10/06/2024
Marka aad wax barato waliba aad barato kuliyada caafimaadka gaar ahaan dhaqtar (Medicine) oo ah kuliyada ugu qaalisan wax barashada kadibna si bilaash ah lagugu shaqaysto iyada oo lagugu soo ganbanaayo waxaad ka heleysaa qibrad muddo dhaarna aad kujirto arinkaas xiligii aad is laheyd waxaa joogtaa waqtiigii laguu qaadan lahaa dhaqtar mushaari ah malaguugu badalay midkale oo diyaar u ah in lagu shaqaysto kadibna aad gurigaagii ku soo laabato kadibna uu ku arko waalidkaa adiga oo jiifa maku jawaabta waa liga maarmay intaas kadib malagugu bilaabay muddo dheer ayaan wax ku soo bareynay wax barasha daadii waa lagu qasaaray
Shaqo la,aanta heer kaanoo kale waa mida dhalin yaradeena ay u qaata go,aan qaldan sida in ay tahriibaan
Dr-Mahad Garaad Hassan wuxuu maanta nooga baahan yahay garab gaar ahaan bahda caafimaadka.!