Royal Care Hospital

Royal Care Hospital Royal Care Hospital is a registered private institution established to fulfill society`s needs of... hospital

09/09/2025

Kulankii maanta ee Royal Care Hospital iyo C/risaaq C/laahi Cali (Shabeel).

Kulankii Maanta ee Royal Care Hospital iyo C/risaaq Shabeel.
09/09/2025

Kulankii Maanta ee Royal Care Hospital iyo C/risaaq Shabeel.

Ciidanka dabdamiska iyo badbaada shacabku waa ciidan kasoo baxay waa jibaadkii loo aasaasay wwaliba dheeraadna ku daray ...
09/09/2025

Ciidanka dabdamiska iyo badbaada shacabku waa ciidan kasoo baxay waa jibaadkii loo aasaasay wwaliba dheeraadna ku daray sidaa daraadeed garab istaagooda iyo dhiirrigelintoodu waa waajib saaran muwaadinka kasta. Ciidanka Dab-demiska Somaliland

Hambalyo Hambalyo Hambalyo.Maamulka iyo dhammaanba shaqaalaha waaxyaha ee Cusbitaalka Royal Care Hospital waxay Hambalyo...
08/09/2025

Hambalyo Hambalyo Hambalyo.

Maamulka iyo dhammaanba shaqaalaha waaxyaha ee Cusbitaalka Royal Care Hospital waxay Hambalyo iyo ducaba u dirayaan Mumtaas Garaad Faarax oo kamid ah maamulka cusbitaalka qaybta Nursing oo maalintii shalay ka qalin bedelatay Jaamacadda Timacadde. Cilmigaa aad baratay ilaahay haka dhigo mid naafic ah, dedaalkii iyo bulshadaada ugu adeegaysayna noqo mid halkii kasii wadda.

Safa waa inan/gabadh yar oo 5 jir ah oo ay ku baxsatay iskiisadda qalinku isla markaana sambabka bidix fadhiisatay.Ilaah...
01/09/2025

Safa waa inan/gabadh yar oo 5 jir ah oo ay ku baxsatay iskiisadda qalinku isla markaana sambabka bidix fadhiisatay.

Ilaahay fadligii waxa lagasoo saaray xalay saakana iyada oo caafimaad qabtay ayay cusbitaalka ka baxday.

Ubadka ilaahay haynoo ilaaliyee aynu si dhow ula socono wacyi gelinna u samayno.

Alxamdullilaah.Waxaa ilaahay fadligii caawa lagasoo saaray biin ku baxsaday bukaan lagu magacaabo Saynab biinka oo ahaa ...
21/08/2025

Alxamdullilaah.

Waxaa ilaahay fadligii caawa lagasoo saaray biin ku baxsaday bukaan lagu magacaabo Saynab biinka oo ahaa nooca dumarku xijaabka ku xidhaan kaas oo sambabka gaadhay sida sawirka ka muuqata.
Waxa loo adeegsaday mishiinka Bronchoscopy-ga.

F.B. Aad halooga taxadaro walxaha afka lagu qabto sida irbada, biinka, findhicilka iwm.

HAMBALYO MUNAASIBADA XUSKA MAALINTA XORRIYADDA JSL 26 JUNE. Shaqaale weynaha Cusbitaalka Royal care hospital iyo dhamaan...
26/06/2025

HAMBALYO MUNAASIBADA XUSKA MAALINTA XORRIYADDA JSL 26 JUNE.

Shaqaale weynaha Cusbitaalka Royal care hospital iyo dhamaan bulsho weynta reer Somaliland waxaan leenahay hambalyo munaasibadda 65 guurada kasoo wareegtay maalintii ummadda reer Somaliland ka xorowday gumaystihii ingiriiska 26kii June sannadii 1960-kii, ilaahay waxaan ka baryaynaa inuu sannadkan kiisa kale inagu gaadhsiiyo amni, horumar iyo caafimaad.

HAMBALYO BILOWGA SANNADKA CUSUB EE HIJRA 1447H. Shaqaale weynaha Cusbitaalka Royal care hospital iyo dhamaan bulsho weyn...
25/06/2025

HAMBALYO BILOWGA SANNADKA CUSUB EE HIJRA 1447H.

Shaqaale weynaha Cusbitaalka Royal care hospital iyo dhamaan bulsho weynta reer Somaliland waxaan u diraynaa hambalyada sannadka curashada sannadka cusub ee hijriga 1447h, ilaahay sannadkan kiisa kale haynagu gaadhsiiyo amni, iimaan, horumar iyo caafimaad.

25/06/2025

Kalmadda Waalidka Sumaya Aabbe C/casiis Yuusuf.

25/06/2025

Maamulka iyo shaqaalaha cusbitaalka Royal Care Hospital ayaa kulan farxadeed la wadaagay Sumaya C/casiis Yuusuf iyo qoyskeeda kadib markii loo sameeyay 4 qalliin oo lafaha ah lagu daweynayay dhaawac xoog leh oo kasoo gaadhay shil gaadhi iyadoo in muddo ah xaalkeeda lagula tacaalayay Cusbitaalka gaar ahaan qaybaha ICU-ha iyo lafaha, alxamdullilaah maanta iyadoo cagaheeda ku socota ayaanu sii macasalaamaynay. Ilaahay dhibkii soomaray sumaya yar iyo qaoyskeedaba caafimaad taam ah iyo wanaag badan ha uga dambaysiiyo.

F.B.: Sumaya yar iyadaa maamulka ka codsatay in billad geesi la siiyo maadaamoo ay 4 qalliin gashay maamulkuna wuu ka aqbalay.

Maamulka iyo shaqaalaha cusbitaalka Royal Care Hospital ayaa kulan farxadeed la wadaagay Sumaya C/casiis Yuusuf iyo qoys...
25/06/2025

Maamulka iyo shaqaalaha cusbitaalka Royal Care Hospital ayaa kulan farxadeed la wadaagay Sumaya C/casiis Yuusuf iyo qoyskeeda kadib markii loo sameeyay 4 qalliin oo lafaha ah lagu daweynayay dhaawac xoog leh oo kasoo gaadhay shil gaadhi iyadoo in muddo ah xaalkeeda lagula tacaalayay Cusbitaalka gaar ahaan qaybaha ICU-ha iyo lafaha, alxamdullilaah maanta iyadoo cagaheeda ku socota ayaanu sii macasalaamaynay. Ilaahay dhibkii soomaray sumaya yar iyo qaoyskeedaba caafimaad taam ah iyo wanaag badan ha uga dambaysiiyo.

F.B.: Sumaya yar iyadaa maamulka ka codsatay in billad geesi la siiyo maadaamoo ay 4 qalliin gashay maamulkuna wuu ka aqbalay.

كل عام وأنتم بخير.Maamulka Cusbitaalka Royal Care waxa uu hambalyada Ciidda barakaysan ee Ciidal Adxa u dirayaa shaqaale...
05/06/2025

كل عام وأنتم بخير.
Maamulka Cusbitaalka Royal Care waxa uu hambalyada Ciidda barakaysan ee Ciidal Adxa u dirayaa shaqaale weynaha Cusbitaalka Royal care hospital, shacabka Jamhuuriyadda Somaliland, iyo guud ahaan shucuubta islaamka waanan leenahay
ALLAAH Ciidan ciideeda Ha inagu Gaadhsiiyo Amni, Iimaan iyo Caafimaad qab.

Address

Ex-cinema Octobar
Hargesa
252

Telephone

+252637197099

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Royal Care Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category