Hiiran youth developmen

Hiiran youth developmen hoyga hiiraan

19/05/2022

Yes

19/05/2022

Waan idin ka mahad celina Pege Garsiiseen 4k Waxan idin leyahay mahad sanid

20/03/2022
29/05/2021
Cali Cabdullaahi Cosoble oo hadda ka hadlaya kulan Muqdisho uga soconaya beesha Xawaadle ayuu ka sheegay in madaxweyne F...
19/10/2020

Cali Cabdullaahi Cosoble oo hadda ka hadlaya kulan Muqdisho uga soconaya beesha Xawaadle ayuu ka sheegay in madaxweyne Farmaajo uu u baahan yahay in Marxuum Maxamed Siyaad Barre uu kala soo hadlay Qabriga, kadibna uu waydiisto talo siin ku’aadan hanaanka uu u wajahayo Hirshabelle. Sidee u aragtaa hadalka Cosoble?

18/09/2020

Xaqiiqada jirto

Waxan halkan uga  hambalyeyna  sxb qaliga  oo shakay usoo gaba gabowda  qeybtii koowaad jamaca waxan keyahay  hambalyo
19/06/2020

Waxan halkan uga hambalyeyna sxb qaliga oo shakay usoo gaba gabowda qeybtii koowaad jamaca waxan keyahay hambalyo

18/09/2019
12/07/2019
DEG DEG: Muddo kabadan Hal Bil kaddib waxaa Caawa lagu guuleestay in lasoo afjaro Khilaafkii siyaasadeed ee ka dhashay x...
11/07/2019

DEG DEG: Muddo kabadan Hal Bil kaddib waxaa Caawa lagu guuleestay in lasoo afjaro Khilaafkii siyaasadeed ee ka dhashay xilka qaadistii Guddomiyihii h**e ee Gobalka Hiiraan Yusuf Axmed Hagar (Dabageed).

Dadaal dheer oo aay sameeyeen Xildhibaanada Dowllada Fedaraalka Soomaaliya ka socday ee Beledweyne usoo gaaray xallinta Xiisadii taakneed iyo Tanaasul uu sameeyay Guddomiyihii h**e ee gobalka Hiiraan Yusuf Dabageed ayaa lagu guuleestay in qilaafkii jiray lasoo gaba gabeeyo.

Guddomiyihii h**e ee gobalka hiiraan Yuusuf Axmed Hagar oo goordhaw qadka Telefoonka aan kala hadlay ayaa ii xaqiijiyay in wixii qilaafka ee jiray la dhameeyay Maalinta Sabtida ah ee soo aadan uu xilka ku wareejin doono Guddomiyaha cusub ee Gobalka Hiiraan Cali Maxamed Caraale.

Xallinta Khilaafka Siyaasadeed ee ka dhashay xilka qaadistii guddomiye Yusuf Dabageed ayaa soo maray heerar kala duwan balse ugu dambeyn ayaa Caawa ayaa lasoo afjaray iyadoo dhiig ku daadan.

12/03/2019

Waxa idin ka mahad celinaa asxabteyda qaliga pege keyga oo gara 320 like mahad sanidii

04/02/2019

Hoganka hiiraan

01/02/2019

Waxan u mahad celina dhaman saxabya garab igu siisax pege kan inaa uu garo 300 like

QATAR VISA ( work visa 2 position ) REQUIREMENTS: - Driver ( has valid driver licence)- age 25- 35 year- all nationality...
21/11/2018

QATAR VISA ( work visa 2 position )
REQUIREMENTS:
- Driver ( has valid driver licence)
- age 25- 35 year
- all nationality
- medical check up report
- passport copy + one photo passport size
- processing 10 - 25 days
- immediately traveling
please contact :
00252634020702 / whatsapp

KIRSHABELLE OO QOORTA ISAGU JIRTA ISKUNA HEYSATA CANSHUURTA HIIRAAN: Wasiirka maaliyada Kirshabelle Maxamed Dheere ayaa ...
08/08/2018

KIRSHABELLE OO QOORTA ISAGU JIRTA ISKUNA HEYSATA CANSHUURTA HIIRAAN:

Wasiirka maaliyada Kirshabelle Maxamed Dheere ayaa u sheegay baarlamaan ku sheega Kirshabelle inuu hadduu mideyn waayo canshuurta Jowhar iyo Hiiraan uu iska casili doono xilka isagoo ku beerlaxawsanaya xildhibaano ku sheegyada Kirshabeelle, Maxamed Dheere ayaa maalmahaan wajahaya caqabado xoog leh isagoo tooshka ku ifinaya Waare iyo Sifiroow oo si hoose u heshiiyay isagana meesha ka tuureen.

Dhanka kale Waare iyo Sifiroow ayaa si hoose u heshiiyay iyagoo shacabka u sheegaya canshuurtaan Beledweyne iyo Hiiraan in looga baahan yahay Hiiraan iyaga waxayna shacabka ku beerlaxawsanaya in canshuurta la geynin marnaba Jowhar laakiin ay doonayaan labadooda in si hoose u kala qeybsanadaan oo aan jirin cid la xisaabtanta canshuurta Hiiraan sideey ku baxdo.

Hiiraan canshurteeda ayaa marna Jowhar lagu dhacaa, marna Beledweyne dhexdeeda iyadoo shacabka marnaba iska wareysan habka iyo nidaamka ay ku baxdo.

Address

Nabad
Hiiraan
AMNI

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Friday 09:00 - 17:00

Telephone

0615467606

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hiiran youth developmen posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram