Kaaba Dental Program

Kaaba Dental Program Kaaba Dental Program

Waa markale iyo barnaamij keenii Kaaba Dental Program,maanta waxaan wajigii labaad ee K.D.P nooga qabsoomay  Noradin Gir...
21/05/2024

Waa markale iyo barnaamij keenii Kaaba Dental Program,maanta waxaan wajigii labaad ee K.D.P nooga qabsoomay Noradin Girls Afternoon.
Waxaan aad ugu mahad naqayaa maamulka Noradin Girls high school maamule Maxamed Aadan iyo maamule Maxamuud Ibrahim oo noo fududeeyay in barnaamijkan noo qabsoomo,sido kale waxan abaal wayn u hayaa qof kasta oo qayb ka ahaa barnaamijkan mahad sanidin la,aantiin waxba may qabsoomeen.

Cilmigaad baratay bulshadaada maxaad ugu qabatay ?
14/05/2024

Cilmigaad baratay bulshadaada maxaad ugu qabatay ?

Kaaba Dental Program wajigiisi koobaad waxaan adeeg cafimaad iyo wacyi galin afka iyo ilkaha ah u samaynay ardayda dhiga...
04/05/2024

Kaaba Dental Program wajigiisi koobaad waxaan adeeg cafimaad iyo wacyi galin afka iyo ilkaha ah u samaynay ardayda dhigata dugsiga sarre ee Gaandi.
Waxaan aad ugu mahad naqaya Maamulaha dugsiga Gaandi macalin iyo cid kasto barnaamijkan ka qayb qadatay.

29/04/2024
Maanta wax si qurux badan noogu qabsoomay Kaaba Dental Program,barnaamijkan oon ugu tala galnay inaan wacyi galin afka i...
28/04/2024

Maanta wax si qurux badan noogu qabsoomay Kaaba Dental Program,barnaamijkan oon ugu tala galnay inaan wacyi galin afka iyo ilkaha ah ugu samayno bulshada qayba heeda kala duwan.
Kaaba Dental Program wajigiisi koobaad waxaan wacyi galin iyo check u samaynay ardayda dhigata Dugsiga sarre ee Gaandi.
Waxaan aad ugu mahad naqaya,abaal wayna u hayaa qof kaste oo ka qayb qaatay barnaamijkan qab soomidiisa.

Sanado badan oo ilka la,aana,sanado badan oo dhoola cadayntii ka maqnayd waxa ka danbay say quruxdan,ilkahan iyo dhoola ...
26/04/2024

Sanado badan oo ilka la,aana,sanado badan oo dhoola cadayntii ka maqnayd waxa ka danbay say quruxdan,ilkahan iyo dhoola cadayntan kalsoonidu ku dheehan tahay

Iligan waxaan ka nadiifinay suus ku jiray waanan u buuxinay.Ilaalinta ilka haagu waa masuuliyad wayn
26/04/2024

Iligan waxaan ka nadiifinay suus ku jiray waanan u buuxinay.
Ilaalinta ilka haagu waa masuuliyad wayn

Address

Hargeisa

Telephone

+252634141676

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kaaba Dental Program posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Kaaba Dental Program:

Share