Hargeisa care clinic

Hargeisa care clinic cafimaadka bulshadeenu kor u qaad buu u bahanyahay ,waxaanu u taganahay in aan bulshada wacyi galino , kuna boorino qaabka cudurada layskaga ilaaliyo .

cafimaadku waa as aaska nolasha bani adamka , bulsho cafimaad qabta ayaa horumar samayn karta .

Faaiidooyinka soonka bisha Ramadan 1. Nasasho u siiya hab-dheefshiidka ๐Ÿซ€Caloosha iyo mindhicirrada waxay helaan waqti ay...
10/03/2026

Faaiidooyinka soonka bisha Ramadan

1. Nasasho u siiya hab-dheefshiidka ๐Ÿซ€
Caloosha iyo mindhicirrada waxay helaan waqti ay ku nastaan oo ay ku hagaajiyaan shaqadooda.
2. Hoos u dhigista sonkorta iyo baruurta dhiigga ๐Ÿฉธ
Soonku wuxuu ka caawiyaa jirka inuu si fiican u isticmaalo sonkorta iyo dufanka.
3. Miisaan dhimista โš–๏ธ
Dad badan waxay lumiyaan miisaan haddii ay si dheellitiran u cunaan afurka iyo suxuurta.
4. Nadiifinta jirka (detox) ๐ŸŒฟ
Jirka wuxuu isticmaalaa kaydka tamarta, taasoo ka caawisa inuu yareeyo sunta iyo dufanka.
5. Caafimaadka maskaxda ๐Ÿง 
Soonku wuxuu kordhiyaa xakamaynta nafta, yareeyaa walbahaarka, wuxuuna keenaa deganaan.
6. Kor u qaadista difaaca jirka ๐Ÿ›ก๏ธ
Daraasado qaar waxay muujinayaan in soonku ka caawiyo hagaajinta habka difaaca.

Gunaanad:
Soonka Ramadaanku wuxuu leeyahay faaโ€™iidooyin caafimaad iyo kuwo ruuxi ah labadaba, haddii si sax ah loo cuno suxuur iyo afur caafimaad leh.

10/03/2026
10/03/2026

Sheekh qofkii i xanta in aanan saamixin baaan goaansaday si aan ajar uga helo ? Ka waran ?

๐Ÿ”Ÿ ๐Ÿญ๐Ÿฌ ๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐˜† ๐—ผ๐—ผ ๐—ž๐—ฒ๐—ฒ๐—ป๐—ฎ ๐—–๐˜‚๐—ฑ๐˜‚๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ ๐— ๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐—ธ๐—ฎ (๐——๐—ถ๐—ฎ๐—ฏ๐—ฒ๐˜๐—ฒ๐˜€):๐Ÿญ๏ธโƒฃ ๐Ÿญ ๐—–๐˜‚๐—ป๐˜๐—ผ๐—ผ๐˜†๐—ถ๐—ป๐—ธ๐—ฎ ๐—ฆ๐—ผ๐—ป๐—ธ๐—ผ๐—ฟ๐˜๐—ฎ ๐—•๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ป ๐—น๐—ฒ๐—ต โ€“ sida nacnaca, cabitaanada macaan b...
04/08/2025

๐Ÿ”Ÿ ๐Ÿญ๐Ÿฌ ๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐˜† ๐—ผ๐—ผ ๐—ž๐—ฒ๐—ฒ๐—ป๐—ฎ ๐—–๐˜‚๐—ฑ๐˜‚๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ ๐— ๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐—ธ๐—ฎ (๐——๐—ถ๐—ฎ๐—ฏ๐—ฒ๐˜๐—ฒ๐˜€):

๐Ÿญ๏ธโƒฃ ๐Ÿญ ๐—–๐˜‚๐—ป๐˜๐—ผ๐—ผ๐˜†๐—ถ๐—ป๐—ธ๐—ฎ ๐—ฆ๐—ผ๐—ป๐—ธ๐—ผ๐—ฟ๐˜๐—ฎ ๐—•๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ป ๐—น๐—ฒ๐—ต โ€“ sida nacnaca, cabitaanada macaan badan ,shaaha macan
๐Ÿฎ๏ธโƒฃ ๐Ÿš ๐—–๐˜‚๐—ป๐˜๐—ผ๐—ผ๐˜†๐—ถ๐—ป๐—ธ๐—ฎ ๐—–๐—ฎ๐—ฟ๐—ฏ๐—ผ๐—ต๐˜†๐—ฑ๐—ฟ๐—ฎ๐˜๐—ฒ-๐—ด๐—ฎ ๐˜€๐—ฎ๐—ฟ๐—ฟ๐—ฒ๐—ฒ๐˜†๐—ฎ โ€“ sida bariiska cad, rootiga cad.
๐Ÿฏ๏ธโƒฃ ๐Ÿ›‹๏ธ ๐—™๐—ฎ๐—ฑ๐—ต๐—ถ ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ป ๐—ผ๐—ผ ๐—ท๐—ถ๐—ฟ ๐—ฑ๐—ต๐—ถ๐˜€๐—ธ๐—ฎ ๐—น๐—ฎโ€™๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—ฎ๐—ต (Lack of exercise).
๐Ÿฐ๏ธโƒฃ โš–๏ธ ๐— ๐—ถ๐—ถ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐˜…๐—ฎ๐—ฑ-๐—ฑ๐—ต๐—ฎ๐—ฎ๐—ณ ๐—ฎ๐—ต (Obesity).cayil
๐Ÿฑ๏ธโƒฃ ๐Ÿงฌ ๐—ง๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ถ๐—ถ๐—ธ๐—ต๐—ฑ๐—ฎ ๐—พ๐—ผ๐˜†๐˜€๐—ธ๐—ฎ ๐—ฒ๐—ฒ ๐˜…๐—ฎ๐—ป๐˜‚๐˜‚๐—ป๐—ธ๐—ฎ ๐—บ๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐—ธ๐—ฎ (genetic risk).
๐Ÿฒ๏ธโƒฃ ๐Ÿ˜ฐ ๐—ฆ๐˜๐—ฟ๐—ฒ๐˜€๐˜€ ๐—ท๐—ผ๐—ผ๐—ด๐˜๐—ผ ๐—ฎ๐—ต โ€“ wuxuu keenaa kororka insulin resistance.
๐Ÿณ๏ธโƒฃ ๐Ÿ˜ด ๐—›๐˜‚๐—ฟ๐—ฑ๐—ผ ๐—น๐—ฎโ€™๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—ฎ๐—บ๐—ฎ ๐—ต๐˜‚๐—ฟ๐—ฑ๐—ผ ๐˜๐—ฎ๐˜†๐—ผ ๐˜…๐˜‚๐—ป.
๐Ÿด๏ธโƒฃ ๐Ÿšฌ ๐—ฆ๐—ถ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ ๐—ฐ๐—ฎ๐—ฏ๐—ถ๐˜€ โ€“ waxay saameysaa awoodda jirka ee insulin u isticmaalka.
๐Ÿต๏ธโƒฃ ๐Ÿบ ๐—ž๐—ต๐—ฎ๐—บ๐—ฟ๐—ถ๐—ด๐—ฎ ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ป (alcohol) โ€“ wuxuu carqaladeeyaa dheelitirka sonkorta.
๐Ÿ”Ÿ ๐Ÿ‘ต ๐——๐—ฎโ€™๐—ฑ๐—ฎ ๐˜€๐—ถ๐—ถ ๐—ธ๐—ผ๐—ฟ๐—ฑ๐—ต๐—ฎ๐˜†๐˜€๐—ฎ โ€“ gaar ahaan dadka ka weyn 45 sano.

23/06/2025

Somalida iyo gumaysiga . Sheekh mustafe

26/05/2025

Xanuunka romadiisanka Waxa ma waramaya dr Abdirisak Ali

Happy 18 may to all somalilanders
17/05/2025

Happy 18 may to all somalilanders

02/05/2025

Agaasimaha wqsarada cafimaadka Somaliland oo daahfuray talaalo cusub

25/04/2025

"Intii baloodhada iyo beeraha lagu mashquul sanaa Habar jeclo waxay ka shaqaynaysay sidii.." Boqor Buurmadaw

25/04/2025
14/04/2025

Address

Hargeysa
<<HARGEISACARE

Telephone

+252636710691

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hargeisa care clinic posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category