02/02/2026
Waxa si rasmi ah usoo gaaray magaalada baladwayne ee caasimadda gobolka hiiraan, qubaro caafimaad oo ka socota isbitaalka takhasusi ah ee amoore iyaga oo soo gaaray isbitaalka shifa hospital
Laga bilaabo Berito oo taariikhdu tahay 1-feb-2026 khubarada caafimaad
Ayaaa la tacaali doona
Dhakhaatiir muddada kooban ay joogaan oo kooban ayaa waxa ay la tacaali doonaan
Daawaynta hami yarida gogosha ee ragga
Daawaynta dhalma la’aanta ragga
Daawaynta xanuunka galaha
Daawaynta caabuqyada ku dhaca ragga
Daawaynta biya baxa dagdaga ah
Daawaynta xanuunada ku dhaca xiniinyaha
Iyo qalliinkooda
Baaritaanada shahwada iyo dawaynta shahwa yarida
Cilladaha hormoonada raggaa
Daawaynta kaadi baxsadka
Daawaynta kilya xanuunka
Xanuunada kaadi mareenka
Xanuunada qanjirka prostate ka
Isdaawaangalintu waxa ay ka socotaa xarunta isbitaalka shifa ee baladwayne, xaafadda Howlwadaag, laanta hillaac, wadada jiinka, Ex Salaama Hospital ama kala xiriir taleefoonada shaashadda kaaga muuqda