Health and Safety Program-HPS

Health and Safety Program-HPS HSP

14th September 2024The world First Aid Day Maanya oo ay tariikhdu tahay 14.9.2024Waa malinta loo aqoonsaday malinta Garg...
14/09/2024

14th September
2024
The world First Aid Day

Maanya oo ay tariikhdu tahay 14.9.2024
Waa malinta loo aqoonsaday malinta
Gargaarka Dag-daga ah Health Safety Program-HPS waa Xarunta Tababarada iyo wacyigalinta Safety Program-HPS ka guud ahaan iyo gaar ahaan

06/05/2024

Aqoon ugu kaalay
Baro koofiyad kasta midabkeeda waxa loo isticmaalo
Ku xidhnow

waxa maanta u soo dhamaaday Qayb ka mid ah shaqalaha Pharo Foundation Ee magalada Hargeisa  oo uu u socoday mudo Seddex ...
23/01/2024

waxa maanta u soo dhamaaday Qayb ka mid ah shaqalaha Pharo Foundation Ee magalada Hargeisa oo uu u socoday mudo Seddex cisho ah tababara iyo wacyigalin laga siiyay khatarta Dabka (Fire Trining ) waxa u qabatay Tababarkan Xarunta Tababarada Ee
safety Training Center Qaybta Health and Safety Program-HPS .

" Health Safety Training Center (HSTC) at the Home of Safety Professionals for training of community development and Improvement for Their sustainable Skills "

Trainer : Abdikarin Elim he is Senior trainer of Fire and Security

2023
07/08/2023

2023

𝐀𝐠𝐚𝐚𝐬𝐢𝐦𝐚𝐡𝐚 𝐠𝐮𝐮𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐗𝐢𝐝𝐡𝐢𝐢𝐝𝐡𝐤𝐚 𝐠𝐨𝐥𝐞𝐲𝐚𝐚𝐬𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐚𝐫𝐫𝐢𝐦𝐚𝐡𝐚 𝐃𝐚𝐬𝐭𝐮𝐮𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐌𝐚𝐫𝐰𝐨 𝐃𝐞𝐞𝐪𝐚 𝐂𝐚𝐛𝐝𝐢 𝐘𝐮𝐮𝐬𝐮𝐟 𝐨𝐨 𝐦𝐚𝐚𝐧𝐭𝐚...
20/10/2022

𝐀𝐠𝐚𝐚𝐬𝐢𝐦𝐚𝐡𝐚 𝐠𝐮𝐮𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐗𝐢𝐝𝐡𝐢𝐢𝐝𝐡𝐤𝐚 𝐠𝐨𝐥𝐞𝐲𝐚𝐚𝐬𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐚𝐫𝐫𝐢𝐦𝐚𝐡𝐚 𝐃𝐚𝐬𝐭𝐮𝐮𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐌𝐚𝐫𝐰𝐨 𝐃𝐞𝐞𝐪𝐚 𝐂𝐚𝐛𝐝𝐢 𝐘𝐮𝐮𝐬𝐮𝐟 𝐨𝐨 𝐦𝐚𝐚𝐧𝐭𝐚 𝐭𝐚𝐛𝐚𝐛𝐚𝐫 𝐤𝐮 𝐒𝐚𝐚𝐛𝐬𝐚𝐧 𝐆𝐚𝐫𝐠𝐚𝐚𝐫𝐤𝐚 𝐝𝐞𝐠𝐝𝐞𝐠𝐚 𝐚𝐡 𝐨𝐨 𝐦𝐮𝐝𝐨 𝐥𝐚𝐛𝐚 𝐜𝐢𝐬𝐡𝐨 𝐚𝐡 𝐬𝐨𝐜𝐨𝐧𝐚𝐲𝐞𝐲 𝐮𝐬𝐨𝐨 𝐱𝐢𝐝𝐡𝐚𝐲 𝐬𝐡𝐚𝐪𝐚𝐚𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐗𝐢𝐝𝐡𝐢𝐢𝐝𝐡𝐤𝐚 𝐆𝐨𝐥𝐞𝐲𝐚𝐚𝐬𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐀𝐫𝐫𝐢𝐦𝐚𝐡𝐚 𝐃𝐚𝐬𝐭𝐮𝐮𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐓𝐚𝐚𝐬𝐨 𝐚𝐲 𝐛𝐢𝐱𝐢𝐧𝐚𝐲𝐬𝐚 SOFO 𝐀𝐜𝐚𝐝𝐞𝐦𝐲

18/10/2022

Wasaarada dastuurka ayaa tababar lagaga hadlayay gar-gaarka deg dega ah uqabatay shaqaaleheeda wasaaradasi.
Tobabarkan oo ay bixinaysay SOFO

Wasiirka Wasaaradda Xidhiidhka Goleyaasha iyo arrimaha Dastuurka Somaliland Maxamed Xaaji Aadan Cilmi ayaa maanta tababa...
18/10/2022

Wasiirka Wasaaradda Xidhiidhka Goleyaasha iyo arrimaha Dastuurka Somaliland Maxamed Xaaji Aadan Cilmi ayaa maanta tababar ku saabsan gargaarka degdega ah oo ay Bixinayeen SOFO ACCADEMY u furey Shaqaalaha Wasaaradda Xidhiidhka goleyaasha iyo arrimaha Dastuurka Somaliland .
Waxana Kulankaasi goobjoog ka ahaa Agaasimaha guud ee Wasaaradda Xidhiidhka goleyaasha iyo arrimaha Dastuurka Somaliland Marwo deeqa Cabdi Yuusuf .

𝗫𝗨𝗦 𝗢𝗢 𝗫𝗔𝗦𝗨𝗨𝗦𝗡𝗢𝗪
07/10/2022

𝗫𝗨𝗦 𝗢𝗢 𝗫𝗔𝗦𝗨𝗨𝗦𝗡𝗢𝗪

Address

Hargesa

Opening Hours

Monday 07:00 - 12:00
16:00 - 20:00
Tuesday 07:00 - 12:00
16:00 - 20:00
Wednesday 07:00 - 12:00
16:00 - 20:00
Thursday 07:00 - 12:00
16:00 - 20:00
Saturday 07:00 - 12:00
16:00 - 20:00
Sunday 07:00 - 12:00
16:00 - 20:00

Telephone

+252634211105

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Health and Safety Program-HPS posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Health and Safety Program-HPS:

Share