Panmedico Pharmaceuticals

Panmedico Pharmaceuticals PANMEDICO is Phamaceutical company which imports good quality European products from UK and other Eu

06/09/2025

Wellman 50+
63 7590444

Wellman 50+ waa fitamiinada iyo macdanaha ee shirkadda Vitabiotics. Waxa si gaar ah loogu talagalay ragga da'doodu ka we...
06/09/2025

Wellman 50+ waa fitamiinada iyo macdanaha ee shirkadda Vitabiotics. Waxa si gaar ah loogu talagalay ragga da'doodu ka weyn tahay 50 sano si ay u ilaashadaan caafimaadkooda iyo firfircoonidooda.

Faa'iidooyinka Wellman 50+

1. Waxay caawisaa ilaalinta caafimaadka guud iyo firfircoonida ragga da’da 50 iyo wixii ka sareeya.
2. Waxay taageertaa difaaca jirka si looga hortago cudurrada.
3. Waxay ka caawisaa tamarta iyo yareynta daalka.
4. Waxay ilaalisaa caafimaadka wadnaha, maskaxda, iyo lafaha.

Panmedico waa hoyga faytamiinada raga, waxad ka helaysaa Faytamiinada ugu tayada iyo waxtarka badan ee raga, kuwa shahwa...
20/08/2025

Panmedico waa hoyga faytamiinada raga, waxad ka helaysaa Faytamiinada ugu tayada iyo waxtarka badan ee raga, kuwa shahwada tayeeya ee dhasha kor u qaada, Multivitaminada, faytamiinada ciyaaraha ee jidhka nafaqeeya iyo faytamiino kale. La xidhiidh hoyga faytamiinada somaalida ugu fiican ee Panmedico.

Pregnacare Before Conception waa supplement loogu talagalay dumarka isku diyaarinaya uurka si ay uur u qaadaan.Dawadan w...
17/08/2025

Pregnacare Before Conception waa supplement loogu talagalay dumarka isku diyaarinaya uurka si ay uur u qaadaan.

Dawadan waxa dalka idin keenta shirkada panmedico

Faa'iidooyinka pregnacare conception waxa ka mida
1. Waxa ku jira folic acid oo qayb wayn ka qaata diyaarinta ugxaanta dumarka si bacrimintu u fududaato.
2. Waxa ku jira inositol oo loo adeegsado hagaajinta shaqada hormoonnada iyo wareegga dhiiga caadada, waxayna taageertaa bacriminta (ovulation).
3. Waxa dawada ku jira oo kale maadada Coenzyme Q10 taaso caawisaa tayada ugxaanta (egg quality) ee dumarka
4. Macdanta zinc aya sido kale ku jirta pregnacare conception taaso lagu cadeeyay cilmi ahaan inay kaalin weyn ka qaadato taranka (fertility) iyo soo saarista hormoonnada taranka.
5. Vitamin B12 aya ku jira sido kale kaaso qayb ka qaata samaynta dhiig cusub iyo taageeridda hababka jidhka.
6. Faytamiino iyo macdano kale oo badan aya ku jira pregnacare conception kuwaasa dhamaan fududeeya fursada uur qaadista dumarka..
Pregnacare Before conception waxa la cunayaa 3 bilood ilaa 6 bilood. Waa Uk No 1 oo oo laga keenay wadanka Ingiriiska.

Dawooyinkan iyo dawooyin kale oo tayo sare waxa dalka ku keena shirkada panmedico oo wakiil u ah shirkado caalamiya sida...
06/08/2025

Dawooyinkan iyo dawooyin kale oo tayo sare waxa dalka ku keena shirkada panmedico oo wakiil u ah shirkado caalamiya sida vitabiotics, bells, valupack, demo, Kent iyo trepharm

Perfectil Max waa kaabis caafimaad (supplement) oo ay soo saarto shirkadda Vitabiotics. Waxaa loogu talagalay caafimaadk...
29/07/2025

Perfectil Max waa kaabis caafimaad (supplement) oo ay soo saarto shirkadda Vitabiotics. Waxaa loogu talagalay caafimaadka maqaarka, timaha iyo cidiyaha. Waa nafaqo si fiican u anfacaysa qofka.

Supplements waxa dalka idin keenta shirkada
Panmedico Pharmaceuticals

Original from Uk No 1.Iska ilaali dhiig yarida.63 7590444
22/07/2025

Original from Uk No 1.
Iska ilaali dhiig yarida.
63 7590444

Wali caruurtaada ma siisay?  UK NO 163 7590444
22/07/2025

Wali caruurtaada ma siisay? UK NO 1
63 7590444

Wellman conception waxay taageertaa caafimaadka shahwada raga iyo wax soo saarka shahwada.UK No 1.
20/07/2025

Wellman conception waxay taageertaa caafimaadka shahwada raga iyo wax soo saarka shahwada.

UK No 1.

Hooyooyinka uurka leh bilow ilaa dhamaad aya loogu talagalay faytamiinadan iyo macdanahan.
20/07/2025

Hooyooyinka uurka leh bilow ilaa dhamaad aya loogu talagalay faytamiinadan iyo macdanahan.

Couples trying to conceive.UK NO 1.
20/07/2025

Couples trying to conceive.

UK NO 1.

Address

Hargeisa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Panmedico Pharmaceuticals posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Panmedico Pharmaceuticals:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

About Us

Panmedico is phamaceutical company which imports good quality European products from UK and other European countries.