Kismayo Veterinary Clinics & Animal welfare

Kismayo Veterinary Clinics & Animal welfare Xanaaneenta xoolaha

Xarunta caafimadka xoolaha iyo daryeelkooda ee kismayo waxa ay bixisa adeegyada kala ah
1.Daweynta iyo talaalka xoolaha
2.Qaliinka kala duwan ee xoolaha
3.Latalinta iyo wacyi galinta xoolo dhaqatada
4.

27/05/2025

Waxaan toliin u Sameynay Ri Dan sawirka idinkaga muuqato taaas oo lagu dhuftay seeef. Fadlan ilaaali xaquuqda xoolaha una naxariiista

26/05/2025

Waxaan Qalin kusameynay Hashan duleeedka magaalada kismaayo iyada oo la dhibaateysaned cirbad meel xun laga duray markiiii danbana kuxumaaaatay.fadlan kasiiii dawada xoolaha halka saxda ah

25/05/2025

Xili shaqo Aan u tagnay xarun Geele lagu dhaqaaleyoo oo kutaalo duleedka magaalada Kismayo si an daweyn iyo qaliiin Uga so fulino halkaaas.

Xarunta daweynta xoolaha ee Kismayo aya si degdeg ah uga jawaaabtay kiiskan candho bararka ah(mastitis) Kudhacay Ri da i...
25/05/2025

Xarunta daweynta xoolaha ee Kismayo aya si degdeg ah uga jawaaabtay kiiskan candho bararka ah(mastitis) Kudhacay Ri da idinkaga muuqato sawirka walina Waxa u socotaaaa dawwwo.

Balanteenu wa badbaadinta xoolaheeena

Wali waxaa socota daweyntii xoolaha iyo Qalinadooda oo ay bixineyso xarunta xanaanada xoolaha iyo daryeeelkoooda ee Kism...
25/05/2025

Wali waxaa socota daweyntii xoolaha iyo Qalinadooda oo ay bixineyso xarunta xanaanada xoolaha iyo daryeeelkoooda ee Kismayo .
Faldan haday xoolo ka xanuunsanyihinn gaar xarunta ama waxiii degdeg ah kala xirir nambarkan 0615161672

Xarunta caafimaadka xoolaha iyo daryeelka xoolaha ee kismayo aya kabniin iyo daweyn caafimad kussameysy dameerkan oo ku ...
15/05/2025

Xarunta caafimaadka xoolaha iyo daryeelka xoolaha ee kismayo aya kabniin iyo daweyn caafimad kussameysy dameerkan oo ku dhibateysnaa magalada kismaayo .

Fadlan ilaali xuquuqda xoolaha una naxariiso

Xarunta daweynta xoolaha iyo daryeelka ee kismayo aya wali waxa si habsami leh uga socda daweynta xoolaha iyada oo midaa...
15/05/2025

Xarunta daweynta xoolaha iyo daryeelka ee kismayo aya wali waxa si habsami leh uga socda daweynta xoolaha iyada oo midaas ay wax tar weyn u leedahay xoolo dhaqadatada magalada kismayo iyo nawaaxigeeda .
Xoolo cafimad qabo wa muhimadena 1aad .

By the 5th to 6th month of pregnancy in cows, the developing calf has grown significantly and now occupies most of the a...
13/05/2025

By the 5th to 6th month of pregnancy in cows, the developing calf has grown significantly and now occupies most of the abdominal cavity. At this stage, proper nutrition, rest, and careful management become even more critical. Poor feeding during this time can affect calf development and increase the risk of complications during calving.

Xarunta daweynta iyo daryeelka kismayo wali waxa ay si wanagsan usocota daweyntiii xoolaha si ay kismayo u hesho adeega ...
13/05/2025

Xarunta daweynta iyo daryeelka kismayo wali waxa ay si wanagsan usocota daweyntiii xoolaha si ay kismayo u hesho adeega caafimadka xoolaha.

Waxii cudura xoolaha ad aragto fadlan la so wadaag xarunta si looga hortago .

Xarunta daweynta iyo daryeelka xoolaha waxu bulshada kudhaqan kismayo iyo nawaaxigeeda in ay xarunta ay wado daweynta xo...
13/05/2025

Xarunta daweynta iyo daryeelka xoolaha waxu bulshada kudhaqan kismayo iyo nawaaxigeeda in ay xarunta ay wado daweynta xoolaha ,talaalka iyo qalinanooda .
Xarunta waxa ay kutaala dhagax jabinta magalada kismayo .
Waxi emergency ah ka wac nambarkas 0615161672

Address

Dhagax Jabinta
Kismayo

Telephone

+252616877003

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kismayo Veterinary Clinics & Animal welfare posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Kismayo Veterinary Clinics & Animal welfare:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category