29/03/2025
Ciidukum Mubarak dhamaan ummada muslimka ah si gaar dadkeena iyo dalkeena si gaar macaamisha ku xidhan Razun Supplies meelkasta od dunida kaga sugan tahin.
Alle weyne swt haynaga aqbalo acmaashi kala duwanayd ee aynu so samaynay bishii Ramadaan bisheeda kale iyo ciidan ciideda kalene haynagu gaadhsiiyo nabad iyo cafimad qab.
Allahuma Amiin