
23/07/2023
maxaa sababa ina ilkuhu dhamaadaan ama rifmaan (tooth abrasion) ?
ilka dhamaadku ama ilko guurku waxa iyadoo ay dhamaato ama rifanto qaybta ilkaha ee ladhaho enamel o ah qaybaha ugu adag ilkaha taas oo rifan iyo lisan kudhaco kadibna keenaysa ina dhumucdii iyo tayadii iligu yaraato.
waxyaabaha keena ee dadkeenu aysan ogeyn wxa kamid ah
1: burushka lagu cadaydo o dadku si xoog ah ugu cadaydaan (hard toothbrushing) ama qaab khaldan oo brushkaas ilkaha loo isticmaalo
2: dadka o kucadyda dhuxul taas oo ilkaha rifan kuridaysa ama dhamaynaysa dhumucdooda
3: dadka oo qan qaniina walxo ad adag sida qalimasa, cidiyaha ama dhagaxba
4: dadka oo ilkaha isku lisa oo xoog isugu lisa
maxaa kadhasha hadi ilko lisanku ama ilko dhamaad kugu dhaco?
1: ma xamili karaysid inaad cabto ama cunto wx qabiw ama kulul , ama macaan ama qadhaadhba wayo iligaagu xoog bu udareemayaa xnuun
2: inaad ilko beesho
3: inadhoola cadayntu kaa foolxumaato
4: cirid xnuun qaadid iyo caabuq
hadaba dhawro ilkahaaga oo ha isticmaalim brush adag o ilkahaaga dhamaynaya ama dhuxul . qaab ka loogu cadaydo ee ugu saxsan brushka ilkaha wa inaad baratid. iska ilaali inaad wx ad adag qan qaniinto
Waa mahadsan tihiin
W/Q : Ahmed Mose Abyan