02/05/2026
Maamulka cusbitaalka Somali Higher Hospital waxa uu hambalyo iyo bogaadin u dirayaa dhammaan shaqaale weynaha adduunka gaar ahaan hawlwadeennada xirfadda leh ee ka hawl gala cusbitaalka. waxa aan si gaar ah idiinku bogaadinaynaa daryeelka joogtada ah ee aad bukaannada siisaan iyo sida hagar li'ida ah ee aad ugu heellan tihiin badqabkooda.