
01/09/2025
Waa Fursad aanu Ardeyda schools iyo Jaamacadaha dhigta uu bilabo doono inshallah bishan September 2025. Aden Hassan Ahmed oo ku sugan dalka Canada kana so jeeda jaamacada Canada kuliyada counselling psychology.
Ardeyda: π§βππ©βπ
- caqabado badan oo stress leh ayey la kulmaan
- cidhiidhi ka haysan kara Guriga iyo waxbarashada
- walwal iyo walbahar mustaqbalkooda ku saabsan
- wakhtiga ay ku adkaato si caqliyeysan uu maareeyan
- iwm
Fadlan la wadaag arday aad garanayso π§ β¨
SHURUDAHA: π
- internet aad haysato, online weyaan
- inaad diyaar uu tahay 1 sac wiig walba ila 4 todoobaad
- marka aad ku jirto sessionka ka fogaato buuq oo meel degan ka so gasho sessionkaga
- is badal iyo xasilooni isku so diyaarisid inshallah!
Iska diwangeli Halkan ππ½ https://docs.google.com/forms/d/e/1FAIpQLScZ1CJQkj8Qd3lY5TtOahSjnAoeUb1MQZrArdwBCkvlmuFYbA/viewform?usp=header