Olalaha 1000 Cisho ee U Horeeya - 1000 Days Campaign

Olalaha 1000 Cisho ee U Horeeya  - 1000 Days Campaign A social movement to rally the community towards supporting the mother from conception to 24 months

09/04/2024

Ciid mubarak dhamaan ummada muslimuinta ah oo ay ugu horeeyaan agoonta reer falastiin.

31/07/2021

Introducing , a collaborative documentary with Mott MacDonald and UK in Somalia showcasing the work of health workers in Somalia and Somaliland, and the difficulties they have to overcome to strengthen health outcomes in their communities.

Watch now📽: https://youtu.be/hYPV-BpPjk0

Fadlan ka qeyb qaado xog-ururintan ku saabsan Olalihii 1000 cisho (1000 days campaign) ee ay soo qaban qaabisay Hay’adda...
06/12/2020

Fadlan ka qeyb qaado xog-ururintan ku saabsan Olalihii 1000 cisho (1000 days campaign) ee ay soo qaban qaabisay Hay’adda PSI.
Si aad uga qayb qaadato xog-ururinta Fadlan fur link-ga hoos ku xusan.

xog-ururintan ku saabsan Olalihii 1000 cisho (1000 days campaign)

20/09/2020


Kala korinta ubadku waxaa uu hormood u yahay hooyo caafimaad qabta iyo ubad caafimaad qaba. Aabo iyo hooyo kala kori ubadkiina si ay hooyadu u soo kabatao ilmuhuna u helo korniin wanaagsan.
Ilaahay wuxuu kitaabkiisa kariimka ah ku sheegay.
“233”( وَالْوَالِدَاتُ يُرْضِعْنَ أَوْلادَهُنَّ حَوْلَيْنِ كَامِلَيْنِ لِمَنْ أَرَادَ أَنْ يُتِمَّ الرَّضَاعَةَ)

20/09/2020


Aabbo ma ogtahay in caanaha naaska hooyadu 6-da bilood ee ugu horeeya ee nolosha ilmaha yar uu yahay aasaaska iyo bar bilow ilmo caafimaad qaba iyo hooyo caafimaad qabta. Haddaba aabbo taageer oo garab-gal xaaskaaga wakhtiga ay nuujinayso ilmaha si Alle idinku gallado ilmo caafimaad qaba idam Rabbi.

29/06/2020


Ka faa’iidayso hooyo habakan casriga ah ee . waa qayb cusub oo laguu soo kordhiyay .waxa uu hooyada kacaawinayaa in ay macluumaad dheeri ah ka hesho marba xilliga ay marayso ee xaaladeeda uurka . si loo gaadho hooyoyinka aan isticmaalin baraha bulshada iyo dhamaan kuwa isticmaalaba . si hawl yar oo lacag la'aana ku hel xoggo caafimaad.

lawadagaa dhamaan bulshada.


  Halku dhigeena maantu waa :-" Bilaw wangaasan ayaa horseeda nolol tolmoon " .Hadaba si aynu u xoojinno fariimahan wacy...
07/06/2020


Halku dhigeena maantu waa :-
" Bilaw wangaasan ayaa horseeda nolol tolmoon " .
Hadaba si aynu u xoojinno fariimahan wacyigalinta ah ku qabo fariin walba




waa masuuliyad inna wada saaran qofwalba ilaalinta daryeelka cafimaad ee qoyska iyo guud ahaan bulshadaba .

 Hooyadu xilliga uurka ,foosha iyo nuujintaba waa wakhti ay u nugushay/jilecsantahay in ay soo gaadhaan dhibaatooyinka k...
18/05/2020


Hooyadu xilliga uurka ,foosha iyo nuujintaba waa wakhti ay u nugushay/jilecsantahay in ay soo gaadhaan dhibaatooyinka ku yimaad xilligaa inta lagu jirro .
waxa ay noqon kartaa dhiig la'aan , dhiig kar , caabuqa kaadi mareenka ,foosha oo ku adkaata ,madheera oo kunoqota , ilma galeenka oo ururi waaya ,dhiig bax badan heer dhimasho keeni kara .iwm
/canuga waxaa ku iman kara , miisaan yar in uu ku dhasho ,caabuq ,cagaarshaw ,naqaska oo qabta . IWM. hadabba Hooyo aad goobaha caafimaadka kuna xidhnaw mar walba si caafimaadkaaga ka ilamaha/canuga u la socotid .talaalladana u dhamystiratid .
caafimaadku waxay door muhiima kaga jiraan daryeelka hooyinka iyo dhallaanka.
kusoo sii shaqaale caafimaadka ,kuna dhiirigali hawsha ay u hayaan bulshada.
sii si hooyo walba ugu dhiirato ku xidhnaanta goobaha cafimaadka.

05/05/2020


ololaha 1000 cisho waa daddaalo lagu baraarujinayo kor u qaadista daryeelka hooyada iyo dhalaanka xilliga uurka ,dhalashada ,iyo ilaa da'da labadda sanno ka gaadhayo ilmuhu.
Si aad uga qayb qaadato ololahan lawadaag muuqaalkan dhamaan bulshada .


kana like inoo saar
Hooyo walba waxay xaq u leedahay in ay hesho daryeel caafimaad.

Dhiirigalinta Aabaha ee dhinaca caafimaadku ma kacaawin kartaa hooyada in xilliga uurka ay wakhti horeba la xidhiidho go...
11/04/2020

Dhiirigalinta Aabaha ee dhinaca caafimaadku ma kacaawin kartaa hooyada in xilliga uurka ay wakhti horeba la xidhiidho goobaha caafimaadka ? Maxay se faa'iido soo kordhin kartaa ?

Fikirkaaga nala wadaag . Fariintan sii gudbi si ay u gaadho dhamaan bulshada .

Hooyo walba inay labbo sanno Naasnuujin samayso maxay fa;iido u yeelan kartaa ilmaha iyo hooyadaba ?Nala wadaag Aragtida...
09/03/2020

Hooyo walba inay labbo sanno Naasnuujin samayso maxay fa;iido u yeelan kartaa ilmaha iyo hooyadaba ?
Nala wadaag Aragtidaada

Address

Hargesa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Olalaha 1000 Cisho ee U Horeeya - 1000 Days Campaign posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram