Asli Maydi Exports and Imports Company

Asli Maydi Exports and Imports Company Frankincense has been associated with many different religions over the years

Bushaaro bushaar umad muslimka ah meelkasta oo ay joogto waxan ugu hambalyeynayaa bisha barakaysan ee Ramadan waxan leya...
28/02/2025

Bushaaro bushaar umad muslimka ah meelkasta oo ay joogto waxan ugu hambalyeynayaa bisha barakaysan ee Ramadan waxan leyahay illahay dhamanteenba haynaga aqbalo cibaadada iyo khayreka bisha rabane

31/12/2024

Inaalilaahi wa inaa ilayhiraajicuun alle hawnaxariisto shiine faarax xarbi

janooyinkisana hawgu deeqo qoyskii iyo qarabadiina alle Samir iyo iimaan saadiqa hakasiiyo aamin yarabi

Sigaara waxan uga tacsiyadaynayaa Reer farax xarbi iyo caruurti ilama shiine

Yasiin & yuusuf & shamis
walal alle Samir iyo iimaan saadiqa haydin kasiiyo

Adeerna alle qabriga hawwaasiciyo suaashana haw fududeeyo aamin yarabi

Amiin amiin

Sharkada asli maydi waxay u diray hanbalyo iyo bogaadine madaxwaynaha Jamahuuriyada somaliland Abdirahman Mohamed Abdull...
19/11/2024

Sharkada asli maydi waxay u diray hanbalyo iyo bogaadine madaxwaynaha Jamahuuriyada somaliland Abdirahman Mohamed Abdullah Ciro madaxwayne hanbalyo hanbalyo guul banu ku rajaynaya

Tacsi Asc Waxan halkaan ugu dirayaa dhamaan reer somaliland geeridii madaxwaynahi h**e haalye Axmed maxamed maxamoud ada...
16/11/2024

Tacsi
Asc
Waxan halkaan ugu dirayaa dhamaan reer somaliland geeridii madaxwaynahi h**e haalye
Axmed maxamed maxamoud adan "silanayo"
Raabi naxaristo Jano haka waraabiyo

15/10/2023

Waxqabadka ay sherkada Asli maydi u qabatay bulshadii degmada Uurwayne.

🌙Ramadan mubarik Dhamaan umada muslinka iyo shaqalaha sherkada Aslimaydi Alle  Nabad Qab iyo cibaado suuban allaha inogu...
23/03/2023

🌙Ramadan mubarik
Dhamaan umada muslinka iyo shaqalaha sherkada Aslimaydi Alle Nabad Qab iyo cibaado suuban allaha inogu dhameyo bisha barakaysan Ee Ramadaan Amiin 🤲

Sherkadda ASLIMAYDI waxay tacsi u diraysa dhaman shacabka somaliyeeda dhibatadii soo gadhay iyo qaraxaydi sababay dhimas...
31/10/2022

Sherkadda ASLIMAYDI waxay tacsi u diraysa dhaman shacabka somaliyeeda dhibatadii soo gadhay iyo qaraxaydi sababay dhimashada iyo dhawaca illahay waxan uga rajaynay in illahay u naxariisto inta dhimaday intan dhawacana illahay haw Booga dhayo amiin amiin amiin

30/06/2022

Anigo ah barkhad jibril hassan waxan halkan ka sheegaya barnaamijka been abuurka ah ee telefivion ka voice news so daysay.

14/3/2022 waxa wadanka so gaadhay koox ajaanib ah oo calooshooda u shaqaystayaal ah kana socda telefivionka voice news,dadkaas waxa rusqada ay wadanka ku yimaadeen siiyay wasaarada degaanka,waxa askar ilaalisa siisay wasarada arimaha gudaha,waxa goobaha barnaamijka lagu sameeyey geyntooda iyo amaankooda iyo ururinta dadka loo adeegsaday u fududeeyey gudoomiyaha gobolka sanaag,markii ay barnaamijka so sameeyen ee kuso laabteen hargeisa way ilaso xidhiidhen waxan si lama filaan ah ugu kulanay hotelka maansoor waxay i sheegen inay waraysi iga doonayan wan ka aqbalay marku waraysigu bilaabmay waxan ogaadey in arinkani yahay arin abaabulan,anigo ku dhex jira waraysiga waxa goobti timi wasarada gamacsiga oo ciidan wadata waraysigiina way joojisay ana goobtii wan ka imi waxan la hadlay warbaahinta waxan ka sheegay waxan la kulmay,inta ka bacdi waxa hadashay wasaarkii wasaarada degaanka,waxay sheegtay in dadkani yihiin xeeldheerayaal dhirta ah ayna ruqsada yadu siisay,dadkaasina ay cilmi baadhis ku samaynayaan heerkulka geedka beeyada,dadkanina aanay ahayn dad duulan kuso qaaday barkhad jibril iyo ganacsigiisi arinkaasina aanu jirin.

Waxan dacwad u gudbinay,laamaha amniga waxanu u sheegnay arinka jira iyo duulaanka shisheeye ee anoo wadankaygii jooga layguso duulay.
Laamihii amniga aanu dacwada u gudbinay oo uu ugu h**eeyo wasiirka wasaarada arimaha gudaha faraha ayay ka laabteen kiisina waxba k**ay qaban, ajaanibkii oo dawladeenu gacan siinaysana waxay si nabad ah uga anbabaxeen wadanka.

Waxan furanay maxk**ad dacwad ka dhan ah wasiirka wasaarada degaanka jamuuriyada somaliland waxanu dacwadayada ku salaynay in wasaarada degaanku iyo wasiirkeedu ay ruqsad so siiyeen wadankana keenen ajinebi dagaal iyo dulaan ku wada gamacsigayga,u jeedka aanu isku haynana yahay ajaanibka qiimaha badeecada beeyada oo waagi h**e ay ku qaadan jirin qiime raqiis qiimahana aanu anagu ka diidnay inanu wax ku iibino intaas ka bacdina ay dad ajaanib ahi so abaabuleen duulaan,adeegsadeena xukumadeena oo xukumadu kula shaqaysay ajaanibka siday u fidin lahaayeen been abuur iyo wax aan jirin maxk**adii wax najiito ah k**a hayno kiiskayagiina lama furin halkiina lagama qaadin.

Dadkii ajaanibka ahaa iyo anigu waxanu maxk**ad ka wada galnay wadanka british,waxayna iguso eedeeyeen afar qodob.

1.musuqmaasuq
2.argagixiso
3.mashaaric lunsi
4.kufsi

Qodobada ay iguso eedeeyeen,waxay sumcad xumo ku yihiin somaliland sida nin aragagixiso ah wax kufsaday oo wax musuqmaasuqay hargeisa u dhex jooga?
Taasi waxay la micno tahay somaliland dawladi k**a jirto!
Waxa nasiib darro ah in madaxdii qaranka iyo hogaankii wadanku,ay jirintaankii wadanka ay ka masuulka yihiin wax u dhimayaan ficilada ay qaadayaan ee is leeyihiin ku wax yeeleya qof muwaadin ahna uu wax u dhimayo qaranimadeeni ay yagu hogaanka u ahaayeen.
Qodobada ay iguso eedeeyen oo dhan oo aan waxba ka jirin waxay u waayeen wax cadayn ah waxayna,maxk**adu so idlaandoonta wiiga so socda najiitada kaso baxdana bulshada wan laso socodsiin doona insha allah.

Muwaadininta dalkan u dhashay dalka iyaga leh wayna lahaan doonan xukumada maanta jirtana,waa xukumada caynkaas ah dadka dalkan ku dhaqan xukumadii somalia ee la riday waxay uso adeegsadeen duliyayaal ajaanib ah oo hargeisa duqaynayey,waxay ila egtahay in maanta aan halkii marayno arimuhuna isu egyihiin,maalmuhuna maalmihii oo kale yihiin.

F.G. waxkasta oo cadayn ah,oo ku saabsan arinkan anagu wanu hayna weliba anagoo isku kalsoon.

Barkhad jibril Hassan.

16/06/2022

Cusbitaalka SANAAG SPECIALITY HOSPITAL oo kaashanaya Hay'adda Sanaag Health Care Foundation oo Deeq Caafimaad Oo Bilaash ka fuliyey Degmada Ceel Afweyn (Daawo)

29/05/2022

Sanaag Speciality Hospital (Full Documentary ).

Asli Maydi Companyl

29/05/2022

Munaasibad Lagu Xusayay Sanad guuradi 1aad Ee ka Soo Wareegtay Furitaanka Cisbitaalka Sanaag Specialty (Daawo).

Asli Maydi Companyl

Munaasibad Balaadhan oo loogu dabaal degayay Xuska Sanad Guuradii 1aad Ee Ka Soo Wareegtay Markii la Furtay Cisbitaalka ...
29/05/2022

Munaasibad Balaadhan oo loogu dabaal degayay Xuska Sanad Guuradii 1aad Ee Ka Soo Wareegtay Markii la Furtay Cisbitaalka Sanaag Specialty Hospital Ayaa Lagu Qabtay Magaalada Ceerigaabo .

Munasibadaasi waxa ka Soo Qayb galay Masuuliyiin Madaxdhaqameed Xubno ka socda Bahda Caafimaadka Madaxda haayadaha Taageera Cisbitaalkaasi Shaqale weynaha Cisbitaalka iyo Masuuliyiintooda ,,

Elsar Production.

Address

Hargeisa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Asli Maydi Exports and Imports Company posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Asli Maydi Exports and Imports Company:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram