Doodi Hospital

Doodi Hospital Doodi Hospital, waa xarun aad ka helidoontaan, adeeg caafimaad oo aad ku raysandoonto.

27/03/2025

Xumada Dengue.

Xanuunkan waxa sababa afar nooc hoosaad (serotypes) oo fayruska Dengue ah (DEN 1, 2, 3, 4).

Sida caadiga ah marka ugu h**eysa ee uu kugu dhaco, waa sahlanyahay calaamadaha ugu badan ee la arkana waxa ka mid ah xumad kulul, waxana dhacda in qofku uu si dabiiciya u samaysto difaac uu kaga hortago soo noqoshada xanuunkan mar labaad.

Laba nooc oo antibodies ah ayaa sida caadiga ah samaysma mid waa nooca khaaska ah ee ka hor taga noocii fayruska ahaa ee h**e kuugu dhacay lana yidhaahdo homotypic IgG, waana difaac mudo dheer ah ama abadi ah (long life immunity). Iyo nooc labaad oo la yidhaa heterotypic IgG (cross-reactive), waana nooca iyagu ah difaaca noocyada kale ee fayruskan, tusaale ahaan haddii uu kugu dhacay DEN1, waxay awoodaan heterotypic antibodies in ay kaa difaacaan noocyada kale ee DEN2, DEN3 iyo DEN4 mudo bilo ah ilaa sanado. sida caadiga ahna way yartay in bilo gudahood uu laba jeer ku dhaco qofka dengue fever

Hadaba suaashu waxay ka taagantahay oo shaki wayn keenaya
1. Qof mar calaamadihii xumadda dengue lagu arkay, oo hadana mudo yar ka dib ay dib ugu soo noqotay, markan oo ah soo noqosho (second infection), calaamado nooce ah ayuu sameeyey?

Runtii way dhici karta bilo kadib in nooc hoosaadkii fayrusku (serotype) uu mid kale kugu dhaco, laakin sidii h**e uma sahlana, waayo hadeer waxay u badantahay in calaamadihii iyo xanuunkiiba ka sii xoogaystaan, hadeerna waxa dhaca wax la yidhaa "antidbody dependent enhancement" oo waliba ay gacan mug leh ka gaystaan, nooci antibodyga ahaa ee aynu u bixinay heterotypic IgG, kuwaan oo hadii ay gabi ahaan ba baabin waayaan fayruska, keeni kara in isla fayrusku uu ku tarmo unugyada dhiiga noocooda difaaca, waayo antibodies kaasi waxay qabsadaan unugyada difaaca ee dhiiga(Fc receptors) iyagoo sita virus kii, sidaas ayaanay ku caawiyaan galitaanka fayrusku ku galo unugyada difaaca (dendritic cells, macrophages tusaale ahaan) oo uu fayruskii si xad dhaaf ah ugu tarmaa jidhka (viremia), hadeerna keeni kara Dengue hemorrhagic fever (oo aad uga khatar badan xanuunkii koobaad, primary infection) oo sababa dhiig bax gudeed, sida matag ama shuban dhiig la socdo, casiraad saaid ah iyo xaalado daganaanshiyo la'aaneed.

2. Suaashayda labaad waxay tahay, imisa xaaladood (cases) oo dengue hemorrhagic fever ah ayaynu aragnay?

3. Hadiiba xaalado noocaas ah aynu aragnay waa in talaabo wayn la qaadaa, oo cida u xilsaarani shaqo wayn qabsataa.

4. Baadhitaanka RDT (rapid diagnostic test) kana meesha laga saara oo loo gudba Molecular diagnosis sida RT-PCR, si xataa aynu u ogaan karno serotypes (DEN1, DEN2, DEN3 iyo 4).

5. Waa khasab markaa in talaabooyinkii ka hortaga ahaana sidooda loo qaado.

Sababta aan u qorey qormadani waxay tahay dad mudo kooban gudahood ka cabanaya ama lagu sheegayo dengue fever.

Mar kale ayaan ka warami isla nooca kaneecada (mosquito type) ee qaada fayruskan iyo hab dhaqankeeda bayolajiyadeed (biological) iyo biieed (ecological),

Ahmed Doodi (PhD student in Tropical and Infectious Diseases), walaw aanay ahayn ubucda cilmi baadhistaydu vector born diseases haddana si gaar ah ayaan u daneeyaa Medical entomology and vector born diseases (VBD).

13/12/2024

Bushaaro bushaaro !
Adeegyaddii uu idiin qabanjiray Doodi Hospital wuu idiinku sameeyey qiimo dhimis 30% ah (boqolkiiba sodon).

Sidaa awgeed, ha moogaanina.

Mahadsanidiin.

Bushaaro...
03/07/2023

Bushaaro...

25/03/2023

Bushaara.

Macaamishada sharafta leh, waxa aan u ku wargalinaynaa in Maalinta Salaasada ee Bishu tahay 28 March ay Doctor Naima shaqadii dib uga bilaabi doonto Doodi Hospital.

Sidaa ha ula socdaan macaamiishii faraha badnayd ee ku xidhnayd Doctor Naima.

Mahadsanidin.

06/10/2022
30/09/2022

New inhibitors specific for gonorrhea enzymes may pave the way to treating multi-drug resistant infections.

15/08/2022
09/08/2022

Useful video.

09/08/2022

A patient who underwent an extensive laboratory investigations came to Doodi Hospital.

The patient was complaining about severe lower back pain and urination problems.

A very cheap and cost effective test which was urinalysis was ordered.

Findings. The urine was whitish and turbid physically.

Under microscope, it was revealed out that renal tubular cells were present with uric acid crystsls which is also the possible factor that caused the presence of CALCIUM OXALATES.

We asked the patient to go to recommended medical center for renal ultrasound to asses the condition.

Very cheap and cost effective laboratory investigation can save the live of our patients. While unnecessary extensive laboratory investigation which, the worst reveals nothing, is what breeds doubt in the minds of our community.

Let us watch out.

Bushara.Qaybtii labaad ee ardayddii koobnayd ee tababarka shaybaadhku waxay bilaabmayaan 1/8/2022.Wixii faahfaahin ah Fa...
29/07/2022

Bushara.

Qaybtii labaad ee ardayddii koobnayd ee tababarka shaybaadhku waxay bilaabmayaan 1/8/2022.

Wixii faahfaahin ah Fadlan numberka page ka kamuuqda nala gala soo xidhiidha. Ama fariin noogu dhaaf qaybta fariimaha ee isla page kan.

Waad mahadsantihiin.

Afternoon team, starting from Tuesday to Thusday (4.30-6.00PM) began their Clinical Laboratory Training program at Doodi...
13/07/2022

Afternoon team, starting from Tuesday to Thusday (4.30-6.00PM) began their Clinical Laboratory Training program at Doodi Hospital.

Our AIM is to contribute both health and health related training services to our COMMUNITY.

Your satisfaction is our goal!

Address

Hargeisa

Telephone

+252634883833

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Doodi Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Doodi Hospital:

Share

Category