Ridwa Abdilahi Omar

Ridwa Abdilahi Omar Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Ridwa Abdilahi Omar, Nutritionist, Calaamadaha, Hargeisa.

03/12/2023

Warbixin :

Taliska Cidanka Booliska JSL ayaa gacanta kusoo dhigay eedeysanayaasha kala ah

1- Xamse Cabdi Saleebaan ina Sahra Cabdi 23jir

2- Ayaanle Muxumed Xaashi ina Faadumo Maxamed
22jir oo ku eedaysan inay

14-11-2023ka Ku dileen marxuum Maxamuud Xasan Dacar ina Qamar Ducaale 46jir Isha Cobosha Masallaha Galbeed kuna dhuftay 9-Mindiyood, kadibna baadhay qaatayna mobile-kiisii, kaasi oo
ah marag muujinta loo hayo eedaysanayaasha, marxuumka ayaa ahaa darawal ku shaqaysta Gaaddlidka dadweynaha ee loo yaqaan (Probox-ta) ,
waxaanay yidhaahdeen naga kiree , iyagoo markii
dambana halkaasi ku dilay Marxuumka alle ha u naxarlistee.

Dedaal dheer, hawlgallo iyo baadhid badan oo ay sameeyeen Ciidanka Boolisku ayay kusoo gabteen
Eedaysanayashaa, waxaanna hadda ku jiraan gacanta Ciidanka Booliska

Dhanka kale eedaysanayaasha ayaa 3-11-2023kil
Sacaadadin horteeda ka kiraystay gaadhi Vitz ah oo uu watay dhibane Mustafe Cali Cabdilaahi kaasi oo ay la tageen Qudbiga Sheekh Cumar agtiisa kadibna ay dhaawacyo u gaystay, sidoo kalana ka qaaday mobile uu sitay, kana tuuray gaadhigii. Waxaanay gaadhigii kaga tageen meel cidla ah inta ay waxii ku jiray kala baxeen.
Clidanka Boolisku waxuu degdeg u horgaynayaa
Sharciga eedaysanayaashaasi .

Taliska Ciidanka Booliska JSL waxuu darawallada ku
shaqaysta Gaaddiidka yaryar ee kala duwan u soo jeedinayaa inay taxadar badan ka muujiyaan dadka ay qaadayaan, waxil ay ka shakiyaana degdeg ula soo wadagaan Cidanka Booliska . Cidanka Boolisku waxa uu ugu baaqaayaa cid kasta oo isku dayda khalkhal galinta nabadgalyada iyo waxyeellada
shacabka ina uu tallaabo sharciga waafaqsan ka
qaadi doono.

Cidanka Boolisku waxa uu shacabka Somaliland
guud ahaantood ku amaanayaa kala shaqaynta amniga yo xogaha ay mar waliba lasoo wadaagaan,
waxa uuna ka codsanayaa in ay kor usii qaadaan lashaqeynta Ciidanka Booliska.

Xafiiska Warbaahinta
Ciidanka Booliska JSL
Call Center 999

Nutritionist

Nolosha waa hab nololeed oo ku saabsan guud ahaan nolosha, hawlaha, dhaqanka, iyo xiriirka bulshada. Caqabadaha ayaa sid...
29/11/2023

Nolosha waa hab nololeed oo ku saabsan guud ahaan nolosha, hawlaha, dhaqanka, iyo xiriirka bulshada. Caqabadaha ayaa sidoo kale mid muhiim ah, waxaana lagu wada ogyahay inay ka dhigan tahay cudurro iyo cabiryooyin kuwaas oo kala duwan. Sidaa darteed, muhiim tahay in laga helo tayada nolosha iyo in laga hortago caqabadaha si loo helo nolosha xal

29/11/2023

Waad awoda in aad guuleysto isku day in aad naftaada ku kalsoonaato

Azuuza

Nutrition refers to the process of obtaining the food necessary for health and growth. It includes the study of nutrient...
17/11/2023

Nutrition refers to the process of obtaining the food necessary for health and growth. It includes the study of nutrients in food, their absorption, and utilization by the body. A balanced diet is essential for maintaining good health, providing the body with energy, and supporting various physiological functions.

Address

Calaamadaha
Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ridwa Abdilahi Omar posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category