Hiran high clinic online

Hiran high clinic online Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Hiran high clinic online, Medical and health, Beledweyn, Hiiraan.

21/10/2023

Hel daryel caafimaad adon xamar u aadin,kaana bixin kharash diyaarad

21/10/2023

Waxaan idiin hayna daawa ilmaha isku kaadiyo oo damaanad leh, hadaba waalid intaa dili lahayd ilmahaaga dawe oo nala soo xiriir .

21/10/2023

Bishaar bishaaro
Waxaan ogu bisharaynayna dhamaan dadweynaha kunool gobalka hiran iyo nawaaxigiisa inaan idiin diyaarinay hab online ah ,oo aad ku heli kartan Dhakhtar oo ah khabiir cudurada guud iyo qaliinka lana soo shaqe haayada caalami ah iyo isbitaalo waawayn inaad uheli kartaan hab online ah,baritanka qaarna laguugu samayn doono magaladaad joogto ,aadna heli doonto daawa tayadeedu sarayso .
Waxyaabahad ka heli karti waxa ka mid ah
Biyabaxa deg dega ah
Awooda ragoo yaraato
Dhalma la’aanta rag iyo dumarba insha allah
Naqaska nooca xasaasiyad
Xasaasiyada maqaarka
Xanuunada ku dhaca neerfatha
Lac laca (dhalla dhalow)
Ilmaha habenki isku kaadiyo
Caada wareerka
Buroyinka minka dawa ahaan iyo qalinba
Jilba xanuunka,dhabarka iyo lafa xanuunka
Hurda la’aanta iyo madax xanuunka
Neef tuurka
Bararka lugaha iyo dhamaan jirka
Sokorta
Dhiig karka
Lasocoshada beerkabiyo dubnaha kale e jirka (dadka qaba cudurada waxyeleyo)
Gaaska iyo xanuunada dheefshiidka
Naasa bararka ama naaswaynadka raga
Latalinta xaga madkaxda.
FG dhaqtarka wuxu ku guulaystay xanuuno badan oo wuus laga taagna.

Address

Beledweyn
Hiiraan

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hiran high clinic online posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram