Xidiga hargeele

Xidiga hargeele 322

Hadyadii ugu qiimaa badnayd sharfanid wl
30/08/2023

Hadyadii ugu qiimaa badnayd sharfanid wl

30/08/2023

Shugri yawyaw arosbaan tagayaaa😅

30/08/2023

Ma waji moofa shidaan hayaa😅😅maxa kala qabsaday daba dhuub iyo shugti

Waxani waa sawir balse say ula dhaqmen wajigiisa ayy ka muuqataAdeer alle cadawga haka badbadiyo
25/08/2023

Waxani waa sawir balse say ula dhaqmen wajigiisa ayy ka muuqata
Adeer alle cadawga haka badbadiyo

Cidna lugahayga kuma raadsan caanimana ma aqaanin wax ku talagal ah xagayga k**a jirin lkn qoraalka alle ayaa shaqeeyay ...
24/08/2023

Cidna lugahayga kuma raadsan caanimana ma aqaanin wax ku talagal ah xagayga k**a jirin lkn qoraalka alle ayaa shaqeeyay

Anigu wiil somaaliyeed baan ahay halkana somaali baa ikeentay waana u wada mahad celinayaa ma doonayo inaan halkan mustaqbal ka dhigto noolasheydunna anigoon caan ahayn ayeey soo jirtay' inaan dad badan oo kala duwan bartaa waxay ii tahay fursad kale lkn halkan kuma koobni

Waxaa jiro ciwaano iyo page'yo kale oo dad iga sameysteen lkn anigu kan unbaan leeyahay sidoo kale waxaa jiro wareysiyo badan oo been abuur ah lkn anigu Burgabo Burgabo Mediaa io Muhyadin show ayaan wareysi siiyay wixi kalle oo dhan waa been abuur'

Cidna si khaasa uma lihi ha igarab qabato oo allah ayaaba garab ila soo doontay qofki wax igu tarayya waan soo dhaweynayaa lkn qof gaara oo aan wax ka codsan majiro ALLAAH mooyaanne,

Sidoo kalle inaan 5 sano caloosha ku jiray waa runn inaan is gudayna waa run waana mucjisooyinka alle uunn gaba gabadi umada somaaliyeed waan u wada mahad celinayaa.

Qofki waxaann ahayn iga gudbiyanna allaah dartii ayaan ku dhaafay cidnna waxba uma haysto qofki beenaale ahnna umadeenaba ma aha .

Mahadsanidiinn 🙏

Saaxiibkay meelna Kuma kla harno iska barta
24/08/2023

Saaxiibkay meelna Kuma kla harno iska barta

24/08/2023

Fallow sher wxii la taban jiray taabta🥰👍

Call ka igadayaa somalaayFarmasigii wan ibin wayee🙈😅
24/08/2023

Call ka igadayaa somalaay
Farmasigii wan ibin wayee
🙈😅

DHALIN YARO IGUSOO BOOQDAY GObtaYDA CAAFIMAADKA WAXAN LEYAY DHAMAANTOOD AADBAAD U MAHADSANTIN
24/08/2023

DHALIN YARO IGUSOO BOOQDAY GObtaYDA CAAFIMAADKA WAXAN LEYAY DHAMAANTOOD AADBAAD U MAHADSANTIN

24/08/2023

Farmasigii ayaan dib ufuray maanta shaqaa sharaf leh

Waxbaa soo socda ha Sugi waayina🙈🥰
24/08/2023

Waxbaa soo socda ha Sugi waayina🙈🥰

Maxamed soomaali
24/08/2023

Maxamed soomaali

24/08/2023

Asc
Waan idin salamay salan kadib somali wayn aadbaad umahadsantiin sidii raga lola dhaqmi jiray ayaad isoo dhawayseen aadban idiinku mahad celinya saka waxan jeclaysta in aan anoo shaqadayda ku jiro idinla wadaago
Sher ii dhaha muqaalka

Laandheere
24/08/2023

Laandheere

Asc somli wAyn aadbaad u mahsantiinLa aantiin.wacba Maan noqdeen🥰
24/08/2023

Asc somli wAyn aadbaad u mahsantiin
La aantiin.wacba Maan noqdeen🥰

Subax wanaagsan
24/08/2023

Subax wanaagsan

SUBAX WANAAGSAN
24/08/2023

SUBAX WANAAGSAN

Address

Hargeisa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xidiga hargeele posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share