Mahdi Hospital

Mahdi Hospital a Multi-speciality hospital with a highly qualified specialists and staff

Ogaysiis ogaysiisDr mahdi oo dib shaqadii uga bilaabay mahdi hospital ayaa idinku diyaara hospitalka ee ha moogaanina  C...
12/07/2025

Ogaysiis ogaysiis
Dr mahdi oo dib shaqadii uga bilaabay mahdi hospital ayaa idinku diyaara hospitalka ee ha moogaanina
Contact number: 0634171989 ama 3431

12/06/2025

Dr Mahamed Ahmed oo ah dhakhtarka gaarka ah ee Daawaynta qaliinada cudurada caruurta sida qaliinada uur ku jirta, jarida fiixaha, daawaynta xiniinta, qaliinada ciyaalka dabadooda xidhan kusoo dhasha, IWM. waxaad ka helaysaa dhakhtarka Mahdi Multispecialty Hospital

Nagala soo xidhiidh 0634171989

Eid Mubarak dhamaan umada islaamka ahIllahay ha inaga aqbalo acmaasha saalixa ah
05/06/2025

Eid Mubarak dhamaan umada islaamka ah
Illahay ha inaga aqbalo acmaasha saalixa ah

14/05/2025

faaidooyinka Microneedling Procedure:
- yaraynta calaamadaha gabowga, iyo nabarada finanka ka dambeeya
-siinta nafaqada maqaarka wajiga iyo muuqaal dhalinyaro
Nagala soo xidhiidh wixii faahfaahin ah numberada……………. 063-4171989 ama 3431

Adeegyada qaliinada caruurta oo 24/7 kuugu diyaara cusbitaalka mahdi hospital.Nagala soo xidhiidh: 0634171989/3431
06/05/2025

Adeegyada qaliinada caruurta oo 24/7 kuugu diyaara cusbitaalka mahdi hospital.

Nagala soo xidhiidh: 0634171989/3431

Ogaysiis: Mahdi Hospital wuxuu soo kordhiyay adeegyada qaliinada caruurta waxana kugu diyara Dr Mohamed oo ka howl mahdi...
26/04/2025

Ogaysiis:

Mahdi Hospital wuxuu soo kordhiyay adeegyada qaliinada caruurta waxana kugu diyara Dr Mohamed oo ka howl mahdi Hospital.

Wixii faahfaahin dheeraada nagala soo xidhiidh:
Tell: 3431 ama 0634171989

Ramadan Mubarak 🌙 Qeybta daweynta iyo qalliinada indhaha Mahdi hospital wuxuu idinku bushaaraynayaa in dhakhtarka indhah...
01/03/2025

Ramadan Mubarak 🌙
Qeybta daweynta iyo qalliinada indhaha

Mahdi hospital wuxuu idinku bushaaraynayaa in dhakhtarka indhaha uu bilaash idiin yahay bisha ramadan ka faa,iidaysta oo ha moogaanina
Tell: 4171989 ama 520037

28/02/2025
28/02/2025

Ramadan Mubarak 🌙

Ramadan Mubarak 🌙Ramadan Mubarak dhamaan umada islamka ah
28/02/2025

Ramadan Mubarak 🌙

Ramadan Mubarak dhamaan umada islamka ah

08/02/2025

Mahdi hospital
Qeybta indhaha
Mawduuc caafimaad iyo baraarujin

Address

In Front Of Immigration Office
Hargeisa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mahdi Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Mahdi Hospital:

Share

Category