Khartoum Dermatology and Cosmetology Center

Khartoum Dermatology and Cosmetology Center Waa xarun caafimaad oo casriya , kana shaqaysa daaweynta xanuunada maqaarka iyo Qurxinta .

Ka faa’iidayso adeegyada daryeelka ,nadaafadda & qurxinta wejiga ee casriga ah oo soo booq Khartoum Dermatology and Cosm...
04/08/2025

Ka faa’iidayso adeegyada daryeelka ,nadaafadda & qurxinta wejiga ee casriga ah oo soo booq Khartoum Dermatology and Cosmetology Center wixii faahfaahin ah nagala soo xidhiidh number ska shaashada ku qoran

Adeega prp ga oo tayo sare leh waxa kuu diyaarisay xaruunta caafimaad ee Khartoum Dermatology and Cosmetology Center had...
02/08/2025

Adeega prp ga oo tayo sare leh waxa kuu diyaarisay xaruunta caafimaad ee Khartoum Dermatology and Cosmetology Center haddii aad u baahantahay adeegan nagala soo xidhiidh telefoonada shaashada ku qoran

jumca mubarak dhamaan asxaabta Khartoum Dermatology and Cosmetology Center farxad ku jimceysta
24/07/2025

jumca mubarak dhamaan asxaabta Khartoum Dermatology and Cosmetology Center farxad ku jimceysta

PRP-ga timaha waa daawayn dabiici ah oo laga sameeyonaayo dhiiggaaga.Waxayna xoojisaa xididdada timaha una dardargelisaa...
24/07/2025

PRP-ga timaha waa daawayn dabiici ah oo laga sameeyonaayo dhiiggaaga.
Waxayna xoojisaa xididdada timaha una dardargelisaa koritaankooda.
Sidoo kale, waxay si weyn u yaraysaa daadashada timaha.
haddii aad u baahantahay adeegan oo hufan nagala soo xidhiidh telefoonada shaashada saaran

dooro oo degdegsiimo ku hel adeegyada ay bixiso Khartoum Dermatology and Cosmetology Center qeybteeda dental ku oo la xi...
23/07/2025

dooro oo degdegsiimo ku hel adeegyada ay bixiso Khartoum Dermatology and Cosmetology Center qeybteeda dental ku
oo la xidhiidh telefoonada shaashada kaaga muuqda

adeega ilkaha casriga ah ee ZIRCONIA CROWNS oo leh tayo sare waxa ay diyaar kuugu yihiin Khartoum Dermatology and Cosmet...
22/07/2025

adeega ilkaha casriga ah ee ZIRCONIA CROWNS oo leh tayo sare waxa ay diyaar kuugu yihiin Khartoum Dermatology and Cosmetology Center qeybtiisa dental ka

Noogu kaalay booqasho fudud oo hel natiijooyiin caafimaad oo muuqda Khartoum Dermatology and Cosmetology Center
19/07/2025

Noogu kaalay booqasho fudud oo hel natiijooyiin caafimaad oo muuqda Khartoum Dermatology and Cosmetology Center

ku dadaal qurxinta ilkahaaga oo soo booqo Khartoum Dermatology and Cosmetology Center
17/07/2025

ku dadaal qurxinta ilkahaaga oo soo booqo Khartoum Dermatology and Cosmetology Center

Waanu bixinaa dhamaan adeegyadan iyaga oo hufan weliba tayo sarre leh ee haddii aad tahay qof u baahan nagala soo xidhii...
14/07/2025

Waanu bixinaa dhamaan adeegyadan iyaga oo hufan weliba tayo sarre leh ee haddii aad tahay qof u baahan nagala soo xidhiidh telefoonada ku xusan Khartoum Dermatology and Cosmetology Center

Qurxi dhoola-cadeyntaada oo la saaxiib Khartoum Dermatology and Cosmetology Center
13/07/2025

Qurxi dhoola-cadeyntaada oo la saaxiib Khartoum Dermatology and Cosmetology Center

Address

Hargeisa

Telephone

+252637691669

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Khartoum Dermatology and Cosmetology Center posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Khartoum Dermatology and Cosmetology Center:

Share

Category