Dr.Mowlid Mumin

Dr.Mowlid Mumin ku so dhawow page keena. waxad ka heli doontaan xogta cafimadka afka iyo ilkaha. LICATION: Borama

23/03/2025

Ka wardoon xalada cafimad ee afkaaga iyo ilkahaaga.
Nagu soo booqo xaruntayada oo ku taal Borama
Kasoo horjeedka shirkada Star Bus
Ama nagala so xidhiidh

Tel 63 4518235

Fadlan shaqo aan toodii ahayn haku qaban.
30/07/2024

Fadlan shaqo aan toodii ahayn haku qaban.

عيدكم مبارك تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال Ilaahay ciidka ciidkiisa nabad barwaqo iyo bash bash ha inagu gaadhsiiyoMow...
15/06/2024

عيدكم مبارك
تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال

Ilaahay ciidka ciidkiisa nabad barwaqo iyo bash bash ha inagu gaadhsiiyo

Mowlid Hamud Sh Mumin

21/12/2023

Kusoo dhawaada xarunta daweyn iyo daryeelka afka iyo ilkaha ee Amin Dental Clinic oo idiin samaysay qiime dhimis balaadhan dhamaan adeegyada aanu bixino.
Xaruntu waxay bari ka xigtaa Masajidka Harawa ama kasoo horjeedka shirkada Star Bus.
📞 63 4518235

26/09/2023

Why it's always better to sleep on the right side?

17/06/2023

Perfect smile
Hollywood smile.

《 SOODHAHA IYO ILKAHA》Sharaabka soodhaha leh aad ayuu u wax yeeleeyaa qaybta lakabka ugu sareya uguna adag sadexda lakab...
06/06/2023

《 SOODHAHA IYO ILKAHA》

Sharaabka soodhaha leh aad ayuu u wax yeeleeyaa qaybta lakabka ugu sareya uguna adag sadexda lakab ee ilkahu ka samaysanyihiin.
Waxyaalaha suuska ilka keena ayay kow ka yihiin cabitaanadani maadaama ilkaha ay daciifiyaan sidookalena dhiiri geliyaan bacteeriyinka suuska dhaliyaa inay si habsami leh ugu koraan lakabyadi soodhuhu dhaawacay.

Hadaba hadii aad sharaabka soodhaha leh aad u cabto raac talaabooyinkan.

■ Markad cabto dharaabka soodhaha leh deg deg uga luqluqo wakhtiga cabitaanka soodhahana soo koob.
■ Deg deg ha u cadayan ilkaha kadib markad cabtid sharaabka soodhaha leh, waayo waxad sii dhaawacaysa lakabkii sare ee asiidha soodhahu jilcisay, waxaad cadayan kartaa saacad kadib markad cabtid sharaab soodhe leh.
■ Ha cabin sharabka soodhaha leh saacadaha hurdada ka hor.
■ Yaree cabida badan ee soodhaha ee soo noqnoqota, kuna beeg xiliyada caadiga ah ee cuntada.
■ Isticmaal tuubada cabitaanka, si aad u yarayso taabashada badan ee asiidha soodhuhu ilkaha la falgalayso.
■ Samee jadwalka booqashada dhakhtarkaga ilkaha si aad iskaga jeegarayso inay jiraan caalamadaha yar yar ee bilowga suuska.

♡ Allaa mahad leh.

Xuska maalinta tobaakada aduunka 31 May ayaa sanadkiiba mar laga xusaa aduunka, waxana lagaga waramaa khatarta caafimaad...
31/05/2023

Xuska maalinta tobaakada aduunka 31 May ayaa sanadkiiba mar laga xusaa aduunka, waxana lagaga waramaa khatarta caafimaad ee ka dhalata isticmalkeeda.

Tubaakadu waxay dishaa ilaa kala badh dadka isticmaala. Tubaakadu waxay dishaa in ka badan 8 milyan oo qof sannadkii. In ka badan 7 milyan oo ka mid ah dhimashadaas ayaa ah natiijada isticmaalka tubaakada tooska ah halka ku dhawaad ​​1.2 milyan ay yihiin dadka aan sigaarka sida tooska ah u cabin balse ka ag dhow meelaha sigaarka lagu cabaayo. In ka badan 80% ka ee 1.3 bilyan dadka tubaakada isticmaalaha ayaa ku nool waddamo dakhligoodu hooseeyo iyo kuwa dhexdhexaadka ah. Sannadkii 2020, 22.3% dunida dadka isticmaala tubaakada 36.7% ayaa rag ah halka.dumarkuna ahayeen 7.8 %.
Si wax looga qabto faafitaanka tubaakada, Dawladaha xubnaha ka ah WHO waxay aqbaleen heshiiska qaab dhismeedka WHO ee xakamaynta tubaakada (WHO FCTC) sanadkii 2003. Hadda 182 wadan ayaana ansixiyay heshiiskan.

Cudurka uu keeno cabida sigaarku waa mid ka mid ah khataraha ugu waaweyn ee caafimaadka bulshada ee dunida wajahdo, kaas oo dila in ka badan 8 milyan oo qof sannadkii, oo ay ku jiraan ku dhawaad ​​1.2 milyan oo dhimasho ah oo ka dhashay gaadhista qiiqa gacanta labaad ama dadka iyaku aan tooska u cabin sigaarka lakin qiiqa dadka cabaya soogaadho. Dhammaan noocyada tubaakadu waa waxyeello, mana jirto sigaar ama to***co aan waxyeelo lahayn oo amaan ah. Sigaar cabista sigaarka waa nooca ugu badan ee isticmaalka tubaakada adduunka oo dhan. Alaabooyinka kale ee tubaakada waxaa ka mid ah tubaakada dhuumaha biyaha, alaadaha kala duwan ee tubaakada aan qiiqa lahayn, sigaarka, sigaarka tubaakada duuban, tubaakada tuubada, iyo noocyo kale oo badan.

In ka badan 80% 1.3 bilyan ee isticmaala tubaakada adduunka oo dhan waxay ku nool yihiin waddammada dhaqaalahoodu hooseeyo iyo kuwa dhexdhexaadka ah, halkaas oo culayska xaanunada ka dhasha sigaar cabista iyo dhimashada la xidhiidha tubaakada ay ku badan tahay.

Isticmaalka tubaakada ayaa ka qayb qaadata faqriga iyada oo kharashka qoyska ka leexisa baahiyaha aasaasiga ah sida cuntada iyo hoyga.

WHO oo ka jawaabaysa Baaxadda masiibada cafimadka aadanaha iyo tan dhaqaale ee ay tubaakadu keento ayaa Sannadkii 2007, waxay soo bandhigtay lix qodob oo wax ku ool ah, lagagana hor tagayo badashada isticmalka tubaakada noocyadeeda kala duwan


1. La socoshada siyaasadaha isticmaalka tubaakada iyo ka hortagooda
2.ka ilaali dadka isticmaalka tubaakada
3. Ka caawi dadku inay joojinayaan isticmaalka tubaakada.
4.Ka dig khatarta tubaakada
5.Xooji mamnuucida xayaysiinta tubaakada.
6. dhiirigelinta ama dardar gelinta Kor u qaadida cashuuraha tubaakada.

17/05/2023

Happy 18th May.

Address

Hargeisa
HARGEISASOMALILAND

Telephone

+252634518235

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr.Mowlid Mumin posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category