City Stadium

City Stadium City Stadium waa garoon lagu ciyaaro kubada cagta oo ka dhisan xaafada Daloodho ee magaalada Hargeisa.

05/03/2020
07/07/2019

Kooxaha Kalkaal Pharmacy Iyo Deeq Soft Ayaa Barbaro 3-3 ah Kuwada Galay Kulankoodii Furitaanka u Ahaa Koobka Is Dhex Galka Dhalinyarada Ee Garoonka City Stad...

Waxaan halkan ugu hambalyaynayaa kooxda cupka bishan barakaysan ee ramadaan ku guulaysatay iyo kooxdii midnimo 1 ee laga...
01/06/2019

Waxaan halkan ugu hambalyaynayaa kooxda cupka bishan barakaysan ee ramadaan ku guulaysatay iyo kooxdii midnimo 1 ee laga qaadayba. Runtii ciyaar qiimo iyo qaayo leh bay labada kooxoodba soo bandhigeen. Lkn sidaan ognahay "gari se laba nin k**a wada qosliso" Gobonimo guul guul saaxiibayal👏🏽⚽️🏆

Kooxda Gobonimo Ayaa 6-2 Uga Soo Badisay Kooxda Midnimo 1 Waxaana Sidaasi Lagu Soo Gaba Gabeeyey Tartankii Ka Socday Garoonka Kubada Cagta City Stadium Degmada Gacan Libaax Magaalada Hargeysa.

Tartankaasi Soo Idlaaday Oo Ahaa Dhalinta Cuslaatay Waxaa Ka Qayb Galay 12-Kooxood Oo Dhamaantoodba Si Wacan Uga Qayb Qaatay Tartankaasi Kuwaasi Oo Kala ahaa "Midnimo 1, Midnimo 2, Gobonimo, Tawakal, Himilo, Dalsan Group, AL-Ridwaan, City, Irmaan Shop, P-For Word, Aadan 19 Iyo Maamuus".

Waxaan Halkan Uga Hambalyeenaynaa Maamulka Garoonka Gacanta Ku Haya, Kooxihii Ka Qayb Qaatay Tartanka, Kooxdii Ku Guulaysatay Koobkaasi Iyo Shacabkii Habeen Walba u Soo Daawasho Tagi Jiray Koobkaasi.

26-Ramadaan-1440 Jimce By Tayo Qaran AL-AhmåDi.

Xafladdii furitaanka☺
14/06/2016

Xafladdii furitaanka☺

Hargaysa(HWN)Xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa waxaa oo koob ciyaareedka  bisha ramadaan uu u dhigay  12 kooxood oo ka ciyaara xaafada 150 ee magaalada Hargeysa

12/06/2016
Waa kooxdii Nasiye oo ka mid ah kooxaha lafdhabarka garoonka City stadium. Ereyadani waa kuwo laga hayo ciyaaryanka koox...
11/06/2016

Waa kooxdii Nasiye oo ka mid ah kooxaha lafdhabarka garoonka City stadium. Ereyadani waa kuwo laga hayo ciyaaryanka kooxda ee Hassan "kooxdayada (Nasiye) lagama badiyo. Hadalkaasi ma sugna? Ha lay jilciyo😂

Maantiyo City Stadium!
10/06/2016

Maantiyo City Stadium!

29/01/2016

Duufan players iyo city stadium kulanka khamiista coming soon

Address

Wadada 150, Waqooyiga Saldhiga Daloodho
Hargeisa

Telephone

0634472823

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when City Stadium posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram