Talo iyo Toosin

Talo iyo Toosin Waa bogg lagu lafa-guro arrimaha dhaqaalaha iyo siyaasada.

10/08/2025

Dadku way ku sugeen marka ay xildhibaanadii ay soo doorteen is barbar dhig ku samaynayaan qiimaha internetka dalka iyo dal yurub ku yaal oo lagu tiriyo kuwooda ugu dhaqaalaha fiican aduunka.

Waxa ay muujinaysaa sida
1. Dadku ugu xiibsiibteen juhalo aan caqli iyo garaad midna lahayn oo qabyaaladi indho tirtay
2. Quuto daruurigii looga doorbiday waxa aan anfaco u lahayn, halkii ay uga mudaharaadi lahaayeen
- sicirka qaaliyoobay ee cuntada, biyaha, caafimaadka, waxbarashada, laydhka, cashuuraha malinle u kordhaya, adeeg la'aanta dawlada.
- ayaa loo mudaharaadayaa internet khasaaraha uu inagu hayaa ka badan tahay manfaca aynu ka helno.
- waxbarashadii oo dhalintii ka mashquushay
- dhaqan xumada lagu faafinayo
- wad uun ....

07/07/2025

Wakhtigii gumaystuhu ka talinaayey dhulka soomaalida xiliyo kala danbeeyey wuxuu u qaybiyey Shan 5 qaybood:
1. Somaliland (Somaliland British Protectorate)
2. Somalia ( Italian Colony)
3. Djibouti (French Colony)
4. Hawd & Reserve Area (Somali galbeed)
5. NFD (Somalia Kenya). British Protectorate.

29/06/2025

Gumaysiga hortii dawladihi/xukuumadihii/boqortiiyooyinkii ka jiri jiray dhulka soomaalida may dhicin weligeed mid ka wada talisay oo xukun keedu gaadhay cidhif ilaa ka cidhif dhulka soomaalida.

28/06/2025

Mar hadii lagu jiro bishii madaxbananida iyo xornimada 3da dawladood ee soomaaliyeed
1. Somaliland
2. Djibouti
3. Somalia.

Aynu is waydiino suaalahan idinkuna ka Soo jawaaba.

1. Gumaysiga hortii dadka soomaalidu ma lahaayeen dawlad dhexe oo wada maamusha dhulka soomaalida oo dhan?
2. Weligeed se ma dhacday in dawladi wada xukunta gees ka gees

23/06/2025

Mawjadii 21aad ayaa ooda laga Soo qaaday.
Aynu dhawrno goobaha iyo khasaaraha ay geystaan

22/06/2025

Al-Fiil. الفيل
1400 sano ka hor suurat al fiil waxa la inoogu sheegay in ciidankii dhulka ee awooda badnaa lagu baabiyey ciidan cireed.

Adeegyo baadhitaano caafimaad oo la hubo
23/06/2024

Adeegyo baadhitaano caafimaad oo la hubo

22/06/2024

MRI 1.5T Mid ka mid ah adeegyada casriga ah ee ay Hayat Diagnostics and Imaging Center bixiso

Adeegyo Hufan
18/06/2024

Adeegyo Hufan

HAMBALYO IYO BOOGAADINHayat Diagnostics and Imaging Center Waxa ay hambalyaynaysaa dhakhaatiirta ka qalin jebisay ISTANB...
23/01/2024

HAMBALYO IYO BOOGAADIN
Hayat Diagnostics and Imaging Center Waxa ay hambalyaynaysaa dhakhaatiirta ka qalin jebisay ISTANBUL MEDENIYET UNIVERSITY OF TURKEY, ee ku takhasustay PEDIATRICS.
Cilmigaa aad barateen kuwii dadkooda uga faaiideeya meel sarana ka gaadha noqda.
Well done.

14/08/2023

128 slice CT scannner machine waa qalab lagu ogaan Karo xididada wadnaha iyo kuwo kaleba.

sax ah
sax ah
Igu kaalay Hayat Diagnostics and Imaging Center

14/08/2023

Baadhitaanka saxda ah waa daaweynta saxda ah.

Address

Hargeisa

Telephone

00252-2-511970

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Talo iyo Toosin posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Talo iyo Toosin:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram