difaaca jidhka Halka qaarkoodna ay dabartiraan cuduro halisa ( Chronic diseases ) waxaana samayn doonta warshadda natural pharma medicine.
5 : adeega dhakhtar : dawynta bukaanka kadib markuu Soo maro wixii loo qoro shaybaadh ( laborotary ama diagnosis) kana qaata dawooyinka loo qoro farmasiiyada inta dawadu usocotana lagala socdo xaaladooda adeega online treatment .

adeegyadan caafimad waxaa ka faa'iidaysta badiyaa bukaanka la nool cudurada halistaa .

Nidaamka dawo bixinta xarunta hargaysa : waxaa labixinayaa oo kaliya dawooyinka tayadoodu badan tahay sidoo kale waxyeelo aan lahayn ama waxyeelodoodu aad u yartahay .

saamaynta islaqaadashada dawooyinka farmasiga ( drug interactions ) aan lahayn ama layaqaano academic ahaan .

Qiimahooda : aad ayaa looga jabiyay qiimihii h**e .

Adeegyada caafimad ee xarunta dr cajaaib iyo harumarintu waa joogto .
kusoo dhawaada idinkoo mahadsan xarunta dr cajaaib iyo adeega online treatment.

22/05/2025

ogaysiis
nidaamka cusub ee adeegyada caafimaadka ee xarunta dr cajaaib iyo hadba dawooyinka cusub ee soo kordha kala socda halkan

waad mahadsan tihiin.

30/03/2025

ciid mubarak

12/02/2025

toonta iyo cudurka HIV/aydhiska

dawooyinka kiniini kaalmaatiga anti replication drugs ee ay bukaanku ka qaataan isbitaalada adeega bukaanka HIV/aydhiska hadii ay dawooyinkaa islamar laqaataan toonta waxay yaraysaa waxqabadka dawooyinka waxaana dib ubata fayraskii intaa toonta bukaanku qaadanayo markuu joojiyana dawooyinku way joojinayaan badashada fayraska.

markaa waa inuu bukaanku kala dheereeyo una dhaxaysiiyo ugu yaraan laba saacadood xiliga qaadashada kiniinka iyo toonta.

Dawo dhireed dabiiciya markii ay kaga bogsadeen bukaan badani cudurka kansarka oo ay isticmaali jireen iyadoo dhir shiid...
24/11/2024

Dawo dhireed dabiiciya markii ay kaga bogsadeen bukaan badani cudurka kansarka oo ay isticmaali jireen iyadoo dhir shiidan oo budo ah kadib kiniini loo warshadeeyay

waxay ka dabar tirtaa bukaanka fayrasyada beerka B, C, A . waana kiniini dhireed .bukaanka beerka xanuun ka dareemaya wu...
09/11/2024

waxay ka dabar tirtaa bukaanka fayrasyada beerka B, C, A . waana kiniini dhireed .
bukaanka beerka xanuun ka dareemaya wuxuu xanuunku ka qarsoomaa marka uu qaato mudo gaaban .
adeega online treatment ayuu bukaan kasta oo dawooyinka xarunta qaataa nagala soo xidhiidhaa ilaa inta cudurka uu ka bogsanayo

dawadan waxa bukaanka laga siiyaa ama looga diraa xarunta dr cajaaib ee magaalada hargaysa .

Address

Hargeisa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr Cajaaib posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Dr Cajaaib:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram