27/03/2026
Dr.Yasin Awil Elmi Orthopedic and Trauma Specialist waa dhakhtar ku takhasusay daaweynta dhaawacyada iyo xanuunada la xiriira lafaha, muruqyada, kala-goysyada, iyo jababka. Waxyaabaha uu qabto waxaa ka mid ah:- Daaweynta jababka iyo dhaawacyada culus (shilal, dhaawacyo cayaaro, iwm) - Qalliimada kala-goysyada (e.g. jilibka, miskaha) - Daawaynta arthritis, sciatica, iyo lafo-beelka - Daryeelka dhaawacyada laf-dhabarta - Samaynta iyo rakibida biraha la iskugu xidho lafaha (surgical fixation)