Abwaan Cabdiraxmaan Aadan

Abwaan Cabdiraxmaan Aadan Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Abwaan Cabdiraxmaan Aadan, Home Health Care Service, Hargesa.

Asc kusoo dhawow shirkada dayax Online Market๐Ÿ˜Š macmiil waanu ku faraxsanahay inaad nalasoo xidhiidho๐Ÿ‘ Fadlan dalabkaaga halkan noogusoo gudbi sida ugu dhakhsiyaha badan ayaanu kuuguso jawaabeyna save gareyso numberka si aad ula socoto alaabaha cusub

11/02/2023

Soo dhowow hadii aad rabto fursad noloshaada aad rabto inaad waxbadan ka bedesho

Madareentaa Dhabar xanuun Lafa xanuun Caga gubasho Murqo xanuun  Jajab korkadhan ah Raganimadoo kugu yaraatay ama Biyoba...
01/02/2023

Madareentaa Dhabar xanuun Lafa xanuun Caga gubasho Murqo xanuun Jajab korkadhan ah Raganimadoo kugu yaraatay ama Biyobax dagdag ah ama Shahwadoo kaa imaan weyda ama kacsi la,aan iyo Barar Qaarka Dambe ah ama Caadadoo kaawareersan ama kaaba guurtay iyadoon lagaarin da'dii Caada guurka dhalma la,aan ama Dhicis (Dilan) kugu soo laalaabtay Gaas kaatagi waayay oo kudaashaday Qanjirka Raganimada oo kuxanuunaya (Prostate)
Saxarada oo kugu adkaata marmarna dhiig wadata ama Xab iyo Axalo Futada oo kucuncunta mararka qaar malawadka oo markaad saxaroo maagto banaanka yimaada

Hadaba waxaa macquul ah inuu kuhayo Baabasiirka Gudaha ama Dibada ee waxaan kuuhayaa Daawo Tayo sare leh oo kaa Dabargoyn doonta inshaa allaah ee igala soo xariir

Hiigsigeenu waa adoo bogsada iyo sumcadeenoo kor ukacda

WhatsApp ama wa.me/+2520906776668

Warda Xaashi Ninkeedu Waa nin jiimta ku raaga Balwad oo dhan ka weecday Weynihiis u sujuudaWaalidkiisa adeeca Oon Tiktok...
21/01/2023

Warda Xaashi Ninkeedu
Waa nin jiimta ku raaga
Balwad oo dhan ka weecday
Weynihiis u sujuuda
Waalidkiisa adeeca
Oon Tiktok-ga ku waalan

Midhihii waddankiisa
Waa nin heeda cunaaya
Pizza waa h**e daayay
Waxba moodin shuwaarma.

Waa nin aan wixi qaadan
Buufis dhoofku wareemin
Western-ka jeclaanin
Ka wardoonin kambaala
Kolba qaadan waraaqo

Waa nin aan iska waalin
Oon haweenka ka waalin
Isna aan laga waalin

Waa nin aanan ku wiirsan
Qofka weel madhan haysta
Ama waayuhu ciilay
Ee wuxuu karo siiyo

Waa nin aanan la waabsan
Oo midkii ku wareega
Wayeey wayda ku ooyo.

Hadal uun wadi maynee
Waa ninkaas wax tarkiisa
Warda xaashi ka yaabtay
Ee intuu la wacnaaday
Wadneheeda u siisay.

Madareentaa Dhabar xanuun Lafa xanuun Caga gubasho Murqo xanuun  Jajab korkadhan ah Raganimadoo kugu yaraatay ama Biyoba...
21/01/2023

Madareentaa Dhabar xanuun Lafa xanuun Caga gubasho Murqo xanuun Jajab korkadhan ah Raganimadoo kugu yaraatay ama Biyobax dagdag ah ama Shahwadoo kaa imaan weyda ama kacsi la,aan iyo Barar Qaarka Dambe ah ama Caadadoo kaawareersan ama kaaba guurtay iyadoon lagaarin da'dii Caada guurka dhalma la,aan ama Dhicis (Dilan) kugu soo laalaabtay Gaas kaatagi waayay oo kudaashaday Qanjirka Raganimada oo kuxanuunaya (Prostate)
Saxarada oo kugu adkaata marmarna dhiig wadata ama Xab iyo Axalo Futada oo kucuncunta mararka qaar malawadka oo markaad saxaroo maagto banaanka yimaada

Hadaba waxaa macquul ah inuu kuhayo Baabasiirka Gudaha ama Dibada ee waxaan kuuhayaa Daawo Tayo sare leh oo kaa Dabargoyn doonta inshaa allaah ee igala soo xariir

Hiigsigeenu waa adoo bogsada iyo sumcadeenoo kor ukacda

WhatsApp ama wa.me/0906776668

08/01/2023

๐“๐ข๐ž๐ง๐ฌ ๐ ๐ข๐ฏ๐ž๐ฌ ๐ฒ๐จ๐ฎ ๐š ๐œ๐ก๐š๐ง๐œ๐ž ๐ญ๐จ ๐œ๐ก๐š๐ง๐ ๐ž ๐ฒ๐จ๐ฎ๐ซ ๐ฅ๐ข๐Ÿ๐ž!

Join Tiens today to develop your lifeโ€ฆโ€ฆ

06/01/2023

Fursad shaqo oo muhiim ah oo guulo wax ku ool ah aad ka gaari kartid

Ma tahay qof shaqo doon ah?
Ma doonaysaa inaad badasho noloshaada?
Ma doonaysaa inad hesho daqli joogta ah?
Ma doonaysaa inaad waqtigaaga xor u noqoto?
Ma doonaysaa inaad dhaqaale xoriyaded gaarto?
Ma jeceshahay inaad dadka kale tusaale u noqoto?

Waxyaabaha aan lagaaga bahneyn:-
-Lagaama doonayo shahaado
-Lagaama doonaayo damiin
-Lagaama doonayo wax barasho

F.G: Shaqadaan waxa ay ku xiran-tahay rabitaaankada oo kaliya.

Hadaad faah faahin doonayso luuqa igala soo xariirโœ๏ธ https://call.whatsapp.com/video/fKJfuiDgzU3whgSy2E2knB
Ama 0634343882

06/01/2023

Fursad shaqo oo muhiim ah oo guulo wax ku ool ah aad ka gaari kartid

Ma tahay qof shaqo doon ah?
Ma doonaysaa inaad badasho noloshaada?
Ma doonaysaa inad hesho daqli joogta ah?
Ma doonaysaa inaad waqtigaaga xor u noqoto?
Ma doonaysaa inaad dhaqaale xoriyaded gaarto?
Ma jeceshahay inaad dadka kale tusaale u noqoto?

Waxyaabaha aan lagaaga bahneyn:-
-Lagaama doonayo shahaado
-Lagaama doonaayo damiin
-Lagaama doonayo wax barasho

F.G: Shaqadaan waxa ay ku xiran-tahay rabitaaankada oo kaliya.

Hadaad faah faahin doonayso luuqa igala soo xariirโœ๏ธ

Bukaan: Ditoore sokortayda tii kacaysay miyaa mise tii dhacaysay?!_________________________________________Waa fikrad qa...
05/01/2023

Bukaan: Ditoore sokortayda tii kacaysay miyaa mise tii dhacaysay?!
_________________________________________
Waa fikrad qaldan in qof sokorow (macaan) qaba oo waliba daawo qaato intuu isbitaal tago kadibna codsado in sokortiisa loo fiiriyo tii dhacaysay miyaa mise tii kacaysay?!!

Sokorta dhacayso ee aad maqlaysaan waa xaalad qof walba qabsan karta ee ma ahan nuuc ka mid ah cudurka macaanka / sokorowga tusaale ahaan:

1- Adigoo macaan qaba haddii aad daawada iska badisid ama isticmaashid daawo kaa xoog badan, sokortaadu waa dhacaysaa, laakiin taasi macnaheeda maahan inaad qabtid sokorta dhacdo.

2- Sidoo kale, haddii aad shaqo culus qabatid adigoo gaajaysan ama sooman, sokortaadu way dhici kartaa, weliba adigoo caafimaad qaba wax xanuun ahne aadan qabin.

3- Sidoo kale, way jiraan dad u nugul in sokortoodu dhacdo markay xaalado qaar la kulmaan wixii faahfaahin dheeraad ah ka akhriso qoraakaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=722.0

4- Midda ugu dambayso, waa talo ku socota dadka macaanka qabo oo sokortoodu dhacayso, waa muhiim in dhakhtar la xiriiraan si loo xaqiijiyo marka h**e inaad sokor sax ah qabtaan ama in daawadu idinka awood badan tahay si loo badalo. Mahadsanidiin

Hadaba ila soo xidhiidh hadii aad u baahan tahay xal aad kagah bogsato sokorta OO lagu dabar jarayo

05/01/2023

Nasoo booqo hadii aad tahay bukaan socod si aanu kuu siino talooyin caafimaad OO wax ku ool ah mahdsnid

Bismillah,Waa mawduuc muhiim ah, wax badanne aad ka faa'idaysan doontaan.Waxaan badanaa la kulmaa bukaanno qaba ama lagu...
05/01/2023

Bismillah,

Waa mawduuc muhiim ah, wax badanne aad ka faa'idaysan doontaan.

Waxaan badanaa la kulmaa bukaanno qaba ama lagu sheegay xanuunada qanjirka thyroid-ka ku dhaca, laakiin nasiib xumo loo qoray daawo khilaafsan baaritaannada ay wataan, sababtuna waa aqoon la'aan keentay in si khaldan loo fasiro jawaabaha shaybaarka, waxaana qoraalkaan kaga hadli doonaa khaladaadkaas qaabka ay ku yimaadaan iyo sida looga hortagi karo.

Qanjirka thyroid-ka waa xubin ku jirta dhuunta, wuxuu soo daayaa dheecaanno loo yaqaano "hormones" oo muhiim u ah shaqada qeybo badan oo jirka ka tirsan, hadduu qanjirka shaqada joojiyo ama shaqada badiyo labaduba waa xanuun u baahan daawo, xanuunkaasina wuxuu noqon karaa mid kumeel-gaar ah ama mid joogto ah.

Si qanjirka thyroid-ka u shaqeeyo, wuxuu dhambaal hormoon ah ka helaa qanjir maskaxda ku jira oo loo yaqaano "Pituitary", kaasoo soo daayo hormoon loo yaqaanno "Thyroid Stimulating Hormone" loona soo gaabiyo "TSH", macnihiisuna yahay "homroonka ka shaqeysiiyo thyroid-ka".

Markuu hormoonkaasi soo gaaro lana falgalo qanjirka thyroid-ka, wuxuu qanjirka thyroid-ka soo daayaa hormoon loo yaqaano "T4", kaasoo jirka lagu baahiyo, kadibne markuu unugyada jirka la falgalayo waxaa hormoonka "T4" isu badalaa hormoon kale oo loo yaqaano "T3" si jirka uga faa'idaysto.

Marka baaritanka lagu eegayo shaqada qanjirka thyroid-ka wuxuu ka kooban yahay 3-daas hormoon, waxaana filayaa inaad fahanteen mid walba meesha uu ka yimaado iyo shaqada uu qabto.

Intaas kadib, markii jawaabta soo baxdo waa inuu dhakhtarka aqoon buuxda u leeyahay fasiridda jawaabta sababtoo ah:

1- Haddii hormoonka "TSH" uu kacsan yahay, hormoonka "T4" iyo "T3" ay hooseeyaan wuxuu qofka qabaa "Holwgabka qanjirka thyroid-ka". "T4" iyo "T3" sababta ay u hooseeyaan waa qanjirka thyroid-ka oo shaqeyn la', sidaas awgeed qanjirka "Pituitary" ee maskaxda ku jira wuxuu dareemayaa in thyroid-ka shqeyn la'yahay, markaasi wuxuu soo deynayaa "TSH" badan si qanjirka thyroid-ka looga shaqeysiiyo.

Waa cudur jirijiray, laakiin maalmahaan soo badanayo, waxaa lagu dareemaa madax xanuun dhinaca dhafoorka u badan, fooraa...
05/01/2023

Waa cudur jirijiray, laakiin maalmahaan soo badanayo, waxaa lagu dareemaa madax xanuun dhinaca dhafoorka u badan, fooraarsiga ama sujuudda oo ku dhibayso, qandho, cabbur sanka ah, qoor xanuun iyo wareer adigoo fadhiya xittaa, haddii aad cilladaan isku aragtay dhakhtar la xiriir, ogowne ma ahan goonjab. wixii faahfaahin ah ka iga soo xidhiidh numberada whatsapka 0906776668 ama 0634343882

05/01/2023

Kalay nagu soo biir hadii aad tahay qof Raba inuu bishiisa wax ka bedelo

Address

Hargesa

Telephone

+252634343882

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abwaan Cabdiraxmaan Aadan posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Abwaan Cabdiraxmaan Aadan:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram