Dr YUSUF

Dr YUSUF INTERNAL MEDICINE -ENDOSCOPY EXPERIENCY

07/09/2025

High quality Echocardigraphy fans Mohamud Abdullahi Ibrahim Baaquli Boy Mohamud Abshir Xassan Ustaad Liibaan Garaad Mohamed Abdi Mohamed @

Isku daweee kaarkaaga AMANA INSURANCE oo igu soo booqo Bayaan Hospital
04/09/2025

Isku daweee kaarkaaga AMANA INSURANCE oo igu soo booqo Bayaan Hospital

.
Waxaa lagu war galinayaa dhamaan bulshada ku nool magaalada kismaayo iyo nawaaxigeeda ee isticmaala kaarka caymiska caafimaad ee In aad isku daween kartid adigoo adeegsanaya kaarkaga caafimaad ee .
Waxaad ka heli kartaa adeegya tayeysan iyo dhaqaatiir tayeysan.
Waxaad ka heli kartaa adeegyada kala ah
1.Daweenta cudurada guud
2.Daweenta cudurada caruurta
3.Daweenta maqaarka
4.Daweenta cudurada haweenka
Waxaa ka heli kartaaa
Shaybaaro casri ah iyo ultrasound 4D oo loogu tala glay in uureyda si midib loo arko,wadnaha,xididada,taayroodka iyo dhamaan uur kujirta.
Kaalay soo gaar oo isku dawee kaarkaga caymiska caafimaad
Dr YUSUF Dr Ahmed Dhaqtarka caruurta Dalbile Radio Yusuf Mohamed Omar

30/08/2025

"Bixiyaha adeeg caafimaad oo la hubo"

20/08/2025
01/08/2025

Waxaa Gabi ahaan kusoo wareegay isbitaalka Bayaan Hospital oo leega heli karo maaalin walba laga bilaabo sabti ilaa khamiis.

30/07/2025

Kusoo booqo Dr YUSUF isbitaalka Bayaan Hospital oo kala tasho cabashadaada caafimaad.
Waa xeel dheere mudo 10 sana ah ka shaqeenayay latacaalidda bukaanada kunool magalada kismaayo iyo nawaaxigeeda

Waxaa Heegan kugu nahay Bayaan Hospital.    Nagu soo booqo bayaan hospital malin walba laga bilaabo.Maalinka sabtida ila...
28/07/2025

Waxaa Heegan kugu nahay Bayaan Hospital.


Nagu soo booqo bayaan hospital malin walba laga bilaabo.
Maalinka sabtida ilaaa khamiista.

28/07/2025

IGU SOO BOOQO Bayaan Hospital

27/07/2025

Bayaan Hospital waxaa xooga saarnay tayada qalabka caafimaad iyo shaqaale.
Ugu imow adeeg tayeysan.

20/06/2025


DONE BY Yusuf Mohamed Omar AT Daryeel Hospitals

Waxaan kugu ahay heegan inaa kaa caawiyo cabbashadaada la xiriirta xanuunada uur kujirta.
10/06/2025

Waxaan kugu ahay heegan inaa kaa caawiyo cabbashadaada la xiriirta xanuunada uur kujirta.

Address

Argo
Kismayo
00252

Telephone

+252615700250

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr YUSUF posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Dr YUSUF:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram