Khaliif Medical Center Jowhar

Khaliif Medical Center Jowhar Horyaalka Xarumaha Caafimaad Ee G/Sh/Dhaxe⚕️

𝐗𝐔𝐒𝐊𝐀 𝐌𝐀𝐀𝐋𝐈𝐍𝐓𝐀 𝐂𝐀𝐀𝐋𝐀𝐌𝐈𝐆𝐀 𝐀𝐇 𝐄𝐄 𝐁𝐔𝐑𝐔𝐊𝐈𝐈𝐓𝐀𝐃𝐀 __________Sanad kasta 12-ka bisha Nofeembar, waxa dunida laga sameeyaa wacyig...
12/11/2025

𝐗𝐔𝐒𝐊𝐀 𝐌𝐀𝐀𝐋𝐈𝐍𝐓𝐀 𝐂𝐀𝐀𝐋𝐀𝐌𝐈𝐆𝐀 𝐀𝐇 𝐄𝐄 𝐁𝐔𝐑𝐔𝐊𝐈𝐈𝐓𝐀𝐃𝐀 __________

Sanad kasta 12-ka bisha Nofeembar, waxa dunida laga sameeyaa wacyigelin sare loogu qaadayo xanuunka burukiitada oo ah infekshin dilaa ah isla markaana hormuud u ah infeskhinadda ay ugeeriyoodaan caruurta iyo dadka waaweyn.
Maalintani waxa la dhiirigeliyaa hababka kahortaga iyo daaweynta burukiitada iyada oo loo marayo talaal bixin, nafaqeyn iyo qiimeynta daryeelka caafimaad. waxana la qaataa go'aano lagu yareynayo dhimashadda ay horseedo burukiitadu guud ahaan dunida.

Burukiitaddu waa mid kamid ah, xanuunadda ugu badan ee ay sabab sadaan caruurta ka yar 5-ta sanno, waxana sanadkii 2019 ugeeriyooday ku dhawaad 740 kun oo caruur ah kana yar da’da 5 jirka.

Isbitaalka Khaliif waxa diyaar kuugu ah dhaqtarka caruurta oo ka daweynaya caruurtaada burikiitada iyo dhamaan xanuunada caruurta.

Ha yareysan xanuunka caruurta oo h**ey usoo gaar Isbitaalka Khaliif , qeybta Caruurta si ilmahaadu u helo daryeel iyo Daaweyn Caafimaad.




CALAMADAHA LAGU GARTO  XANUUNKA MACAANKA .Khaliif Medical Center Jowhar           .  kalena aad ka heleysid Laab casri a...
06/11/2025

CALAMADAHA LAGU GARTO XANUUNKA MACAANKA .

Khaliif Medical Center Jowhar

.

kalena aad ka heleysid Laab casri ah iyo jawaabo degdeg ah .








24/ 7Hrs

📍 Goobta: Suuqa Qoryaha ee Hantiwadaag
📞 Wac hadda: 61 5524160 / 625524160

Ha sugin ilaa aay dhibaati ka timaado Samee hubin joogta ah bil walba Indhaha waa qayb aad muhiim ugu ah jirka banii’aad...
15/10/2025

Ha sugin ilaa aay dhibaati ka timaado Samee hubin joogta ah bil walba Indhaha waa qayb aad muhiim ugu ah jirka banii’aadamka, waxayna noo suurta geliyaan inaan aragno dunida ku xeeran. Dhibaatooyinka aragga sida indho daciif, ilbiriqsiyo iftiin xanuun leh, ama aragti isku dhexyaacda waa calaamado u baahan in si degdeg ah loo baaro.

Soo booqo xaruunteena isbitaalka.

Khaliif Medical Center Jowhar

.

kalena aad ka heleysid Laab casri ah iyo jawaabo degdeg ah .








24/ 7Hrs

📍 Goobta: Suuqa Qoryaha ee Hantiwadaag
📞 Wac hadda: 61 5524160 / 625524160

HEL ADEEG CAAFIMAAD OO DEGDEG AH  .Khaliif Medical Center Jowhar           .  kalena aad ka heleysid Laab casri ah iyo j...
15/10/2025

HEL ADEEG CAAFIMAAD OO DEGDEG AH .

Khaliif Medical Center Jowhar

.

kalena aad ka heleysid Laab casri ah iyo jawaabo degdeg ah .








24/ 7Hrs

📍 Goobta: Suuqa Qoryaha ee Hantiwadaag
📞 Wac hadda: 61 5524160 / 625524160

ISBITAALKA WAXAA DIYAAR KUGU AH COMPUTER UUR KU JIRTA .Khaliif Medical Center Jowhar     iyo bukaan socod .  kalena aad ...
14/10/2025

ISBITAALKA WAXAA DIYAAR KUGU AH COMPUTER UUR KU JIRTA .

Khaliif Medical Center Jowhar

iyo bukaan socod .

kalena aad ka heleysid Laab casri ah iyo jawaabo degdeg ah .








24/ 7Hrs

📍 Goobta: Suuqa Qoryaha ee Hantiwadaag
📞 Wac hadda: 61 5524160 / 625524160

DIB U HEL DHOOLA CADEYNTAADA LUMAY .Khaliif Medical Center Jowhar     iyo bukaan socod .  kalena aad ka heleysid Laab ca...
14/10/2025

DIB U HEL DHOOLA CADEYNTAADA LUMAY .

Khaliif Medical Center Jowhar

iyo bukaan socod .

kalena aad ka heleysid Laab casri ah iyo jawaabo degdeg ah .








24/ 7Hrs

📍 Goobta: Suuqa Qoryaha ee Hantiwadaag
📞 Wac hadda: 61 5524160 / 625524160

10/10/2025

QEYBTA QURXINTA AFKA IYO ILKAHA .

Khaliif Medical Center Jowhar

iyo bukaan socod .

kalena aad ka heleysid Laab casri ah iyo jawaabo degdeg ah .








24/ 7Hrs

📍 Goobta: Suuqa Qoryaha ee Hantiwadaag
📞 Wac hadda: 61 5524160 / 625524160

07/10/2025

BUKAAN KEENA OO LOO SAMEYSI QURXINTA ILKAHA BEFORE & AFTER ...

Khaliif Medical Center Jowhar

iyo bukaan socod .

kalena aad ka heleysid Laab casri ah iyo jawaabo degdeg ah .








24/ 7Hrs

📍 Goobta: Suuqa Qoryaha ee Hantiwadaag
📞 Wac hadda: 61 5524160 / 625524160

ADEEG CAAFIMAAD OO DHAMEYSTIRAN SOO BOOQO .Khaliif Medical Center Jowhar     iyo bukaan socod .  kalena aad ka heleysid ...
29/09/2025

ADEEG CAAFIMAAD OO DHAMEYSTIRAN SOO BOOQO .

Khaliif Medical Center Jowhar

iyo bukaan socod .

kalena aad ka heleysid Laab casri ah iyo jawaabo degdeg ah .








24/ 7Hrs

📍 Goobta: Suuqa Qoryaha ee Hantiwadaag
📞 Wac hadda: 61 5524160 / 625524160

𝐇𝐚𝐦𝐛𝐚𝐥𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐚𝐥𝐢𝐧𝐭𝐚𝐧 𝐐𝐚𝐚𝐥𝐢𝐠𝐚 𝐚𝐡  Waa maalin aan ku xasuusan karno sida aan u daryeeli laheen caafimaadka wadnaha iyo guud ...
29/09/2025

𝐇𝐚𝐦𝐛𝐚𝐥𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐚𝐥𝐢𝐧𝐭𝐚𝐧 𝐐𝐚𝐚𝐥𝐢𝐠𝐚 𝐚𝐡 Waa maalin aan ku xasuusan karno sida aan u daryeeli laheen caafimaadka wadnaha iyo guud ahaan jirkaaga.
𝐌𝐮𝐝𝐧𝐚𝐚𝐧𝐭𝐞𝐞𝐧𝐮 𝐰𝐚𝐚 𝐜𝐚𝐚𝐟𝐢𝐦𝐚𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐧𝐚𝐡𝐚.

🔹ISBITAALKA WAXAA DIYAAR KUGU AH DHAQAATIIR KALA DUWAN HADA SOO BOOQO.

Khaliif Medical Center Jowhar

Jiif iyo bukaan socod .

Sidoo kalena aad ka heleysid Laab casri ah iyo jawaabo degdeg ah .

# Adeeg Caafimaad Oo Dhameystiran soo booqo.









24/ 7Hrs

📍 Goobta: Suuqa Qoryaha ee Hantiwadaag
📞 Wac hadda: 61 5524160 / 625524160

World Retina Day waa maalin caalami ah oo loo asteeyey wacyigelinta cudurrada la xiriira retina-da isha (retinal disease...
28/09/2025

World Retina Day waa maalin caalami ah oo loo asteeyey wacyigelinta cudurrada la xiriira retina-da isha (retinal diseases). Retina-du waa qaybta gudaha ee isha ku taalla oo qabata iftiinka, una beddesha calaamado maskaxda u dira si aan wax u aragno.

🔹 Ujeedada World Retina Day

In bulshada lagu baraarujiyo muhiimadda caafimaadka indhaha.

In dadka la ogeysiiyo cudurrada retina-da sida:

Retinitis Pigmentosa

Macular Degeneration

Diabetic Retinopathy

Retinal Detachment

In la dhiirrigeliyo baaritaan h**e iyo daawayn si looga hortago indho la’aan.

In la taageero cilmi-baarista iyo helitaanka daawooyin casri ah.

🔹 Goorma ayaa la xusaa?
World Retina Day waxaa la xusaa Sabtida ugu dambeysa ee bisha September sanad walba.

🔹 Habka loo xuso

Wacyigelin bulshada ah (seminars, webinars, iyo kulamo caafimaad).

Baaritaan indho oo bilaash ah.

Baraha bulshada oo lagu faafiyo fariimaha caafimaadka.

Taageeridda dadka la nool cudurrada retina-da.

ISBITAALKA WAXAA DIYAAR KUGU AH DHAQAATIIR KALA DUWAN HADA SOO BOOQO.

Khaliif Medical Center Jowhar

Jiif iyo bukaan socod .

Sidoo kalena aad ka heleysid Laab casri ah iyo jawaabo degdeg ah .

# Adeeg Caafimaad Oo Dhameystiran soo booqo.









24/ 7Hrs

📍 Goobta: Suuqa Qoryaha ee Hantiwadaag
📞 Wac hadda: 61 5524160 / 625524160

Address

Khaliif General Hospital
Jowhar
9257

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Khaliif Medical Center Jowhar posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Khaliif Medical Center Jowhar:

Share