Aamin Health Center

Aamin Health Center 1. Dawaynta xanuunada guud

2. Dawaynta xanuunada caruurta

3. Dawaynta dhiikarka

4. Dawaynta macaanka

5. Dawaynta xanuunada ku dhaca dumarka.

6. online shop

Dawaynta xididada, dhabar xanuunka, iyo neerfaha

7. Shaybadh casriya. contact: 063_8264441

24/07/2024
 :-   jama abdilahi, waa khamiir caafimaad oo waayo aragnimo iyo aqoonba u leh xanuunada badankooda gaar ahaan kuwa uurk...
24/07/2024

:- jama abdilahi, waa khamiir caafimaad oo waayo aragnimo iyo aqoonba u leh xanuunada badankooda gaar ahaan kuwa uurku jirta ku dhaca, waxaanu ka howl galaa xarunta caafimaad ee _Health_Center oo ku taala xaafada masalaha ee Magaalada Hargeysa, in xaafadaas lagaaga furo xarun caafimaad oo naacaas oo kale waa horumar ee halagu xidhnaado insha allaa.

Address

Hargeisa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Aamin Health Center posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Aamin Health Center:

Share