Dr A,M,C

Dr A,M,C Health Training

01/08/2025
18/06/2025

Dhamaan ardayda jecel inay is-diwaan galiyaan iskuulka AL-NAJAX,
waxa aan ku war-galinaynaa inay is-qoristii si-rasmiya u bilaab-matay sanadka 2025.
Fadlan iska diwaan-gali linkiga hoose ku qoran. mahad sanid!.

https://wa.me/qr/TCQW3HNJPWXDM1

61 6528851

18/06/2025

✨𝐂𝐚𝐟𝐢𝐦𝐚𝐝𝐤𝐚 👩‍⚕️𝐰𝐚𝐚 𝐱𝐢𝐫𝐟𝐚𝐝 𝐰𝐚𝐧𝐚𝐠 , 𝐚𝐣𝐚𝐫 𝐢𝐲𝐨 𝐚𝐧𝐟𝐚𝐜𝐛𝐚 𝐥𝐞𝐡 .
𝐁𝐚𝐥 𝐬𝐮𝐮𝐫𝐞𝐲𝐬𝐨 𝐪𝐨𝐟 𝐝𝐡𝐚𝐰𝐚𝐜 𝐚𝐡 𝐨𝐨 𝐝𝐡𝐢𝐢𝐠 𝐛𝐚𝐱𝐚𝐲𝐚 𝐚𝐝𝐢𝐠𝐨 𝐛𝐚𝐝𝐛𝐚𝐝𝐢𝐲𝐞𝐲 𝐚𝐦𝐚 𝐠𝐚𝐫 𝐠𝐚𝐫 𝐮𝐬𝐚𝐦𝐞𝐲𝐞𝐲 𝐪𝐨𝐟𝐤𝐚𝐬𝐧𝐚 𝐚𝐥𝐥𝐞 𝐤𝐚𝐬𝐨𝐤𝐨𝐰 𝐚𝐝 𝐚𝐝𝐢𝐠𝐚 𝐛𝐚𝐝𝐛𝐚𝐝𝐢𝐬𝐚𝐲.🥺

📍Al-Najax HealthAcademy:61 6528851

11/02/2025
21/11/2024

Maalinta Macalinka Soomaaliyeed.
Waxaan farxada la wadaageynaa Bahda Waxbarashada gaara ahaan Barbaariyaasha Soomaaliyeed.

21ka Novembar 2024 waxaan la dabaal dageeyna maalinta macalinka Soomaaliyeed.

Waxaan bogaadin, dhiirogelin iyo taageero u muujineynaa Macalinka Soomaaliyeed shaqada adag ee masuuliyada culus leh ee Ummada ay u hayaan.

Wax Bar ama Baro si aan u barwaaqowno".

Macalinku: waa Iftiimiyaha nolosha, u gargaaraha ubadka, Aasaasaha Bulshada.

Hambalyo iyo bogaadin ayaan u diraynaa dhamaan bahweynta barayaasha Soomaliyeed si gaar ah macalimiinta mu'asasadda Al-najax institute health of language

Address

Jowhar
DRA'M'C

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr A,M,C posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Dr A,M,C:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category