08/07/2025
Tallaado: 8/7/2025 ๐ ๐๐พ๐ฑ๐ถ๐๐ต๐ผ; Waxaan maanta kullan gaar ah ku yeelanay Muqdisho dhallinyaro kala duwan oo aqoonyahano ah, kuwaas oo isugu jiray ๐ฆ๐ผ๐ฐ๐ถ๐ฎ๐น ๐๐ผ๐ฟ๐ธ๐ฒ๐ฟ๐ ka kala yimid kuliyadaha kala duwan ee Jaamacadaha, dhalinyaradaas oo isugu jiray kuwa ka baxay heerka labaad (master), heerka koobaad (Bachular) iyo arday jaamaceedba. Waxaan halkaas isku dhaafsanay khibrado kala duwan iyo aqoon kala duwan, waxaana ku midownay sidii aan ugu adeegi laheyn ๐๐ฎ๐ฑ๐ธ๐ฒ๐ฒ๐ป๐ฎ ๐ถ๐๐ผ ๐ฑ๐ฎ๐น๐ธ๐ฒ๐ฒ๐ป๐ฎ, inagoo kala dagaalameyna ๐
๐๐๐ก๐๐๐.
Bar Oo Badbaadi Bulshadada ๐๐ฎ๐ฐ๐ฒ 2, Wax weyn ayaa soo socda inshaallaah, nala socda.
๐๐: ๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐ ๐ง๐๐๐ฉ๐๐ ๐๐ฃ ๐๐๐ ๐๐๐๐ ๐๐๐๐ ๐จ๐ ๐๐จ๐ ๐๐ ๐ฌ๐๐ญ ๐ช ๐ฆ๐๐๐จ๐ค ๐๐ ๐๐๐ ๐ช๐๐ช ๐๐๐๐๐๐ฉ๐๐ ๐ค๐ค ๐๐๐ ๐ ๐ ๐ข๐๐ ๐ฃ๐ค๐ฆ๐ค๐ฉ๐๐ ๐ข๐๐๐๐ก๐ก๐๐ข๐๐๐ฃ๐ฉ๐ ๐๐ก๐ค๐ก๐๐๐ ๐ฌ๐๐ญ๐๐๐ ๐ฃ๐๐๐๐ก๐ ๐จ๐ค๐ค ๐ญ๐๐ง๐๐๐ง๐ ๐ ๐๐ง๐ฉ๐๐ 61 4539122 .