Kaafi Specialist Hospital

Kaafi Specialist Hospital A person who saves someone is a person who saves the entire living world.

Yoolkeena waa Caafimaadkaada

https://www.tiktok.com/?_t=ZM-8zG3NnJ5znC&_r=1

04/05/2026

Wiil yar oo qalliin guuleystay loogu sameeyey Kaafi Specialist Hospital

29/04/2026

Kaafi Specialist Hospital waxaa diyaar kuugu aha Dhakhtarka Haweenka.

28/04/2026

Bukaan laga keenay Afmadoow oo Qaliin loogu sameeyay Kaafi Specialist Hospital kismaayo

DR ABDULAAHI TIIN
.abdulahitiin

23/04/2026

Abwaan Dhiirane oo ka warbixinaya Kaafi Specialist Hospital waxyaabaha uu kala kulmay mar uu xanuunsaday.

21/04/2026

Kaafi Specialist Hospital Waxaa diyaar kugu ah Dhaqtarka QALIINKA GUUD DR Abdullaahi Tiin

Dhamaan QALIIN-MADA

15/04/2026

Isbitaalka Kaafi ee Kismaayo waxaa diyaar kuugu ah dhammaan adeegyada qalliinka ee loo aadi jiray meel ka baxsan magaalada.

04/04/2026

Bukaan muddo aan indhaha waxba ka arkin oo ka warbixinaya xaaladiisa caafimaad kadib qaliin loogu sameeyey Kaafi Specialist Hospital.

Ciid wanaagsan dhammaan umadda Islaamka ah gaar ahaan umadda Soomaaliyeed ciidaan ciida xigta Rabbi caafimaad, nabad iyo...
19/03/2026

Ciid wanaagsan dhammaan umadda Islaamka ah gaar ahaan umadda Soomaaliyeed ciidaan ciida xigta Rabbi caafimaad, nabad iyo barwaaqo hanagu gaarsiiyo.

17/03/2026

Digniin kusocota Caruurta iyo waalidiintooda maalinka Ciida.

12/03/2026

Qiimo dhimis 30% qaybta ilkaha ee Kaafi Specialist Hospital

24/02/2026

Dhammaan Macaamiisha ku xiran Isbitaalka waxaan u samaynay qiimo dhimis 30% ah Ramadaanka awgiisa.

Address

Kismayo
252

Telephone

+252612233664

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kaafi Specialist Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Kaafi Specialist Hospital:

Share

Category