Atlantic Diagnostics & Medical Supplies

Atlantic Diagnostics & Medical Supplies Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Atlantic Diagnostics & Medical Supplies, Medical and health, Road TWO, Hargeisa.

Dawadu waa muhiim.
29/02/2024

Dawadu waa muhiim.

Waaxaa idiin soo kordhinay qaybta hagaajinta/cilad-saarka mashiinada shaybaadhka.Qalabkii iyo Dawooyinkii Shaybaadhkuna ...
19/10/2022

Waaxaa idiin soo kordhinay qaybta hagaajinta/cilad-saarka mashiinada shaybaadhka.
Qalabkii iyo Dawooyinkii Shaybaadhkuna waa Diyaar..
(Delivery Available).
Kala soo xidhiidh 716277 ama 0634436305

26/05/2022

Waxaa daah furnay SonoScope S22 color Doppler ultrasound ee Rooble Clinic.
Waxaa bahwaynta caafimaad ee u baahan in loo keeno qalab caafimaad oo casri ah ugu buushaaraynaynaa inaa iidin la diyaar nahay, qalabkasta oo aad u baahataan .

Atlantic diagnostic.

To protect yourself from COVID-19:💉 Get vaccinated once it’s your turn↔️ Keep a safe distance & avoid crowds😷 Wear a mas...
03/01/2022

To protect yourself from COVID-19:
💉 Get vaccinated once it’s your turn
↔️ Keep a safe distance & avoid crowds
😷 Wear a mask
💪 Cough/sneeze into your elbow
🪟 Open windows
👐 Clean your hands

World Health Organization (WHO)

Sanad wacan dhamaan macaamiisha sharafta leh ee ku xidhnayd Atlantic sanad kii tagay, waxaa u rajaynaa barwaaqo sanad ka...
01/01/2022

Sanad wacan dhamaan macaamiisha sharafta leh ee ku xidhnayd Atlantic sanad kii tagay, waxaa u rajaynaa barwaaqo sanad kan bilawmay.

Bushaaro: Dhamaan Xarumaha Caafimaadka ee Deegaanada Soomaalida waxaa loo keenay Mishiinada, Qalabkii & Agabkii Shaybaad...
13/10/2021

Bushaaro: Dhamaan Xarumaha Caafimaadka ee Deegaanada Soomaalida waxaa loo keenay Mishiinada, Qalabkii & Agabkii Shaybaadada Caafimaadka, Iyadoo loo sameeyay Qiimo-dhimista Jumladda iyo tafaariqba iyadoo goobtaada laguugu keenaayo. Keenis Bilaash ah (free delivery).
Atlantic Diagnostics & Medical Supplies ayaa dib-u-habayn laguugu sameeyey iyadoo markastaba aanu ilaalino tayada & bedqabka agabka.
All your medical laboratory needs:
.


.
Many more.....
Kala xidhiidh 063-4436305 / 063-4493707
Burco, Somaliland

Talo soo Jeedinta Hay'adda Caafimaadka Adduunka(WHO) Ee Tallaalka Covid-19 Nooca  Oxford/AstraZeneca vaccineNoocan Talla...
21/03/2021

Talo soo Jeedinta Hay'adda Caafimaadka Adduunka(WHO) Ee Tallaalka Covid-19

Nooca Oxford/AstraZeneca vaccine

Noocan Tallaal ayaa ah Nooca soo gaadhay Dalkeena Somaliland iyo Dalal/ Qaarado badan oo Adduunka ah

Tallaalka Oxford/AstraZeneca vaccine wuxuu bixinayaa 63.09% ka hortag COVID-19 iyo Astaamihiisa.

• waa inaad Qaadataa laba Tallaal (2 doses) oo ay u dhexeynayaan Labada Jeer Muddo 8 Toddobaad illaa 12 Toddobaad ah .

Wali Baadhis baa ku socota in Halkii Mar (singel Dose) Waxtarkiisa

• Shaqaalaha Caafimaadka iyo Dadka ka weyn 65 Jir waa inay ugu hor qaataan Tallaalka

• Tallaalka sidoo kale waxa lagu taliyey inay qaataan dadka qaba cudurada faafa

• Dadka Difaaca Jidhkoodu liito ee lidashadaas uu sababay Xanuun sida Dadka la Nool HIV/AIDS Iyo Dadka Qaba Isweerarka Difaaca Jidhka waxay Qaadan karaan Tallaalka Marka la siiyo Warbixin ama iyagu bixiyaan xogtooda ee la derso sidoo kalena la siiyo la talin.

•Dadka uu H**e ugu soo dhacay COVID-19 waa la siin Karaa wayna Qaadan karaan Tallaalka.

• Hooyada Umusha ah Ee Nuujinaysa Ilmaha way Qaadan kartaa Tallaalka wayna sii Nuujin kartaa Ilmaha marka ay Qaadato Tallaalka Kadib .
Gabadha Uurka leh way Qaadan kartaa Tallaalka Haddi dhefta Tallaalku ka badantahay Halista ka iman karta Tusaale ( Shaqaalaha Caafimaadka) la Tasho Daryeelahaaga Caafimaad/ Dhakhtarkaaga aad la xidhiidho Xilligan Uurka.
Ha Qaadan Tallaalka Haddii aad Hidde u leedahay Falcelin Xasaasiyadeed Ama aad ku xasaasiyadootid Mid ka mid ah maadooyinka uu ka koobanyahay Tallaalku (Vaccine ingredient).

• Tallaalkan Hadda laguma Talinayo inay Qaataan Dadka ay Da'doodu ka yartahay 18 Jir.

• Wakaaladda Dawooyinka u Qaabilsan Yurub ayaa dib u eegis ku samaysay Xogta Tallaalkan .

• Guddida Adduunka Ee la talinta Badbaadada Tallaalka ayaa Kormeeraya Tallaalkan.

• Hay'adda Caafimaadka Adduunka (WHO) waxay ku Talinaysaa in la qaato Tallaalkan Xattaa ay ka jiraan waddankaaga noocyada kala duwan ee fayraska karoona. Raac Hagaha ama Tilmaamaha wadankaaga.

Markaad Is Tallaasho kadi Wali waxaad u Baahantahay:-

• inaad xidhato Gafuur-saabka (Facemask)
- Joogtayso kala fogaanta Bulsheed ( practice Physical distancing)
- Maydh Gacmahaaga ( wash your Hand)
- Joogtaynta Hab Qufaca Habboon
- ka dheeroow Meelaha Buuqaha ee dadka badan isugu yimaado
- Hubi in Meesha aad seexanayso ama joogto ay hawada u furantahay Oo ku dedaal Daaqadaha jnaad furato.

Isha Xogta: Hay'adda caafimaadka Adduunka WHO

Turjumiddii Cabdilaahi Cabdi Muuse Ilkacase

11/03/2021
Bushaaro: Dhamaan Xarumaha Caafimaadka ee Deegaanada Soomaalida waxaa loo keenay Mishiinada, Qalabkii & Agabkii Shaybaad...
14/02/2021

Bushaaro: Dhamaan Xarumaha Caafimaadka ee Deegaanada Soomaalida waxaa loo keenay Mishiinada, Qalabkii & Agabkii Shaybaadada Caafimaadka, Iyadoo loo sameeyay Qiimo-dhimista Jumladda iyo Keenis Bilaash ah (free delivery).

Atlantic Diagnostics & Medical Supplies ayaa dib-u-habayn laguugu sameeyey iyadoo markastaba aanu ilaalino tayada & bedqabka agabka.

All your medical laboratory needs:
.


.
Many more.....

Kala xidhiidh 063-4433142 / 063-4493707
Burco, Somaliland.

Address

Road TWO
Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Atlantic Diagnostics & Medical Supplies posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram