Miyir Kaab

Miyir Kaab Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Miyir Kaab, Therapist, Jigjiga yar, Behind Sacaadadiin, Hargeisa.

Miyir Kaab Recovery and Rehabilitation Center offers personalized addiction treatment, empowering adults to achieve sobriety, rebuild their lives, and embrace lasting well-being.

30/04/2025

May is Mental Health Awareness Month (MHAM), a time to raise up mental health and well-being for everyone, encourage open conversation, and turn awareness into action.

The 2025 Mental Health Awareness Month Toolkit is now available and has resources you can use to promote mental health for people of all ages, including those living with serious mental illness, serious emotional disturbance, and co-occurring disorders.

This month, help spread the word that mental health is essential to overall health at every stage of life.

30/04/2025

Hello Friend,

As the week ends, we want to remind you that you are enough, just as you are. đź’™

Life can be challenging, with pressures from society, work, and personal struggles. It’s easy to feel overwhelmed, but remember: it’s okay to rest. It’s okay to ask for help. Your mental health matters.
We believe in creating safe spaces where you are seen, heard, and supported. You don’t have to carry your burdens alone, you have us.

This weekend, take a moment for yourself. Whether it’s listening to music, journaling, or simply breathing deeply, know that small acts of self-care make a difference.

Ramadaan mubaarak dhamaan macaamiisha sharafta iyo qadarinta mudan
28/02/2025

Ramadaan mubaarak dhamaan macaamiisha sharafta iyo qadarinta mudan

Qaab kee looga soo kabtaa maandooriye yaasha?nagala soo xidhiidh:63 8486078 ama bartayadan facebook
26/02/2025

Qaab kee looga soo kabtaa maandooriye yaasha?

nagala soo xidhiidh:
63 8486078 ama bartayadan facebook

Xarunta Miyir kaab Waxay marwalba diyaar u tahay inay kaa caawiyaan dhibaatooyinka ay kuu gaysatay balwaduhu.haddaba nag...
24/02/2025

Xarunta Miyir kaab Waxay marwalba diyaar u tahay inay kaa caawiyaan dhibaatooyinka ay kuu gaysatay balwaduhu.

haddaba nagu soo booqo xaruuntayada guud taas ku taala
Sacaadadiin Dabadeeda galbeed ka haayadda SONSAF

Nagala Soo Xidhiidh:
63 8486078 Ama halkan facebook ga

Faa'idayso qiima dhimis laguugu sameeyay qaybta haynta ee xaruunta Miyir Kaab.Adeegyada qaybta haynta waxa kamida:1. Qur...
11/02/2025

Faa'idayso qiima dhimis laguugu sameeyay qaybta haynta ee xaruunta Miyir Kaab.

Adeegyada qaybta haynta waxa kamida:
1. Quran saaris.
2. Daawayn.
3. latallin.
4. Jimicsi.
5. Nafaqayn.

Nagala soo xidhiidh:
63 8486078

07/02/2025

Miyir Kaab waxay kuugu bushaaraynayaa in qiimo dhimis gaar ah laguugu sameeyay qaybta haynts dadka la tacaalaya balwadaha iyo xanuunada dhimirka taas oo socon doonta muddo bil ah.

Qaybtan waxaa loogu talagalay in qofka lagu hayo muddo cayiman si looga nadiifiyo jidhkiisa raadadka balwadaha. Inta uu qofku joogo xarunta, wuxuu heli doonaa daryeel dhamaystiran oo ay ka mid yihiin:

1. La-talin shaqsiyeed iyo kooxeed.
2. Daawayn joogto ah oo tayaysan.
3. Jimicsi joogto ah si loo xoojiyo jidhka iyo maskaxda.
4. Cunto nafaqo leh oo caafimaadka ka qayb qaata.
5. Quraan Saaris

Nagala Soo Xidhiihd:
63 8486078

Miyir Kaab Recovery and Rehabilitation Center offers personalized addiction treatment, empowering adults to achieve sobriety, rebuild their lives, and embrace lasting well-being.

05/02/2025

Xaruunta Miyir kaab Waxa kuugu diyaara Dhakhaatiirta Dhimirka, Dhakhaatiirta Cilmi Nafsiga, Dhakhaatiir ku takhasusay arrimaha, kalkaalyaal Caafimaad iyo Shaqaale kale oo xirfad sarre leh.

Waxa kaloo dheer intaa Qeybta xaraynta oo loohu tallo galay in lagu hayo dadka u baahan in laga joojiyo maandooriyayaasha kala duwan.

Nagala Soo Xidhiidh:
63 8486078 Ama bartaan kuleenahay baraha bulshada ee kala duwan.

Miyir Kaab Recovery and Rehabilitation Center wuxuu kugu marti qaadayaa  TABABAR BILAASH AH oo ku saabsan Psychological ...
04/02/2025

Miyir Kaab Recovery and Rehabilitation Center wuxuu kugu marti qaadayaa TABABAR BILAASH AH oo ku saabsan Psychological First Aid in times of Disaster đź§ đź’™. Taas oo lagu Barran doona sida loo taageero caafimaadka maskaxda inta lagu jiro xaaladaha adag iyo masiibooyinka.

🔥 inspired by Gobonimo Fire
👩‍🏫 Trainer Juweeriya Abdirahman
📍 Kuraastu waa xaddidan yihiin!

Ka qaybgal oo iska diiwaangeli hadda si aad u hesho fursaddan qiimaha leh!

Nagala soo xidhiidh:
63 8486078
https://forms.gle/Rkwgt2F5bfGF1G6x7

03/02/2025

Miyir kaab waxa loogu tallo galay dadka la tacaalaya cudurada dhimirka iyo kuwa la tacaalaya dhibaatooyinka ay balwaduhu sababaan.

Nagala Soo Xidhiidh:
0638486078

11/01/2025

We hope your holiday season was filled with joy and peace and that you’re stepping into 2025 with renewed energy and positivity.

As we turn the page to this new year, we want to gently remind you of the importance of prioritizing your mental health. A happy, balanced life begins with self-care, seeking support when needed, and nurturing your well-being.

We’re honored to be part of your journey, and our commitment to supporting you remains as strong as ever.
Let’s make 2025 a year of growth, resilience, and compassion and remember, you’re never alone.

Hamoogaanin in qiimo dhimis laguugu sameeyay xaruunta MIYIR KAAB taas oo loogu talo galay daawaynta iyo cilaajinta dadka...
05/01/2025

Hamoogaanin in qiimo dhimis laguugu sameeyay xaruunta MIYIR KAAB taas oo loogu talo galay daawaynta iyo cilaajinta dadka la tacaalaya xanuunada ku dhaca dhimir ka.

Haddaba Nagala Soo Xidhiidh:
Tell: 0638486078 / 0654489252 Ama ciwaanada aan ku leenahay baraha bulshada.

Address

Jigjiga Yar, Behind Sacaadadiin
Hargeisa
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Miyir Kaab posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Miyir Kaab:

Share