Kismayo Medical Center

Kismayo Medical Center Kismayo Medical Center

Dr. Saadaam, ku takhasusay cudarada guud iyo daawanta caruurta, wuxuu hadda fadhiista Isbitaalka Kismayo Medical Center,...
24/08/2024

Dr. Saadaam, ku takhasusay cudarada guud iyo daawanta caruurta, wuxuu hadda fadhiista Isbitaalka Kismayo Medical Center, maalmaha sabtida illaa Khamiista.

Waxii faahfaahin intaa dheer kala xariir 0617989391 ama 0617989392

Soonqaad caafimaad leh ayaa idiin rajaynaynaa.   !
14/03/2024

Soonqaad caafimaad leh ayaa idiin rajaynaynaa.

!

Caafimaadka waa dareen iyo daawayn tayo leh!Nagusoo booqo xarunta Kismayo Medical Center si aad u heshid daawayn tayo le...
27/02/2024

Caafimaadka waa dareen iyo daawayn tayo leh!

Nagusoo booqo xarunta Kismayo Medical Center si aad u heshid daawayn tayo leh.

Soonqaad wanaagsan, Farxad ku sooma.
02/04/2022

Soonqaad wanaagsan, Farxad ku sooma.

Ramadaanta iyo Gubashada (Burn) Caruurta .............Waxyaabo badan ayaa lagu gubtaa ama sababikara gubashada .Waxyaaba...
29/03/2022

Ramadaanta iyo Gubashada (Burn) Caruurta .............
Waxyaabo badan ayaa lagu gubtaa ama sababikara gubashada .Waxyaabaha gubashada sababa waxaa kamid ah dabka dhuxusha ee cuntada lagu karsado, biyo kulul oo dabka saaran ama laga dajiyay, saliid kulul, korontada iyo wixii lamida .
Gubashadu maahan wax sahlan waxay sababi kartaa dhimasho ,dhaawac xun ​illaa xubnaha qaar aay naafo noqdaan.
Gubashada sidaas oo kale waxay noqonkartaa mid sahlan oo waxay kuxidhantahay hadba saameenta uu dabku kuyeesho jidhka .
Bisha Ramadaan waa bisha aay caruurtu ugu gubasho badanyihi​in sidaas owgeed waa in aanu muujinaa feejignaan dheeri ah hadduu Alle nagaarsiiyo bisha barakeesan.
Ka hortagga ayaa dawaynta kafiican .
Haddi aay dhacdo in ubadkaaga mid kamida uu gubto fadlan gaadhsii ama tus dhaqtar si looqiimeeyo xaalkiisa loogana hortago waxyeelada kale ee uu dabku leeyahay sida caabuq kudhasha jidhka .

Dr Fariid ,dhaqtarka caruurta .

Bukaan jiif 24-saac ah. Fadlan lasoo xiriir numberka 0617989391
18/06/2021

Bukaan jiif 24-saac ah. Fadlan lasoo xiriir numberka 0617989391

Ciid wanaagsan oo barakaysan. Waxaan idin wada rajaynaynaa in sannadkaan sannadkiis nabad nagu gaarsiiyo iyo in Illaahay...
13/05/2021

Ciid wanaagsan oo barakaysan. Waxaan idin wada rajaynaynaa in sannadkaan sannadkiis nabad nagu gaarsiiyo iyo in Illaahay naga dhigo kuwooda naarta lagu xoreeyo oo jannada loogu abaal gudu acmaashooda. Aamiin! Aamiin! Aamiin!
Fadlan nagu soo booqda xarunteena Suuq weyne, kasoo horjeedka masaajidka.

Ramadaan Mubaarak
12/04/2021

Ramadaan Mubaarak

Waxaan idinku bishaaraynaa bisha barakaysan oo Ramadaan qiimo dhimis gaar ah macaamiisha Kismayo Medical Center. Aragtid...
11/04/2021

Waxaan idinku bishaaraynaa bisha barakaysan oo Ramadaan qiimo dhimis gaar ah macaamiisha Kismayo Medical Center.
Aragtida dhakhaatiirta waa bilaash iyo qiimo dhimis boqolkii labaatan qarashka shaybaarka.
Nagu soo booqda xarunteena Suuq weyne.

Adeega IsbitaalkaIsbitaalka waxa uu bixiyaa adeeg tayo sare leh, daryeel shaqsiyeed oo hab casri ah iyo jawi degan oo ta...
30/03/2021

Adeega Isbitaalka
Isbitaalka waxa uu bixiyaa adeeg tayo sare leh, daryeel shaqsiyeed oo hab casri ah iyo jawi degan oo taageero leh kaasoo hagayo bukaanka iyo eheladiisa tallaabo kasto oo marayo. Fadlan nagu soo booqda xarunteena Suuq Weyn, kasoo horjeedka Masjidka Suuq Weyne.

Address

Suuq Weyne, Calanley
Kismayo
003

Opening Hours

Monday 07:00 - 19:30
Tuesday 07:00 - 19:30
Wednesday 07:00 - 19:30
Thursday 07:00 - 19:00
Saturday 07:00 - 19:30
Sunday 07:00 - 19:30

Telephone

+252617989391

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kismayo Medical Center posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Kismayo Medical Center:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category