Nafaqo Kaab

Nafaqo Kaab WAXAAD NAGA HELAYSA NAFAQOOYINKA JIDHKU UBAAHANYAHAY OO DHAMAYSTIRAN.

Pediasure: waa nafaqo dhamaystiran,wax ay qani ku tahay 37 nafaqo kuwas oo cawinaya korinka sida korinka lafa , jidhka ,...
04/04/2024

Pediasure: waa nafaqo dhamaystiran,wax ay qani ku tahay 37 nafaqo kuwas oo cawinaya korinka sida korinka lafa , jidhka , kor u qadida difac ilamah iyo kan maskaxdaba. Hadaba ilmahaga yar la ogow nafaqada pediasure markasta oo xalad nafaqo galo .
Si aad u ogaato nafaqada ilmahaga iyo ta naftada so booqo xarunta nafaqo kaab.

📞 📲 call now: 0636748454

Bio Grow : waa nafaqo sapplement ah oo ka kooban 13 nafaqo oo ilmaha muhim u aha taas o ka cawinaysa ilmaha . Inuu helo ...
02/04/2024

Bio Grow :
waa nafaqo sapplement ah oo ka kooban 13 nafaqo oo ilmaha muhim u aha taas o ka cawinaysa ilmaha . Inuu helo nafaqaynki u jidhkisu u bahanaa si uu si facan ugu koro.

1: Caruurta ayey korisaa jir ahaan iyo maskax ahaan
2: Amateedka ayey u furtaa
3: Lafaha ayey adkeysaa

Dawadan xaga tayada damaanad buuxda ka siin doona.

Prediabetes (macaman ka hor):  waa sonkorti dhigaga ku jirtay oo ka saraysa intii saxada ahayid lakin se laguma sheegi k...
19/03/2024

Prediabetes (macaman ka hor): waa sonkorti dhigaga ku jirtay oo ka saraysa intii saxada ahayid lakin se laguma sheegi karo macan (type 2 diabetes).
Calamadaha lagu garto prediabetes.
1. Markad cabirto sonkorta dhigaga 3 bilod e u danbeyey HbA1c u xadigedu u dhexeyo 42mmol/mol (6%) – 47mmol/mol (6.4%) marka micinahedu wax weeyi way ka saraysaa halki saxada ahayid khaterna wax ad ugu jirtaa macan ka kisa labad
Prediabetes calamadaha;
Wax calamada malaha , lakin wax la arkaa calamdihisa marka u kugu bilaab macanka 2aad.marka macanku waa ku hayaba.
Muhumadu waa inad ogato inaad khater ugu jirto macanka 2aad.
1. Kadida oo badata xiliga habenki.
2. Daal badan.
3. Misanka oo luma
4. Dib u dhac ku yimada bogsashimaha nabarada
5. Cuncunku yimada xubinta taran.
6. Aragaga o dacifa ama hadhhadhyo
7. Harad badan.
Ka hortaga macanka 2aad;
1. Inaad misankagaa mamusho ama iska rido;
2. Inaad cunto cunto delitaran.
3. Inaad jimicisi samayso.
Fadlan ku ilaali cuntada aad cunaysid mid cafimaad leh

10/03/2024
03/03/2024

DR DAHIR XASAN DAHIR

WAX KA BARO DHIIGA

16/02/2024

Watch, follow, and discover more trending content.

Address

Hargeisa

Opening Hours

Monday 07:30 - 20:00
Tuesday 07:30 - 20:00
Wednesday 07:30 - 20:00
Thursday 08:00 - 12:00
Saturday 07:30 - 20:00
Sunday 07:30 - 20:00

Telephone

+252636748454

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Nafaqo Kaab posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Nafaqo Kaab:

Share