Lasanod Medical Center

Lasanod Medical Center Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Lasanod Medical Center, Medical and health, Laascaanood.

03/01/2026

Dr Nadaara oo ah khabiir ku takhasusay neerfaha iyo waalida ayaa kaaga hawl gelaya lasanod medical. Dhakhtarku wuxu wataa kambayurka neerfaha iyo dawooyin tayo leh.
Isdiwaan gelintu waxay Ka socotaa laascanood Medical center.
Wixii faahfaahin ah kala xiriir 0633173333/ 4923095

23/12/2025
30/11/2025
30/11/2025

Adeeg heer Sare oo ay Lasanod medical center Idiin diyaarisay.

17/11/2025

Laascanood Medical Center oo Adeeg cusub kuu diyaarisay.

22/09/2025

Waxaad si joogto ah uga helaysaa las-anod medical center dhakhtarkii neerfaha.
Wixii faahfaahin ah kala xiriir 0634923095

30/01/2025

Waxay xarunta lascanod medical ugu baaqaysaa bulshada ssc ka faaiidaysiga dhakhtarka neerfaha iyo dhimirka

20/01/2025

Xarunta lascanod medical center waxay soo kordhisey qaybta dhimirka & neerfaha waxaana ka howl galidoona dhakhtar ah khabiir mudo dheerna kasoo shaqeenayey xanuunada neerfaha iyo dhimirka.

Address

Laascaanood

Telephone

+252633173333

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Lasanod Medical Center posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Lasanod Medical Center:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram