
19/11/2024
Alx alle mahad o dhan u sugnaatey marka xigta waxn hanbalyo u diraya Madaxwayne 6aad Somaliland Abdirahmn maxamed abdilahi cirro Abdirahmn daacad marka xigta waxn hanbalyo u diraya dhamn shacbka Somaliland oo codkooda ugu deeqay Madaxwayne Abdirahmn maxamed abdilahi cirro . Waxn alle ugu baryaya inuu xilka ku asturo Madaxwayne Abdirahmn maxamed abdilahi cirro🤲🏻🧡✌🏻