Sixo Higher Clinic and Dental Care

Sixo Higher Clinic and Dental Care Sixo: Waa Goob Caafimaad oo aad ka Heli doonto Dhammaan Adeegyada Caafimaadka Guud ,Afka iyo Ilkaha.

20/11/2025

Sixo Baahi tiraha Bukaanka

Alxamdulillaah.shalay waxay ahayd maalin aad u qiimo badan oo aan sharaf weyn u arkaynay  inaan tababar caafimaad u same...
20/11/2025

Alxamdulillaah.

shalay waxay ahayd maalin aad u qiimo badan oo aan sharaf weyn u arkaynay inaan tababar caafimaad u sameyno Ciidanka Dab-demiska & Samatabixinta Somaliland, gaar ahaan qaybta Dab-damiska ee Hargeysa.

Tababarkan wuxuu ku saabsanaa caafimaadka guud iyo gaar ahaan caafimaadka afka iyo ilkaha, waxaana u jeedkiisu ahaa in kor loo qaado wacyiga caafimaad ee ciidanka, maadaama ay yihiin geesiyaal maalin walba naftooda u huraya badbaadada bulshada.

Waxaan aad ugu mahadnaqayaa madaxda iyo xubnaha ciidanka sida wanaagsan ee ay noo soo dhaweeyeen iyo sida ay uga faa’iidaysteen tababarka.

Sidoo kale, waxaan u mahadcelinayaa walaalkay Dr. Siciid Ibraahim oo qayb weyn ka qaatay tababarka maanta.

Shaqada caafimaad waa adeeg bulsho, annagana waxaa naga go’an inaan mar walba qayb ka noqono horumarinta caafimaadka bulshada.

Inaan sii wadno wacyigelinta bulshada,

Inaan gaadhno xarumo badan oo ciidan iyo bulsho,

Iyo in aan kor u qaadno heerka caafimaadka guud ee bulshada Somaliland.

Mahad iyo mudnaan Ilaahay baa iska leh.
Ilaahay ha barakeeyo ciidankeena geesiyaasha

Bushaaro Bushaaro
11/11/2025

Bushaaro Bushaaro

29/10/2025

Dhakhaatiirta Ka Howl gasha Sixo Higher Clinic and Dental Care, ayaa Maanta Ka Sameeyey Wacyi Galin ku saabsan Xanuunada Faafa(InfectiousDiseases), kuwa aan faafin(Non Communicable Diseases) iyo Adeegyo kale oo muhiima oo Ku Saabsan Afka.
Waxay sii socon doonaan, ilaa asbuuca Soo Socda.
Mahad gaara, Xafiiska Caafimaadka ee Ciidanka Immigration.

.

Waxaan Maanta adeeg Caafimaad oo Lacag La'aana u samaynay Ardayda wax ka barata Dugsiga Sare ee Al huda ee Xaafadda Isha...
14/10/2025

Waxaan Maanta adeeg Caafimaad oo Lacag La'aana u samaynay Ardayda wax ka barata Dugsiga Sare ee Al huda ee Xaafadda Isha Boorama.

Ardayda ayaanu ka Wacyigalinay Kana Baadhnay Xanuunada Faafa Sida Hepatitis B(screening), Talaalkiisa(Hib Vaccine), Noocyada dhiigooda( Blood Group/Types) iyo Xanuunada aan gudbin( Non communicable Disease) sida Macaanka, Dhiigkarka iyo Xiiqda.
Waxaa kaloo garabsocday, Adeegyo Kala duwan oo ku saabsan Xanuunada Afka iyo Ilkaha.

Adeegyadan Waxaanu ka Fulin doona inta badan Dugsiyada ku yaal Magaalada Hargeysa Hadii Rabi Idmo dhowaan.

✨ Fursad Dahabi ah! ✨Adeegyada caafimaadka ilkaha hadda waxaad ku heli kartaa 50% qiimo dhimis 😍🦷Dhoolacadeyntaada waa q...
16/08/2025

✨ Fursad Dahabi ah! ✨
Adeegyada caafimaadka ilkaha hadda waxaad ku heli kartaa 50% qiimo dhimis 😍🦷

Dhoolacadeyntaada waa quruxdaada!

Ilko nadiif ah, kalsooni aan la qiyaasi karin!

Qurux ka bilaabma dhoolacadeynta!

Dhoolacadeyn cusub, nolol cusub!

Ilko dhalaalaya, dhoolacadeyn soo jiidata!.

: Xaruntu Waxay ku Taalaa kasoo area shacabka, horjeedka Hargeisa Club Hotel, ama dhinaca Koonfureed biriijka Shacabka (Ex-Birriish Liicliic), dhismaha ilma Indho Deero ee ku xiga Xarunta UNDP-da.
🦷🪥.

Ciid Wanaagsan Dhamaan Ummada Muslimiinta, Alle ha inagu gaadhsiiyo Ciidan Ciideeda Bash bash iyo barwaaqo. .تقبل الله م...
29/03/2025

Ciid Wanaagsan Dhamaan Ummada Muslimiinta, Alle ha inagu gaadhsiiyo Ciidan Ciideeda Bash bash iyo barwaaqo.
.

تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال.

26/03/2025

Sixo Higher Clinic and Dental Care Branch 2, Waa Goob Caafimaad oo aad h**e uga barateen Dhammaan Adeegyada Daweynta Cudurada Guud, Afka iyo Ilkaha.

Waxa ay ku samaysay qiimo dhimistii ugu balaadhnayd Abid bisha Barakaysan ee Ramadaan iyo Ayaamaha Ciida.

: Xaruntu Waxay ku Taalaa kasoo area shacabka, horjeedka Hargeisa Club Hotel, ama dhinaca Koonfureed biriijka Shacabka (Ex-Birriish Liicliic), dhismaha ilma Indho Deero ee ku xiga Xarunta UNDP-da.
🦷🪥.

Maanta Waa Maalinta Dhakhaatiirta Ilkaha ee Caalamka! 🦷🌍Dhakhaatiirta ilkaha waa tiir muhiim ah oo lagu sugo caafimaadka...
06/03/2025

Maanta Waa Maalinta Dhakhaatiirta Ilkaha ee Caalamka! 🦷🌍

Dhakhaatiirta ilkaha waa tiir muhiim ah oo lagu sugo caafimaadka afka iyo dhoola-caddaynta bulshadeena. Maalin kasta, waxay u taagan yihiin badbaadinta ilkaha, daawaynta xanuunka, iyo kor u qaadista nadaafadda afka. Maanta oo kale waa fursad aan ugu mahadcelinno dedaalkooda aan kala go’a lahayn.

Sixo Dental Clinic – Hargeysa
waxay u dabbaaldegaysaa Maalinta Caalamiga ah ee Dhakhaatiirta Ilkaha! Si aan ugu dabbaaldegno maalintan qiimaha leh, waxaanu idiin diyaarinay qiimo dhimis ballaadhan oo ku saabsan adeegyada ilkaha, si aad u hesho daryeel tayo sare leh oo ku habboon baahiyahaaga caafimaad.

U daryeelo ilkaaga, u dhoolla-caddee caafimaad!

05/03/2025

Ogaysiis Ogaysiis Ogaysiis Dhamaan Shacabka reer Hargeisa iyo Nawaaxigeeda Ku nool Waxaa la Ogaysiinayaa in ay Sixo Higher Clinic and Dental Care oo Aad uga Barateen Adeegyada Caafimaadka Afka iyo Ilkaha uu kuu sameeyay maalmaha khayrka leh ee iyo Maalmaha Eid-Al-Fitri.
: Xaruntu Waxay ku Taalaa kasoo horjeedka Hargeisa Club Hotel, ama dhinaca Koonfureed biriijka Shacabka (Ex-Birriish Liicliic), dhismaha ilma Indho Deero ee ku xiga xarunta UNDP-da.
. 🦷🪥.

Sixo: Waa Goob Caafimaad oo aad ka Heli doonto Dhammaan Adeegyada Caafimaadka Guud ,Afka iyo Ilkaha.

Ogaysiis Ogaysiis Ogaysiis Dhamaan Shacabka reer Hargeisa iyo Nawaaxigeeda Ku Nool Waxaa la Ogaysiinayaa in ay Sixo High...
26/01/2025

Ogaysiis Ogaysiis Ogaysiis Dhamaan Shacabka reer Hargeisa iyo Nawaaxigeeda Ku Nool Waxaa la Ogaysiinayaa in ay Sixo Higher Clinic and Dental Care oo Aad uga Barateen Adeegyada Caafimaadka Afka iyo Ilkaha uu kuu sameeyay Qiima dhimistii balaadhnayd ee sanadlaha ahayd 2025.
: Xaruntu Waxay ku Taalaa kasoo horjeedka Hargeisa Club Hotel, ama dhinaca Koonfureed biriijka Shacabka (Ex-Birriish Liicliic), dhismaha ilma Indho Deero ee ku xiga xarunta UNDP-da.
. 🦷🪥.

Address

Pepsi Area Barch One & Barch Two Biriish Liiclii
Hargeisa

Telephone

+252633634222

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sixo Higher Clinic and Dental Care posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Sixo Higher Clinic and Dental Care:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram